{"id":154798,"date":"2020-12-24T01:23:42","date_gmt":"2020-12-23T22:23:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154798"},"modified":"2020-12-24T01:25:11","modified_gmt":"2020-12-23T22:25:11","slug":"daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u201cMa ahan inaan kafikirno 40ka maalin ee soosocda waa inaan kafikirnaa 4ta sano ee soosocota\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154799\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201223-235510_Facebook-696x461-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"461\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201223-235510_Facebook-696x461-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201223-235510_Facebook-696x461-1-300x199.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201223-235510_Facebook-696x461-1-634x420.jpg 634w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa caawa khudbad xasaasi aheyd oo la wada sugayay ka jeediyay Barnaamijka looga hadlayay xilliga kala guurka iyo xaalada siyaasadeed ee dalka oo ka dhacday Hotelkan Afrik.<\/p>\n<p>Musharax Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in doorasho aan heshiis lagu aheyn haddii dalka ka dhacdo ay dhibaatooyin kala duwan ka dhalan doonaan, waxaana uu ummadda Soomaaliyeed u caddeeyay in wixii uu ka digayay markii uu Ra\u2019iisul Wasaaraha ahaa xukunka inta aanu ka tagin ay caawa joogto.<\/p>\n<p>\u201cMarka aan ka hadleyno muhiimadda doorasho heshiis lagu yahay, kama dhigna in aan ka fikirno 40-ka maalmood ee soo socota, waa inaan ka fikirnaa, 4-ta sano iyo 40-ka sano ee soo socota, sababtoo ah qaabka aan u maareyno 40-ka maalin ee soo socota ayaa saameyn ku yeelan doonta mustaqbalka Soomaaliya 40-ka sano ee soo socota\u201dayuu yiri Xasan Cali Kheyre<\/p>\n<p>Waxaa uu soo hadal qaaday taageero dhaqaale oo dowlado ka tirsan Beesha Caalamka ku kabayeen Miisaaniyadda oo loo joojiyay degenaansho la\u2019aanta siyaasadeed iyo doorashada lagu muransan yahay.<\/p>\n<p>Musharax Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in qadka loo saaran yahay haddii doorasho aan heshiis lagu aheyn haddii dalka ka dhacdo khal khal siyaasadeed iyo amni daro.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan qarka u saaranahay inay naga hallaabaan, haddii la qabto doorasho aan waddar ogol ku dhicin, waxaa ka dhalan doonta dalka dowlad aan la isla ogoleyn, dowlad aan la isla ogoleyn waxay dhalisaa siyaasad khal khal leh, siyaasad khal khal dhalisa waxay dumisaa dal ee dal ma dhisto, haddii la isku dayo dalka in laga qabto doorasho aan la isla ogoleyn, waxaa ka dhalaneysa amni daro, sida maanta aad ujeedaan xaalada ka taagan Gedo, Beledweyne iyo caawa wixii ka dhacay magaalada Muqdisho degmadeeda Kaaraan\u201dayuu yiri Xasan Cali Kheyre.<\/p>\n<p>Waa khudbaddii uga xasaasisaneyd oo uu Xasan Cali Kheyre jeediyo, tan iyo markii uu ku biiray Midowga Musharaxiinta mucaaradka ah.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/uh_qTg-Svzk\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa caawa khudbad xasaasi aheyd oo la wada sugayay ka jeediyay Barnaamijka looga hadlayay xilliga kala guurka iyo xaalada siyaasadeed ee dalka oo ka dhacday Hotelkan Afrik. Musharax Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in doorasho aan heshiis lagu aheyn haddii dalka ka dhacdo ay dhibaatooyin kala duwan ka dhalan doonaan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154799,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154798","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u201cMa ahan inaan kafikirno 40ka maalin ee soosocda waa inaan kafikirnaa 4ta sano ee soosocota\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u201cMa ahan inaan kafikirno 40ka maalin ee soosocda waa inaan kafikirnaa 4ta sano ee soosocota\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa caawa khudbad xasaasi aheyd oo la wada sugayay ka jeediyay Barnaamijka looga hadlayay xilliga kala guurka iyo xaalada siyaasadeed ee dalka oo ka dhacday Hotelkan Afrik. Musharax Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in doorasho aan heshiis lagu aheyn haddii dalka ka dhacdo ay dhibaatooyin kala duwan ka dhalan doonaan, [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-23T22:23:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-23T22:25:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201223-235510_Facebook-696x461-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"696\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"461\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u201cMa ahan inaan kafikirno 40ka maalin ee soosocda waa inaan kafikirnaa 4ta sano ee soosocota\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201223-235510_Facebook-696x461-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-23T22:23:42+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-23T22:25:11+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201223-235510_Facebook-696x461-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201223-235510_Facebook-696x461-1.jpg\",\"width\":696,\"height\":461},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u201cMa ahan inaan kafikirno 40ka maalin ee soosocda waa inaan kafikirnaa 4ta sano ee soosocota\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u201cMa ahan inaan kafikirno 40ka maalin ee soosocda waa inaan kafikirnaa 4ta sano ee soosocota\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u201cMa ahan inaan kafikirno 40ka maalin ee soosocda waa inaan kafikirnaa 4ta sano ee soosocota\u201d - Wardoon","og_description":"Musharax Madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa caawa khudbad xasaasi aheyd oo la wada sugayay ka jeediyay Barnaamijka looga hadlayay xilliga kala guurka iyo xaalada siyaasadeed ee dalka oo ka dhacday Hotelkan Afrik. Musharax Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay in doorasho aan heshiis lagu aheyn haddii dalka ka dhacdo ay dhibaatooyin kala duwan ka dhalan doonaan, [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-23T22:23:42+00:00","article_modified_time":"2020-12-23T22:25:11+00:00","og_image":[{"width":696,"height":461,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201223-235510_Facebook-696x461-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/","name":"DAAWO:-\u201cMa ahan inaan kafikirno 40ka maalin ee soosocda waa inaan kafikirnaa 4ta sano ee soosocota\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201223-235510_Facebook-696x461-1.jpg","datePublished":"2020-12-23T22:23:42+00:00","dateModified":"2020-12-23T22:25:11+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201223-235510_Facebook-696x461-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Screenshot_20201223-235510_Facebook-696x461-1.jpg","width":696,"height":461},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-haddii-ay-dhacdo-doorasho-aan-heshiis-lagu-aheyn-wixii-kadhaca-farmaajaa-lawaydinayaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u201cMa ahan inaan kafikirno 40ka maalin ee soosocda waa inaan kafikirnaa 4ta sano ee soosocota\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154798"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154798"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154802,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154798\/revisions\/154802"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154799"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}