{"id":153926,"date":"2020-12-07T12:20:39","date_gmt":"2020-12-07T09:20:39","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153926"},"modified":"2020-12-07T12:21:24","modified_gmt":"2020-12-07T09:21:24","slug":"farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo diiday qodobo ay hor-dhigeen bulshada rayidka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153927\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"509\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530-300x239.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530-528x420.png 528w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Shir gaar ah oo u dhaxeeyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo xubno ka socday qeybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa la sheegay in uu ku soo dhamaaday natiijo la\u2019aan.<\/p>\n<p>Shirkan oo dhacay bartamaha toddobaadkii hore, xili habeen saq-dhexe ah ayaa la sheegay in madaxweyne Farmaajo laga dalbaday 4 qodob, waxaana la sheegay inuu diiday dhamaantood.<\/p>\n<p>Xubno ka mid ah guddiga la kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in ay kala hadleen.<\/p>\n<p>1 \u2013 Inuu guddiyada doorashada ka saaro xubnaha askarta, shaqaalaha dowladda iyo taageerayaashiisa ah ee la yaqaano ama la soo gudbiyey magacyadooda, si loo dhameeyo buuqa doorashada.<\/p>\n<p>2 \u2013 Inuu la fariisto xubnaha mucaaradka gaar ahaan musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo muddooyinkii la soo dhaafay shirar ku lahaa Muqdisho.<\/p>\n<p>3 \u2013 Inuu dhaqan geliyo qodobadii lagu heshiiyay ee doorashada, gaar ahaan arrimaha quseeya gobalka Gedo maadaama ay Jubaland sheegtay in looga baxay heshiis hore looga gaaray arrimaha Gobalka Gedo.<\/p>\n<p>4 \u2013 Iyo in doorashada waqtigeeda ku qabsoonta si loo ilaaliyo xasiloonida dalka, inkasta oo tan ay mid hadda aan suurta-gal aheyn maadaama bil ka badan dib loo dhacay, mar horeba.<\/p>\n<p>Qaar ka mid ah dadkii kulankan goob joog ahaa ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu aad u dhibsaday dalabka xubnahaan isagoo sheegay intaan xitaa haddii uu sidan sameeyo ay mucaaradka la iman doonaan dalabyo kale.<\/p>\n<p>\u201cAnnaga waxaan u sheegnay in aanan lacag ka rabin, xilna ka rabin waxa aan wadnana ay yihiin waxa dhabta ah ee dalka ka jiro, balse fadhiga ayuu nooga kacay xataa kulankaas lama baahin meel lagu soo qorayna maleh, taas ayaana kuu cadeyneyso inuu ka xumaaday wixii aan u sheegnay,\u201d ayuu yiri mid kamid mas\u2019uuliyiintii kulankaas ka qeyb galay.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shir gaar ah oo u dhaxeeyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo xubno ka socday qeybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa la sheegay in uu ku soo dhamaaday natiijo la\u2019aan. Shirkan oo dhacay bartamaha toddobaadkii hore, xili habeen saq-dhexe ah ayaa la sheegay in madaxweyne Farmaajo laga dalbaday 4 qodob, waxaana la sheegay inuu diiday dhamaantood. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153927,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153926","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo diiday qodobo ay hor-dhigeen bulshada rayidka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo diiday qodobo ay hor-dhigeen bulshada rayidka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Shir gaar ah oo u dhaxeeyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo xubno ka socday qeybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa la sheegay in uu ku soo dhamaaday natiijo la\u2019aan. Shirkan oo dhacay bartamaha toddobaadkii hore, xili habeen saq-dhexe ah ayaa la sheegay in madaxweyne Farmaajo laga dalbaday 4 qodob, waxaana la sheegay inuu diiday dhamaantood. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-07T09:20:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-07T09:21:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"509\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/\",\"name\":\"Farmaajo oo diiday qodobo ay hor-dhigeen bulshada rayidka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png\",\"datePublished\":\"2020-12-07T09:20:39+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-07T09:21:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png\",\"width\":640,\"height\":509},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo diiday qodobo ay hor-dhigeen bulshada rayidka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo diiday qodobo ay hor-dhigeen bulshada rayidka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo diiday qodobo ay hor-dhigeen bulshada rayidka - Wardoon","og_description":"Shir gaar ah oo u dhaxeeyay Madaxweynaha Soomaaliya iyo xubno ka socday qeybaha kala duwan ee Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa la sheegay in uu ku soo dhamaaday natiijo la\u2019aan. Shirkan oo dhacay bartamaha toddobaadkii hore, xili habeen saq-dhexe ah ayaa la sheegay in madaxweyne Farmaajo laga dalbaday 4 qodob, waxaana la sheegay inuu diiday dhamaantood. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-07T09:20:39+00:00","article_modified_time":"2020-12-07T09:21:24+00:00","og_image":[{"width":640,"height":509,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/","name":"Farmaajo oo diiday qodobo ay hor-dhigeen bulshada rayidka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png","datePublished":"2020-12-07T09:20:39+00:00","dateModified":"2020-12-07T09:21:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Farmaajo-e1486644390530.png","width":640,"height":509},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-qodob-oo-ay-hor-dhigeen-bulshada-rayidka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo diiday qodobo ay hor-dhigeen bulshada rayidka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153926"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153926"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153926\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153929,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153926\/revisions\/153929"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153927"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153926"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153926"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153926"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}