{"id":155196,"date":"2021-01-01T14:07:28","date_gmt":"2021-01-01T11:07:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155196"},"modified":"2021-01-01T14:07:28","modified_gmt":"2021-01-01T11:07:28","slug":"daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Boqor Burhaan iyo odayaal dhaqan oo dalbaday in Muqdisho hesho 13 kii matali lahaa"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155197\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture.png\" alt=\"\" width=\"758\" height=\"593\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture.png 758w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-300x235.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-696x544.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture-537x420.png 537w\" sizes=\"(max-width: 758px) 100vw, 758px\" \/>Qaar ka mid ah Salaadiinta Beelaha Soomaaliyeed oo shir ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda dalka, Doorka Salaadiinta iyo Maqaamka Muqdisho ee aan weli wax tallaabo ah laga qaadin.<\/p>\n<p>Salaadiinta ayaa shirkooda kadib saxaafadda la hadlay, waxayna sheegeen in xilligan oo doorasho la gelayo aysan suuragal ahayn in maqaamka Muqdisho aan meel saarin, iyadoo aan metelaad lahayn caasimadda.<\/p>\n<p>Salaadiinta ayaa dalbaday in la fuliyo 13-kii xubnood ee Aqalka Sare laga siiyey gobolka Banaadir, kuwaasi oo uu ansixiyey baarlamanka, balse uusan saxiixin madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya oo maanta doorasho aadeysa \u2026Dad 3 milyan ka badan doorasho la\u2019aan ma dhici karto\u2026Doorashada Soo socota ee 2021 ee dhaceysa Bulshadu halkan joogta waxay idinka fadhidaa inay ka qeyb galaan 13-kii qof ee loo ansixiyey, Bulshaduna ma aqbali karo in Xamar lagu qabto Doorasho aysan iyagu qeyb ka ahayn,\u201d ayuu yiri Ugaas Maxamuud Cali Ugaas.<\/p>\n<p>Dhinaca kale Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa shirka ka sheegay inay waajib u tahay inuu wax ka raadiyo maqaamka Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cDadka ugu horeeya oo raadinaya maqaamka Muqdisho ayaan ka mid ahay, cidda diidan waxaan leeyahay waxay ku fiican tahay kugu san iyo kugu san.. Sharafta aan ku leeyahay ama Karaamada aan ku helo Gobolka Banaadir meelaha aan ka imid kama helo,\u201d ayuu yiri Boqor Burhaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fdalsantv%2Fvideos%2F202032344888727%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaar ka mid ah Salaadiinta Beelaha Soomaaliyeed oo shir ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda dalka, Doorka Salaadiinta iyo Maqaamka Muqdisho ee aan weli wax tallaabo ah laga qaadin. Salaadiinta ayaa shirkooda kadib saxaafadda la hadlay, waxayna sheegeen in xilligan oo doorasho la gelayo aysan suuragal ahayn in maqaamka Muqdisho aan meel saarin, iyadoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155197,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155196","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Boqor Burhaan iyo odayaal dhaqan oo dalbaday in Muqdisho hesho 13 kii matali lahaa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Boqor Burhaan iyo odayaal dhaqan oo dalbaday in Muqdisho hesho 13 kii matali lahaa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qaar ka mid ah Salaadiinta Beelaha Soomaaliyeed oo shir ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda dalka, Doorka Salaadiinta iyo Maqaamka Muqdisho ee aan weli wax tallaabo ah laga qaadin. Salaadiinta ayaa shirkooda kadib saxaafadda la hadlay, waxayna sheegeen in xilligan oo doorasho la gelayo aysan suuragal ahayn in maqaamka Muqdisho aan meel saarin, iyadoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-01T11:07:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"758\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"593\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/\",\"name\":\"DAAWO:-Boqor Burhaan iyo odayaal dhaqan oo dalbaday in Muqdisho hesho 13 kii matali lahaa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture.png\",\"datePublished\":\"2021-01-01T11:07:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture.png\",\"width\":758,\"height\":593},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Boqor Burhaan iyo odayaal dhaqan oo dalbaday in Muqdisho hesho 13 kii matali lahaa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Boqor Burhaan iyo odayaal dhaqan oo dalbaday in Muqdisho hesho 13 kii matali lahaa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Boqor Burhaan iyo odayaal dhaqan oo dalbaday in Muqdisho hesho 13 kii matali lahaa - Wardoon","og_description":"Qaar ka mid ah Salaadiinta Beelaha Soomaaliyeed oo shir ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay xaaladda dalka, Doorka Salaadiinta iyo Maqaamka Muqdisho ee aan weli wax tallaabo ah laga qaadin. Salaadiinta ayaa shirkooda kadib saxaafadda la hadlay, waxayna sheegeen in xilligan oo doorasho la gelayo aysan suuragal ahayn in maqaamka Muqdisho aan meel saarin, iyadoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-01T11:07:28+00:00","og_image":[{"width":758,"height":593,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/","name":"DAAWO:-Boqor Burhaan iyo odayaal dhaqan oo dalbaday in Muqdisho hesho 13 kii matali lahaa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture.png","datePublished":"2021-01-01T11:07:28+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/Capture.png","width":758,"height":593},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-boqor-burhaan-iyo-odayaal-dhaqan-oo-dalbaday-in-muqdisho-hesho-13-kii-matali-lahaa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Boqor Burhaan iyo odayaal dhaqan oo dalbaday in Muqdisho hesho 13 kii matali lahaa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155196"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155196"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155198,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155196\/revisions\/155198"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155197"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}