{"id":154884,"date":"2020-12-26T13:48:42","date_gmt":"2020-12-26T10:48:42","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=154884"},"modified":"2020-12-26T16:29:46","modified_gmt":"2020-12-26T13:29:46","slug":"guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka  Oo tagay Garoowe"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-154885\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musra-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musra-750x430-1.jpg 750w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musra-750x430-1-300x172.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musra-750x430-1-696x399.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musra-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa gaaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka iyo wafdi Xildhibaano oo la socday, kuwaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyay halkaas.<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ayaa waxaa Guddooomiye Maxamed Mursal uga hortegay oo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Wasiiro, Xildhibaano iyo xubno kale.<\/p>\n<p>Ujeedka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Garoowe ayaa waxaa uu yahay sidii uu uga qeyb geli lahaa Shirka Madasha Aragti Wadaagga Sanadlaha ee Machadka Hiratage oo ka furmaya halkaas, xili madash saddexdii sano ee la soo dhaafay ka dhici jirtay Jabuuti.<\/p>\n<p>Daqiiqado kahor Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka degay Caasimadda Puntland iyo wafdi la socday, si ay uga qeyb galaan Shirka Madasha Aragti Wadaagga, waxaana sidoo kale halkaas tegaya Musharaxiinta Madaxweynaha.<\/p>\n<p>Ajandaha shirka sanadkan ayaa waxaa uu yahay mid diiradda lagu saari doono Xasilinta Dalka amni ahaan, Dhameystirka Dastuurka, Qabashada Doorasho qof iyo cod ah Yagleelida Nidaam Federaal oo shaqeynaya.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fplstatehouseofficial%2Fvideos%2F2797691737120391%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa gaaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka iyo wafdi Xildhibaano oo la socday, kuwaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyay halkaas. Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ayaa waxaa Guddooomiye Maxamed Mursal uga hortegay oo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Wasiiro, Xildhibaano iyo xubno kale. Ujeedka Guddoomiyaha Golaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":154885,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-154884","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo tagay Garoowe - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo tagay Garoowe - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa gaaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka iyo wafdi Xildhibaano oo la socday, kuwaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyay halkaas. Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ayaa waxaa Guddooomiye Maxamed Mursal uga hortegay oo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Wasiiro, Xildhibaano iyo xubno kale. Ujeedka Guddoomiyaha Golaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-26T10:48:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2020-12-26T13:29:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musra-750x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/\",\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo tagay Garoowe - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musra-750x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-26T10:48:42+00:00\",\"dateModified\":\"2020-12-26T13:29:46+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musra-750x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musra-750x430-1.jpg\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo tagay Garoowe\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo tagay Garoowe - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo tagay Garoowe - Wardoon","og_description":"Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal ayaa waxaa gaaray Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka iyo wafdi Xildhibaano oo la socday, kuwaasi oo siweyn loogu soo dhaweeyay halkaas. Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ayaa waxaa Guddooomiye Maxamed Mursal uga hortegay oo kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni, Wasiiro, Xildhibaano iyo xubno kale. Ujeedka Guddoomiyaha Golaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-26T10:48:42+00:00","article_modified_time":"2020-12-26T13:29:46+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musra-750x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/","name":"DAAWO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo tagay Garoowe - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musra-750x430-1.jpg","datePublished":"2020-12-26T10:48:42+00:00","dateModified":"2020-12-26T13:29:46+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musra-750x430-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Musra-750x430-1.jpg","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddoomiyaha-golaha-shacabka-oo-tagay-garoowe\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo tagay Garoowe"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154884"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=154884"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154884\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":154903,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/154884\/revisions\/154903"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/154885"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=154884"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=154884"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=154884"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}