{"id":154584,"date":"2020-12-20T12:54:15","date_gmt":"2020-12-20T09:54:15","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154584"},"modified":"2020-12-20T12:54:15","modified_gmt":"2020-12-20T09:54:15","slug":"al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo qabsatay mas\u2019uul ka tirsan KENYA"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154585\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant.jpg\" alt=\"\" width=\"760\" height=\"405\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant.jpg 760w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant-300x160.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant-696x371.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 760px) 100vw, 760px\" \/><\/p>\n<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Kenya iyo dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Gobolka Waqooyi barri ee dalkaas.<\/p>\n<p>Dagaalkaan ayaa waxaa uu bilowday, kadib markii Al-shabaab ay weeerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka Booliska Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Gummareey ee ku yaalla inta u dhexeeysa Magaalada Mandheera iyo Gobolka Wajeer.<\/p>\n<p>Dadka deegaanka ayaa ku warramay in muddo ku dhow saacad uu socday dagaalkii u dhexeeyay Ciidanka Kenya iyo Shabaabkii weerarka soo qaaday, kadibna ay halkaas isaga tageen Shabaabka oo xaaladda caadi kusoo noqotay.<\/p>\n<p>Al-shabaab warar ay ku qoreen barahooda Internet-ka ayaa waxaa ay ku sheegteen in weerarkii dhacay ay ku qabteen Guddoomiyihii deegaanka Gummareey ugu magacaawnaa dowladda Kenya.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxaa ay sheeteen in muddo saacad ah ku sugnaayeen deegaanka, isla markaana fagaare ugu muxaadareeyay dadka deegaanka Gummareey, ayna ka dalbadeen in wax wadashaqeyn ah la yeelan Kenya, waa sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dowladda Kenya oo ay uga hadlayaa wararka sheegaya in Al-shabaab gacanta ay ku dhigeen Guddoomiyihii ugu magacaawnaa deegaanka Gummareey, kadib markii weerar uu ka dhacay halkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Kenya iyo dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Gobolka Waqooyi barri ee dalkaas. Dagaalkaan ayaa waxaa uu bilowday, kadib markii Al-shabaab ay weeerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka Booliska Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Gummareey ee ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154585,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154584","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-Shabaab oo qabsatay mas\u2019uul ka tirsan KENYA - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-Shabaab oo qabsatay mas\u2019uul ka tirsan KENYA - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Kenya iyo dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Gobolka Waqooyi barri ee dalkaas. Dagaalkaan ayaa waxaa uu bilowday, kadib markii Al-shabaab ay weeerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka Booliska Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Gummareey ee ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-20T09:54:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"760\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"405\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/\",\"name\":\"Al-Shabaab oo qabsatay mas\u2019uul ka tirsan KENYA - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-20T09:54:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant.jpg\",\"width\":760,\"height\":405},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-Shabaab oo qabsatay mas\u2019uul ka tirsan KENYA\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-Shabaab oo qabsatay mas\u2019uul ka tirsan KENYA - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-Shabaab oo qabsatay mas\u2019uul ka tirsan KENYA - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xoogan oo u dhexeeyay Ciidanka dowladda Kenya iyo dagaalyahano hubeysan oo ka tirsan Al-shabaab oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay Gobolka Waqooyi barri ee dalkaas. Dagaalkaan ayaa waxaa uu bilowday, kadib markii Al-shabaab ay weeerar ku qaadeen Saldhig Ciidanka Booliska Kenya ay ku leeyihiin deegaanka Gummareey ee ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-20T09:54:15+00:00","og_image":[{"width":760,"height":405,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/","name":"Al-Shabaab oo qabsatay mas\u2019uul ka tirsan KENYA - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant.jpg","datePublished":"2020-12-20T09:54:15+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Al-Shabaab-militant.jpg","width":760,"height":405},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-qabsatay-masuul-ka-tirsan-kenya\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-Shabaab oo qabsatay mas\u2019uul ka tirsan KENYA"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154584"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154584"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154586,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154584\/revisions\/154586"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154585"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}