{"id":154509,"date":"2020-12-18T13:01:04","date_gmt":"2020-12-18T10:01:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154509"},"modified":"2020-12-18T13:01:04","modified_gmt":"2020-12-18T10:01:04","slug":"daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Odowaa \u201cDadka waa sabrayaan illaa laga gaarayo 8 Febraayo\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154510\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201217-232626_Facebook-696x391-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"391\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201217-232626_Facebook-696x391-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201217-232626_Facebook-696x391-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Xildhibaan C\/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo loo heysto wixii dambi ah ee dalka ka dhaca, meel la isaga harayana aysan jirin, isagoo uga digay ciidamada amniga inay dadka shacabka dhibaateeyaan.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay Munaasabada saddex sano guuradii ka soo wareegatay weerarkii lagu qaaday Hoyga Hoggaamiyaha Xisbiga Wadaji, isagoo uga mahadceliyay xisbiga inay diideen inay iloobaan dadkii lagu laayay weerarkaas.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo la doortay, lana soo dhoweeyay, markii uu dalka imaanayay loo bannaan baxay, cid ka hortimid aysan jirin, hase ahaatee waxaa uu xusay in maanta aan laga yeeleyn inuu dadka caburiyo oo inay bannaan baxaan u diiday.<\/p>\n<p>\u201cAdduunka nidaamka dimoqraadiga ayay Kelitisnimada ku yimaadaan, isla nidaamka dimoqraadigaas ayay burburiyaan, yey inaga noqon Farmaajo waa la doortay keli talis ma ahan\u201dayuu<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in shacabka ay sabrayaan illaa laga gaarayo 8 febraayo, wixii ka dambeeyana sharciga loo siman yahay.<\/p>\n<p>\u201cFarmaajo waa fahansanahay, qof yeeleysa ma jirto, dadka waa sabrayaan, 8 februayo ayaa la isla sugayaa, wixii 8 Febraayo ka dambeeyo sharciga loo siman yahay\u201dayuu yiri C\/raxmaan Odowaa.<\/p>\n<p>Waxaa uu sheegay in Madaxweyne Farmaajo loo baahan yahay in uusan dadka dibad baxaya laayo, ama u diido dadka inay dibad baxaan, haddii shalay isaga uu bannaan bixi jiray.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa kula talinayaa Madaxweynaha miirkaas ha soo laabto 53 maalmood ayaa u dhiman, intaas u dhiman waxaa laga rabaa dib u heshiisiin iyo towbad keen haku dhameeyo, dadka inuu ka xishooda ayadoo dadka xanaaq u qabaan haddii uu meesha ka tago liis ayay dadka la soo baxayaan dambiga uu galay, xitaa gabadhii umusha aheyd ee wadada ku dhalay waa loo heystaa\u201d<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/HUuANALq-ss\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaan C\/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo loo heysto wixii dambi ah ee dalka ka dhaca, meel la isaga harayana aysan jirin, isagoo uga digay ciidamada amniga inay dadka shacabka dhibaateeyaan. Isagoo ka hadlayay Munaasabada saddex sano guuradii ka soo wareegatay weerarkii lagu qaaday Hoyga Hoggaamiyaha Xisbiga Wadaji, isagoo uga mahadceliyay xisbiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154510,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154509","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Odowaa \u201cDadka waa sabrayaan illaa laga gaarayo 8 Febraayo\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Odowaa \u201cDadka waa sabrayaan illaa laga gaarayo 8 Febraayo\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xildhibaan C\/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo loo heysto wixii dambi ah ee dalka ka dhaca, meel la isaga harayana aysan jirin, isagoo uga digay ciidamada amniga inay dadka shacabka dhibaateeyaan. Isagoo ka hadlayay Munaasabada saddex sano guuradii ka soo wareegatay weerarkii lagu qaaday Hoyga Hoggaamiyaha Xisbiga Wadaji, isagoo uga mahadceliyay xisbiga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-18T10:01:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201217-232626_Facebook-696x391-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"391\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/\",\"name\":\"DAAWO:-Odowaa \u201cDadka waa sabrayaan illaa laga gaarayo 8 Febraayo\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201217-232626_Facebook-696x391-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-18T10:01:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201217-232626_Facebook-696x391-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201217-232626_Facebook-696x391-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":391},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Odowaa \u201cDadka waa sabrayaan illaa laga gaarayo 8 Febraayo\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Odowaa \u201cDadka waa sabrayaan illaa laga gaarayo 8 Febraayo\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Odowaa \u201cDadka waa sabrayaan illaa laga gaarayo 8 Febraayo\u201d - Wardoon","og_description":"Xildhibaan C\/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo loo heysto wixii dambi ah ee dalka ka dhaca, meel la isaga harayana aysan jirin, isagoo uga digay ciidamada amniga inay dadka shacabka dhibaateeyaan. Isagoo ka hadlayay Munaasabada saddex sano guuradii ka soo wareegatay weerarkii lagu qaaday Hoyga Hoggaamiyaha Xisbiga Wadaji, isagoo uga mahadceliyay xisbiga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-18T10:01:04+00:00","og_image":[{"width":696,"height":391,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201217-232626_Facebook-696x391-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/","name":"DAAWO:-Odowaa \u201cDadka waa sabrayaan illaa laga gaarayo 8 Febraayo\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201217-232626_Facebook-696x391-1.jpg","datePublished":"2020-12-18T10:01:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201217-232626_Facebook-696x391-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201217-232626_Facebook-696x391-1.jpg","width":696,"height":391},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-odowaa-dadka-waa-sabrayaan-illaa-laga-gaarayo-8-febraayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Odowaa \u201cDadka waa sabrayaan illaa laga gaarayo 8 Febraayo\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154509"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154509"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154511,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154509\/revisions\/154511"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154510"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}