{"id":154300,"date":"2020-12-15T13:52:24","date_gmt":"2020-12-15T10:52:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154300"},"modified":"2020-12-15T13:52:24","modified_gmt":"2020-12-15T10:52:24","slug":"wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Wararkii u dambeeyay xaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154281\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"718\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n-300x224.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n-768x574.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n-265x198.jpg 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n-696x521.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n-562x420.jpg 562w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/>Xaalad kacsanaan ayaa ka jirta magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo fara badan oo gaadiidka dagaal wata la dhigay waddooyinka qaar, si looga hortago bannaan baxyo ka socda xaafadaha Muqdisho.<\/p>\n<p>Ciidamada ayaa isugu jira Boolis iyo milateri la dhigay wadada Maka al-mukarama, wadada hormarta Madaxtooyada iyo qeybo kale.<\/p>\n<p>Xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa waxaa saaka ka bilowday bannaan bax ay dhigayaan dad isugu jira haween iyo rag.<\/p>\n<p>Inkastoo bannaan baxa aanu aheyn mid weyn, sidii la filayay aanu u qabsoomin, kaddib markii dowladdu ka war heshay jidadka la dhigay ciidamo.<\/p>\n<p>Xaafado ka tirsan degmooyinka Kaaraan iyo Yaaqshiid ayaa lagu arkay dibad baxyada iyo dad wata boorar ay ku qoran yihiin halku dhigyo kala duwan oo ka dhan ah boobka doorashada.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan kuwa Amniga ayaa rasaaseeyay dadweyne isugu soo baxay Isgoyska Fagax, waxaana rasaasta ka dhashay dhaawacyo illaa labo qof ah.<\/p>\n<p>Goobjoogayaal ayaa sheegaya in dadka ku bannaan baxayay xaafado ka tirsan degmada Yaaqshiid ay la socdaan ciidamo hubeysan.<\/p>\n<p>Khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya dowladda iyo mucaaradka ee ku aadan hannaanka doorashada ayaa laga cabsi qabaa inuu sababo qalalaase siyaasadeed iyo mid amni daro.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaalad kacsanaan ayaa ka jirta magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo fara badan oo gaadiidka dagaal wata la dhigay waddooyinka qaar, si looga hortago bannaan baxyo ka socda xaafadaha Muqdisho. Ciidamada ayaa isugu jira Boolis iyo milateri la dhigay wadada Maka al-mukarama, wadada hormarta Madaxtooyada iyo qeybo kale. Xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa waxaa saaka ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154281,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154300","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii u dambeeyay xaalada Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii u dambeeyay xaalada Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaalad kacsanaan ayaa ka jirta magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo fara badan oo gaadiidka dagaal wata la dhigay waddooyinka qaar, si looga hortago bannaan baxyo ka socda xaafadaha Muqdisho. Ciidamada ayaa isugu jira Boolis iyo milateri la dhigay wadada Maka al-mukarama, wadada hormarta Madaxtooyada iyo qeybo kale. Xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa waxaa saaka ka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-15T10:52:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"718\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/\",\"name\":\"Wararkii u dambeeyay xaalada Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-15T10:52:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":718},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii u dambeeyay xaalada Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii u dambeeyay xaalada Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii u dambeeyay xaalada Muqdisho - Wardoon","og_description":"Xaalad kacsanaan ayaa ka jirta magaalada Muqdisho, iyadoo ciidamo fara badan oo gaadiidka dagaal wata la dhigay waddooyinka qaar, si looga hortago bannaan baxyo ka socda xaafadaha Muqdisho. Ciidamada ayaa isugu jira Boolis iyo milateri la dhigay wadada Maka al-mukarama, wadada hormarta Madaxtooyada iyo qeybo kale. Xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho ayaa waxaa saaka ka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-15T10:52:24+00:00","og_image":[{"width":960,"height":718,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/","name":"Wararkii u dambeeyay xaalada Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n.jpg","datePublished":"2020-12-15T10:52:24+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131426636_769518640629707_7330485819967691921_n.jpg","width":960,"height":718},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-u-dambeeyay-xaalada-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii u dambeeyay xaalada Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154300"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154300"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154300\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154301,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154300\/revisions\/154301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154281"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154300"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154300"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154300"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}