{"id":153757,"date":"2020-12-03T12:07:13","date_gmt":"2020-12-03T09:07:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153757"},"modified":"2020-12-03T12:07:13","modified_gmt":"2020-12-03T09:07:13","slug":"barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/","title":{"rendered":"Barlamaanka Puntland oo 8 xildhibaan xasaanadii kaqaaday"},"content":{"rendered":"<div align=\"justify\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153758\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020123637425594170526139.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"327\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020123637425594170526139.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020123637425594170526139-300x149.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020123637425594170526139-324x160.jpg 324w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta xasaanada kala laabtay tiro 8 Xildhibaan ah oo lagu soo eedeeyay falal ka dhan ah jebinta xeer hoosaadka Anshaxa gollaha wakiiladda dowladda Puntland.<\/p>\n<p>35 Mudane ayaa gacanta u taagay in xilka laga xayuubiyo oo kalsoonida lagala noqday. Waxaa diiday saddex Mudane.\u00a0 Hal Xildhibaana ayaa ka aamusay.<\/p>\n<p><b>Xildhibaanadaas oo magacyadoodu kala yihiin:-<\/b><\/p>\n<p>1.Xildhinaan Cabdijamal Cismaan<\/p>\n<p>2.Xildhibaan Cabdiqani surato<\/p>\n<p>3.Xildhibaan Muuse Jajabsay<\/p>\n<p>4.Xildhibaan Baduugaaye<\/p>\n<p>5.Xildhibaan Maxamuud Maxamed Barre<\/p>\n<p>6.Xildhibaan Saleeban Faarax.<\/p>\n<p>7.Xildhibaan Cabdiraxman Dhoore<\/p>\n<p>8.Xildhibaan Maxamud Axmed Caalim.<\/p>\n<p>Ka hor intii aan laga ceyrin shaqada xubnahani waxaa fashilmay dadaalo ay wadeen guddiyo ka tirsan isla gudaha baarlamanka kuwaas oo xal u waayay eedeymaha loo haystay mudanayaashaan oo ay ka mid yihiin iska horkeen gollaha dhexdiisa, abaabulka fawdooyin laga soo maleegay gacmo ka baxsan siyaasada Puntland.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta xasaanada kala laabtay tiro 8 Xildhibaan ah oo lagu soo eedeeyay falal ka dhan ah jebinta xeer hoosaadka Anshaxa gollaha wakiiladda dowladda Puntland. 35 Mudane ayaa gacanta u taagay in xilka laga xayuubiyo oo kalsoonida lagala noqday. Waxaa diiday saddex Mudane.\u00a0 Hal Xildhibaana ayaa ka aamusay. Xildhibaanadaas oo magacyadoodu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153758,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Barlamaanka Puntland oo 8 xildhibaan xasaanadii kaqaaday - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Barlamaanka Puntland oo 8 xildhibaan xasaanadii kaqaaday - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta xasaanada kala laabtay tiro 8 Xildhibaan ah oo lagu soo eedeeyay falal ka dhan ah jebinta xeer hoosaadka Anshaxa gollaha wakiiladda dowladda Puntland. 35 Mudane ayaa gacanta u taagay in xilka laga xayuubiyo oo kalsoonida lagala noqday. Waxaa diiday saddex Mudane.\u00a0 Hal Xildhibaana ayaa ka aamusay. Xildhibaanadaas oo magacyadoodu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-03T09:07:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020123637425594170526139.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"327\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/\",\"name\":\"Barlamaanka Puntland oo 8 xildhibaan xasaanadii kaqaaday - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020123637425594170526139.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-03T09:07:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020123637425594170526139.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020123637425594170526139.jpg\",\"width\":660,\"height\":327},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Barlamaanka Puntland oo 8 xildhibaan xasaanadii kaqaaday\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Barlamaanka Puntland oo 8 xildhibaan xasaanadii kaqaaday - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Barlamaanka Puntland oo 8 xildhibaan xasaanadii kaqaaday - Wardoon","og_description":"Baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta xasaanada kala laabtay tiro 8 Xildhibaan ah oo lagu soo eedeeyay falal ka dhan ah jebinta xeer hoosaadka Anshaxa gollaha wakiiladda dowladda Puntland. 35 Mudane ayaa gacanta u taagay in xilka laga xayuubiyo oo kalsoonida lagala noqday. Waxaa diiday saddex Mudane.\u00a0 Hal Xildhibaana ayaa ka aamusay. Xildhibaanadaas oo magacyadoodu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-03T09:07:13+00:00","og_image":[{"width":660,"height":327,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020123637425594170526139.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/","name":"Barlamaanka Puntland oo 8 xildhibaan xasaanadii kaqaaday - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020123637425594170526139.jpg","datePublished":"2020-12-03T09:07:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020123637425594170526139.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/2020123637425594170526139.jpg","width":660,"height":327},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/barlamaanka-puntland-oo-8-xildhibaan-xasaanadii-kaqaaday\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Barlamaanka Puntland oo 8 xildhibaan xasaanadii kaqaaday"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153757"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153757"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153759,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153757\/revisions\/153759"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}