{"id":154379,"date":"2020-12-16T22:01:06","date_gmt":"2020-12-16T19:01:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154379"},"modified":"2020-12-16T22:01:06","modified_gmt":"2020-12-16T19:01:06","slug":"turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/","title":{"rendered":"Turkiga oo la saftay Farmajo taageerayna gudiga doorashada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154381\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201216637437073680858607.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"542\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201216637437073680858607.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201216637437073680858607-300x246.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201216637437073680858607-511x420.jpg 511w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Midowga musharixiinta mucaaradka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay kulan Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya uu ka qaatay Guddoomiyaha Guddiyada lagu muaran yahay ee doorashooyinka heer Federaalka.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ka soo baxay miwoga musharixiinta ayaa waxaa lagu sheegay inay ka xun yihiin taageerada iyo boggaadinta Turkiga u muujiyay Guddiga doorashada ay magacaawday Xukuumadda Soomaaliya, kaasi oo siweyn uga soo horjeedan Musharaxiinta.<\/p>\n<p>Musharaxiinta ayaa ugu baaqay Safiirka Turkiga ee Soomaaliya inuu dhex dhexaad ka noqdo arrimaha la xiriira doorashada Soomaaliya, isla markaana masaafo simman u jirsado Madaxweyne Maxamed cabdullaahi Farmaajo iyo Musharaxiinta kale.<\/p>\n<p>Ugu dambayntiina bayaanka ka soo baxay miwga musharixiinta madaxtinimada Soomaaliya ee fadhigoodu yahay Muqdisho ayaa waxaa loogu mahadceliyay taageerada joogtada ee dowladda Turkiga la garab taagan yahay shacabka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><strong>AKHRISO<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154380\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mu.jpg\" alt=\"\" width=\"685\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mu.jpg 685w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mu-214x300.jpg 214w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Mu-300x420.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 685px) 100vw, 685px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Midowga musharixiinta mucaaradka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay kulan Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya uu ka qaatay Guddoomiyaha Guddiyada lagu muaran yahay ee doorashooyinka heer Federaalka. War qoraal ah oo ka soo baxay miwoga musharixiinta ayaa waxaa lagu sheegay inay ka xun yihiin taageerada iyo boggaadinta Turkiga u muujiyay Guddiga doorashada ay magacaawday Xukuumadda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154381,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154379","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Turkiga oo la saftay Farmajo taageerayna gudiga doorashada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Turkiga oo la saftay Farmajo taageerayna gudiga doorashada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Midowga musharixiinta mucaaradka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay kulan Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya uu ka qaatay Guddoomiyaha Guddiyada lagu muaran yahay ee doorashooyinka heer Federaalka. War qoraal ah oo ka soo baxay miwoga musharixiinta ayaa waxaa lagu sheegay inay ka xun yihiin taageerada iyo boggaadinta Turkiga u muujiyay Guddiga doorashada ay magacaawday Xukuumadda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-16T19:01:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201216637437073680858607.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"542\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/\",\"name\":\"Turkiga oo la saftay Farmajo taageerayna gudiga doorashada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201216637437073680858607.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-16T19:01:06+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201216637437073680858607.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201216637437073680858607.jpg\",\"width\":660,\"height\":542},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Turkiga oo la saftay Farmajo taageerayna gudiga doorashada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Turkiga oo la saftay Farmajo taageerayna gudiga doorashada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Turkiga oo la saftay Farmajo taageerayna gudiga doorashada - Wardoon","og_description":"Midowga musharixiinta mucaaradka ah ee Soomaaliya ayaa ka hadlay kulan Safiirka dowladda Turkiga ee Soomaaliya uu ka qaatay Guddoomiyaha Guddiyada lagu muaran yahay ee doorashooyinka heer Federaalka. War qoraal ah oo ka soo baxay miwoga musharixiinta ayaa waxaa lagu sheegay inay ka xun yihiin taageerada iyo boggaadinta Turkiga u muujiyay Guddiga doorashada ay magacaawday Xukuumadda [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-16T19:01:06+00:00","og_image":[{"width":660,"height":542,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201216637437073680858607.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/","name":"Turkiga oo la saftay Farmajo taageerayna gudiga doorashada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201216637437073680858607.jpg","datePublished":"2020-12-16T19:01:06+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201216637437073680858607.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/20201216637437073680858607.jpg","width":660,"height":542},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/turkiga-oo-la-saftay-farmajo-taageerayna-gudiga-doorashada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Turkiga oo la saftay Farmajo taageerayna gudiga doorashada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154379"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154379"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154379\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154382,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154379\/revisions\/154382"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154381"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154379"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154379"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154379"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}