{"id":153970,"date":"2020-12-08T12:37:07","date_gmt":"2020-12-08T09:37:07","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=153970"},"modified":"2020-12-08T12:37:07","modified_gmt":"2020-12-08T09:37:07","slug":"ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/","title":{"rendered":"Ciidamo saaka lagu daadiyey Suuqyada Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-153972\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/daraawiish.png\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"378\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/daraawiish.png 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/daraawiish-300x177.png 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/>Suuqyada Magaalada Boosaaso ayaa waxaa saaka lagu daadiyey ciidamo kala duwan oo ka tirsan kuwa Amniga Puntland, iyagoo fulinaya amar ka soo baxay maamulka oo ku saabsanaa in la qaato shilinka Soomaaliga.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa ka shaqeynaya socodsiinta ama qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga ah oo maalmihii u dambeeyay laga diidanaa magaalada Boosaaso ka dib markii sarifka Dollarka uu heerkii ugu sareeyey gaaray.<\/p>\n<p>Saraakiisha Ciidamada ayaa Ganacsatada iyo dadka kaleba ku amraya inay qaataan lacagta Shillinka Soomaaliga ah, isla markaana qofkii diida laga qaadayo tallaabo adag<\/p>\n<p>Boosaaso iyo degaano kale oo ka tirsan maamulka Puntland waxaa ka dhacayay bannaanbaxyo looga cabanayo sicir-barar xoog leh oo saameeyey maciishada, sidoo kalena lagu diidanaa go\u2019aankii Madaxweyne Deni ku amray in kastamka canshuuraha dekedda Boosaaso aan lagu qaadi karin Shiling Soomaali.<\/p>\n<p>Puntland ayaa wada dedaalo lagu doonayo in sare loogu qaado qiimaha shilinka Soomaaliga, waxaana amaro arrintaas la xiriira lagu soo rogay shirkadaha isgaarsiinta ee bixiya adeegyada lacagaha la iskugu diro telefanada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Suuqyada Magaalada Boosaaso ayaa waxaa saaka lagu daadiyey ciidamo kala duwan oo ka tirsan kuwa Amniga Puntland, iyagoo fulinaya amar ka soo baxay maamulka oo ku saabsanaa in la qaato shilinka Soomaaliga. Ciidamada ayaa ka shaqeynaya socodsiinta ama qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga ah oo maalmihii u dambeeyay laga diidanaa magaalada Boosaaso ka dib markii sarifka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":153972,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-153970","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ciidamo saaka lagu daadiyey Suuqyada Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo saaka lagu daadiyey Suuqyada Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Suuqyada Magaalada Boosaaso ayaa waxaa saaka lagu daadiyey ciidamo kala duwan oo ka tirsan kuwa Amniga Puntland, iyagoo fulinaya amar ka soo baxay maamulka oo ku saabsanaa in la qaato shilinka Soomaaliga. Ciidamada ayaa ka shaqeynaya socodsiinta ama qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga ah oo maalmihii u dambeeyay laga diidanaa magaalada Boosaaso ka dib markii sarifka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-08T09:37:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/daraawiish.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"378\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/\",\"name\":\"Ciidamo saaka lagu daadiyey Suuqyada Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/daraawiish.png\",\"datePublished\":\"2020-12-08T09:37:07+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/daraawiish.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/daraawiish.png\",\"width\":640,\"height\":378},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamo saaka lagu daadiyey Suuqyada Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo saaka lagu daadiyey Suuqyada Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ciidamo saaka lagu daadiyey Suuqyada Boosaaso - Wardoon","og_description":"Suuqyada Magaalada Boosaaso ayaa waxaa saaka lagu daadiyey ciidamo kala duwan oo ka tirsan kuwa Amniga Puntland, iyagoo fulinaya amar ka soo baxay maamulka oo ku saabsanaa in la qaato shilinka Soomaaliga. Ciidamada ayaa ka shaqeynaya socodsiinta ama qaadashada Lacagta Shilin Soomaaliga ah oo maalmihii u dambeeyay laga diidanaa magaalada Boosaaso ka dib markii sarifka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-08T09:37:07+00:00","og_image":[{"width":640,"height":378,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/daraawiish.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/","name":"Ciidamo saaka lagu daadiyey Suuqyada Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/daraawiish.png","datePublished":"2020-12-08T09:37:07+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/daraawiish.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/daraawiish.png","width":640,"height":378},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ciidamo-saaka-lagu-daadiyey-suuqyada-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamo saaka lagu daadiyey Suuqyada Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153970"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=153970"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153970\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":153973,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/153970\/revisions\/153973"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/153972"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=153970"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=153970"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=153970"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}