{"id":154517,"date":"2020-12-18T20:01:16","date_gmt":"2020-12-18T17:01:16","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154517"},"modified":"2020-12-18T20:04:54","modified_gmt":"2020-12-18T17:04:54","slug":"taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/","title":{"rendered":"Taliyihii Qaybta 21-aad,Taliyihii Ciidanka Danab Qaybta Galmudug oo goob qura kudhintay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154518\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page-2.jpg\" alt=\"\" width=\"404\" height=\"404\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page-2.jpg 404w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page-2-300x300.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page-2-150x150.jpg 150w\" sizes=\"(max-width: 404px) 100vw, 404px\" \/>Faah-faahino dheeriya kasoo baxaya qarax ismiidaamin ahaa oo saacado ka hor ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee qeybta maamulka Galmudug, xili uu isla maanta gaaray magaaladaasi Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa ka dhacay irida hore ee garoonka Cabdullaahi Ciise oo ay ka socotay munaasibad lagu soo dhaweynayay Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble, oo isagu laftigiisu ku soo wajahnaa goobtaas, hase yeeshe uu dhacay ka hor inta uusan tagin<\/p>\n<p>Waxa ka dhashay qaraxaas khasaaro badan oo isugu jira dhaawac iyo dhimasho, iyada oo ila hadda la xaqiijiyey in uu qaraxaas ku dhintay duqii hore ee Gaalkacyo ee qeybta Puntland, Maxamuud Yaasiin Axmed Tumay.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa qaraxa ku dhintay Taliyihii Qaybta 21-aad ee Ciidamada Milateriga Soomaaliya Gen. Cabdicasiis Cabdullaahi (Qooje Dagaari), Taliyihii Ciidanka Danab Qaybta Galmudug Gaashaanle Mukhtaar Cabdi Aaden, iyo Taliye ku-xigeenkii ciidanka Danab ee Gaalkacyo Marsho Mire oo isaguna ku sugnaa goobtaasi.<\/p>\n<p>Sidoo kale, askar iyo dad shacab ah ayaa la sheegay in dhimasho iyo dhaawac kala duwan ka soo gaaray qaraxaas oo lala beegsaday soo dhoweynta Ra\u2019iisul wasaare Rooble oo Galabta soo gaaray Gaalkacyo gaar ahaanna dhinaca Koonfurta Gaalkacyo.<\/p>\n<p>Qaraxa ayaa dhacay xili ay garoonka ka socotay soo dhaweynta Ra\u2019iisal wasaaraha, iyada oo ay ku wada sugnaayeen saraakiil, mas\u2019uuliyiin iyo dadweyne badan oo qeyb ka ahaa soo dhaweyntaasi.<\/p>\n<p>Mana jiro ilaa hadda war kasoo baxay dowladda federaalka, maamulka Galmudug iyo laamaha amniga oo ku aadan qaraxa galinkii dambe ee maanta ruxay magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154521\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131927958_3731812116861600_8037409701910602230_n.jpg\" alt=\"\" width=\"465\" height=\"309\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131927958_3731812116861600_8037409701910602230_n.jpg 465w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131927958_3731812116861600_8037409701910602230_n-300x199.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 465px) 100vw, 465px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154522\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930934_3731812040194941_8071549063155720346_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"959\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930934_3731812040194941_8071549063155720346_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930934_3731812040194941_8071549063155720346_n-300x300.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930934_3731812040194941_8071549063155720346_n-150x150.jpg 150w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930934_3731812040194941_8071549063155720346_n-768x767.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930934_3731812040194941_8071549063155720346_n-696x695.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131930934_3731812040194941_8071549063155720346_n-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154523\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131977995_3731811766861635_7270532577465396906_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"480\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131977995_3731811766861635_7270532577465396906_n.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131977995_3731811766861635_7270532577465396906_n-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131977995_3731811766861635_7270532577465396906_n-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/131977995_3731811766861635_7270532577465396906_n-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154524\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132011637_3731811883528290_231576118652294723_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132011637_3731811883528290_231576118652294723_n.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132011637_3731811883528290_231576118652294723_n-300x300.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132011637_3731811883528290_231576118652294723_n-150x150.jpg 150w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132011637_3731811883528290_231576118652294723_n-696x696.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/132011637_3731811883528290_231576118652294723_n-420x420.jpg 420w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Faah-faahino dheeriya kasoo baxaya qarax ismiidaamin ahaa oo saacado ka hor ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee qeybta maamulka Galmudug, xili uu isla maanta gaaray magaaladaasi Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya. Qaraxa ayaa ka dhacay irida hore ee garoonka Cabdullaahi Ciise oo ay ka socotay munaasibad lagu soo dhaweynayay Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble, oo isagu laftigiisu ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154518,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154517","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Taliyihii Qaybta 21-aad,Taliyihii Ciidanka Danab Qaybta Galmudug oo goob qura kudhintay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyihii Qaybta 21-aad,Taliyihii Ciidanka Danab Qaybta Galmudug oo goob qura kudhintay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Faah-faahino dheeriya kasoo baxaya qarax ismiidaamin ahaa oo saacado ka hor ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee qeybta maamulka Galmudug, xili uu isla maanta gaaray magaaladaasi Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya. Qaraxa ayaa ka dhacay irida hore ee garoonka Cabdullaahi Ciise oo ay ka socotay munaasibad lagu soo dhaweynayay Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble, oo isagu laftigiisu ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-18T17:01:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-18T17:04:54+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"404\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/\",\"name\":\"Taliyihii Qaybta 21-aad,Taliyihii Ciidanka Danab Qaybta Galmudug oo goob qura kudhintay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page-2.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-18T17:01:16+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-18T17:04:54+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page-2.jpg\",\"width\":404,\"height\":404},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyihii Qaybta 21-aad,Taliyihii Ciidanka Danab Qaybta Galmudug oo goob qura kudhintay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyihii Qaybta 21-aad,Taliyihii Ciidanka Danab Qaybta Galmudug oo goob qura kudhintay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Taliyihii Qaybta 21-aad,Taliyihii Ciidanka Danab Qaybta Galmudug oo goob qura kudhintay - Wardoon","og_description":"Faah-faahino dheeriya kasoo baxaya qarax ismiidaamin ahaa oo saacado ka hor ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee qeybta maamulka Galmudug, xili uu isla maanta gaaray magaaladaasi Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya. Qaraxa ayaa ka dhacay irida hore ee garoonka Cabdullaahi Ciise oo ay ka socotay munaasibad lagu soo dhaweynayay Ra\u2019iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble, oo isagu laftigiisu ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-18T17:01:16+00:00","article_modified_time":"2020-12-18T17:04:54+00:00","og_image":[{"width":404,"height":404,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/","name":"Taliyihii Qaybta 21-aad,Taliyihii Ciidanka Danab Qaybta Galmudug oo goob qura kudhintay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page-2.jpg","datePublished":"2020-12-18T17:01:16+00:00","dateModified":"2020-12-18T17:04:54+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/page-2.jpg","width":404,"height":404},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/taliyihii-qaybta-21-aadtaliyihii-ciidanka-danab-qaybta-galmudug-oo-goob-qura-kudhintay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyihii Qaybta 21-aad,Taliyihii Ciidanka Danab Qaybta Galmudug oo goob qura kudhintay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154517"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154517"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154517\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154525,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154517\/revisions\/154525"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154518"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}