{"id":155181,"date":"2020-12-31T18:04:04","date_gmt":"2020-12-31T15:04:04","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155181"},"modified":"2020-12-31T18:04:04","modified_gmt":"2020-12-31T15:04:04","slug":"xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/","title":{"rendered":"Xulka Kubada Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleestay Ciyaarihii maamul goboleedyada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155182\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-66.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-66.jpg 678w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-66-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n<p>Kooxda gobolka Banaadir ayaa ku guuleysatay koobkii Maamul Goboleedyada markii ugu horeysay 10 sannadood ka dib markii ay rigoore 3-0 ku xaaqeen xulka Galmudug ka dib markii 90kii daqiiqo la isku mari waayay barbaro 2-2 ah.<\/p>\n<p>Banaadir ayaa labo jeer ciyaarta hogaanka u qabatay halka Galmudug ay labada jeer soo laabasho sameysay xilli Banaadir ay rigoore iska sii qasaariyay 90kii daqiiqo ee ciyaarta.<\/p>\n<p>Laakiin markii rigoore la isla aaday Galmudug waa ay awoodi weysay inay xitaa hal rigoore dhaliso iyadoo laga wada qabtay seddexdii rigoore ay tuurteen halka kooxda Banaadir ay wada dhaliyeen seddex rigoore oo isku xigta<\/p>\n<p>Ciyaarta ayaa ku bilaabatay si waali ah iyadoo Banaadir ay hogaanka qabatay daqiiqadii 1aad ee ciyaarta markii uu Nageeye Deeq uu kubad gantaal ah ka soo qaaday dhanka midig ee garoonka taasoo keentay inay kubada shabaqa ku nasato.<\/p>\n<p>Laakiin Galmudug ayaa durbadiiba muujisay inay u soo diyaar garoobeen kulankaan iyagoo cadaadis xun saaray Banaadir, waxayna heleen goolka barbaraha markii laad xor ah oo la soo qaaday oo uu madaxeeyay Saqraawi uu shabaqa ku celiyay Sahal Abdi.<\/p>\n<p>Galmudug ayaa fursado kale oo goolal loo fishay helay qeybtii hore ee ciyaarta iyagoo si weyn uga fiicnaa dhankooda kooxda Banaadir, waxaana qeybtii hore lagu kala nastay barbaro gool iyo gool ah.<\/p>\n<p>Banaadir ayaa ku bilaabatay qeybta labaad sidii qeybtii hore iyagoo hogaanka ciyaarta ku soo laabtay markii kubad gadaal la soo qaaday uu madax ku qaatay Nageeye Deeq ka hor inta uusan dabamarinin goolhayaha Galmudug Zakariya.<\/p>\n<p>Kooxda Banaadir ayaa ciyaarteeda wax ka bedeshay qeybtii labaad ee ciyaarta iyagoo helay seddex fursadood kale oo dahabi ah oo ay ku sii dheereysan kareen hogaanka.<\/p>\n<p>Kooxda Banaadir waxaa soo martay fursad ay ciyaarta ku dili kareen markii rigoore loo dhigay daqiiqadii 77aad, Ibrahim Ilyaas oo rigoorada lagu galay ayaa u istaagay laakiin birta ayuu garaacay isagoo qasaariyay fursadii kooxdiisa.<\/p>\n<p>Xamaasada ciyaarta ayaa cirka isku shareertay afar daqiiqo markii ay ka harsaneyd 90ka daqiiqo iyadoo laad xor ah ay soo tuureen Galmudug uu goolhayaha Banaadir badbaadin waayay, waxaa u kacay oo madax ku dhaliyay Muxiyidiin oo barbaro 2-2 ka dhigay ciyaarta.<\/p>\n<p>Waxaa 90kii daqiiqo ee ciyaarta lagu kala baxay barbaro 2-2 ah iyadoo la isla aaday rigoore.<br \/>\nAbdirahman ayaa ka qasaariyay Galmudug rigooradii ugu horeysay isagoo birta ku dhuftay halka Abditafax iyo Sarqaawi rigoorooyinkooda uu badbaadiyay goolhayaha Banaadir Hanad.<\/p>\n<p>Abdirashiid, Cabaas iyo Ayuub ayaa intabada u saxiixay Banaadir rigoorooyinka iyagoo xaqiijiyay guusha Banaadir iyo hanashada koobka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxda gobolka Banaadir ayaa ku guuleysatay koobkii Maamul Goboleedyada markii ugu horeysay 10 sannadood ka dib markii ay rigoore 3-0 ku xaaqeen xulka Galmudug ka dib markii 90kii daqiiqo la isku mari waayay barbaro 2-2 ah. Banaadir ayaa labo jeer ciyaarta hogaanka u qabatay halka Galmudug ay labada jeer soo laabasho sameysay xilli Banaadir ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155182,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3,4],"tags":[],"class_list":["post-155181","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news","category-sports-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xulka Kubada Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleestay Ciyaarihii maamul goboleedyada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xulka Kubada Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleestay Ciyaarihii maamul goboleedyada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kooxda gobolka Banaadir ayaa ku guuleysatay koobkii Maamul Goboleedyada markii ugu horeysay 10 sannadood ka dib markii ay rigoore 3-0 ku xaaqeen xulka Galmudug ka dib markii 90kii daqiiqo la isku mari waayay barbaro 2-2 ah. Banaadir ayaa labo jeer ciyaarta hogaanka u qabatay halka Galmudug ay labada jeer soo laabasho sameysay xilli Banaadir ay [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2020-12-31T15:04:04+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-66.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/\",\"name\":\"Xulka Kubada Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleestay Ciyaarihii maamul goboleedyada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-66.jpg\",\"datePublished\":\"2020-12-31T15:04:04+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-66.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-66.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xulka Kubada Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleestay Ciyaarihii maamul goboleedyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xulka Kubada Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleestay Ciyaarihii maamul goboleedyada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xulka Kubada Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleestay Ciyaarihii maamul goboleedyada - Wardoon","og_description":"Kooxda gobolka Banaadir ayaa ku guuleysatay koobkii Maamul Goboleedyada markii ugu horeysay 10 sannadood ka dib markii ay rigoore 3-0 ku xaaqeen xulka Galmudug ka dib markii 90kii daqiiqo la isku mari waayay barbaro 2-2 ah. Banaadir ayaa labo jeer ciyaarta hogaanka u qabatay halka Galmudug ay labada jeer soo laabasho sameysay xilli Banaadir ay [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2020-12-31T15:04:04+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-66.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/","name":"Xulka Kubada Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleestay Ciyaarihii maamul goboleedyada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-66.jpg","datePublished":"2020-12-31T15:04:04+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-66.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Capture-66.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xulka-kubada-cagta-gobolka-banaadir-oo-ku-guuleestay-ciyaarihii-maamul-goboleedyada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xulka Kubada Cagta Gobolka Banaadir oo ku guuleestay Ciyaarihii maamul goboleedyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155181"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155181"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155181\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155183,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155181\/revisions\/155183"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155182"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}