{"id":155205,"date":"2021-01-01T14:35:44","date_gmt":"2021-01-01T11:35:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155205"},"modified":"2021-01-01T14:35:44","modified_gmt":"2021-01-01T11:35:44","slug":"raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/","title":{"rendered":"Ra\u2019iisalwasaare uK aabihii oo codsaday dhalashada Faransiiska"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155206\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/boris-iyo-aab-ihiis-696x392-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/boris-iyo-aab-ihiis-696x392-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/boris-iyo-aab-ihiis-696x392-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/>Aabaha dhalay ra\u2019iisulwasaaraha dalka UK, Boris Johnson, ayaa sheegay inuu codsanayo dhalashada dalka Faransiiska maadaama Britain ka baxday Midowga Yurub.<br \/>\nStanley Johnson ayaa idaacada dalkaasi Faransiiska ee RTL u sheegay inuu waligiisba isku arki jiray inuu yahay nin Faransiis ah maadaama hooyadiis ay ku dhalatay dalkaasi Faransiiska.<\/p>\n<p>Stanley oo 80 jir ah isla markaana horey u ahaa xubin ka tirsan xisbiga muxaafidka ee baarlamaanka reer Yurub ayaa aftidii sanadkii 2016 taageerayay in Britain ay ka sii mid ahaato midowga reer Yurub.<\/p>\n<p>Wiilkiisa Boris oo hadda ah ra\u2019iisulwasaaraha dalka UK ayaa hormuud ka ahaa ololihii ka bixitaanka Britain ee Midowga Yurub kaddibna waxaa haatan u suurtagashay in UK uu ugu dambeyntii ka saaro reer Yurub.<\/p>\n<p>Stanley Johnson ayaa saacado uun ka hor inta UK aysan gebi ahaanba ka bixin Midowga Yurub waxa uu sharaxaad ka bixiyay sababta uu ku raadinayo dhalashada dalka Faransiiska.<\/p>\n<p>\u201cMa ahan inaan raadinayo in aan noqdo muwaadin Faransiis ah balse waxa aan raadinayo ayaa ah in aan dib u hanto jinsiyaddeydii hore.\u201d<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in hooyadii ay ku dhalatay dalka Faransiiska, hooyadeedna ayba ahayd Faransiis. \u201cWeligey waxaan ahaan doonaa nin reer Yurub ah,\u201d ayuu raaciyay.<br \/>\nStanley Johnson ayaa sanadkii 1979 ku guuleystay in uu ka mid noqdo baarlamaanka Midowga Yurub, xilligaasi oo ah markii ugu horreysay oo doorasho toos ah loo galo ka mid noqoshada baarlamaankaasi. Kaddib wuxuu u soo shaqeeyay golaha Midowga reer Yurub, sidaa awgeedna ra\u2019iisalwasaare Boris waxa uu carruurnimadiisa inta badan ku soo qaatay xarunta Midowga Yurub ee Brussels.<\/p>\n<p>Rachel Johnson oo ah gabar weriye ah oo la dhalatay ra\u2019iisulwasaare Boris Johnson ayaa isaga baxday xisbiga muxaafidka waxayna ku biirtay xisbiga Liberal Democrats ka hor doorashadii sanadkii 2017, iyadoo xilligaasi ka careysnayd ka bixitaanka Britain ay ka baxayso Midowga Yurub.<\/p>\n<p>Walaalkood Jo Johnson oo ah xildhibaan ka tirsan xisbiga muxaafidka ah ayaa isna iska casilay golaha wasiirrada sanadkii 2018, si uu u muujiyo taageeradiisa xiriirka dhow ee uu la leeyahay Midowga Yurub.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155206\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/boris-iyo-aab-ihiis-696x392-1.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"392\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/boris-iyo-aab-ihiis-696x392-1.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/boris-iyo-aab-ihiis-696x392-1-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155207\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/TUZ3CIS43ZAOTOFR4VQISSJXXU.jpg\" alt=\"\" width=\"1200\" height=\"894\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/TUZ3CIS43ZAOTOFR4VQISSJXXU.jpg 1200w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/TUZ3CIS43ZAOTOFR4VQISSJXXU-300x224.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/TUZ3CIS43ZAOTOFR4VQISSJXXU-1024x763.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/TUZ3CIS43ZAOTOFR4VQISSJXXU-768x572.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/TUZ3CIS43ZAOTOFR4VQISSJXXU-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/TUZ3CIS43ZAOTOFR4VQISSJXXU-265x198.jpg 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/TUZ3CIS43ZAOTOFR4VQISSJXXU-696x519.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/TUZ3CIS43ZAOTOFR4VQISSJXXU-1068x796.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/TUZ3CIS43ZAOTOFR4VQISSJXXU-564x420.jpg 564w\" sizes=\"(max-width: 1200px) 100vw, 1200px\" \/><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.bbc.co.uk\/news\/world-europe-55499773\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Aabaha dhalay ra\u2019iisulwasaaraha dalka UK, Boris Johnson, ayaa sheegay inuu codsanayo dhalashada dalka Faransiiska maadaama Britain ka baxday Midowga Yurub. Stanley Johnson ayaa idaacada dalkaasi Faransiiska ee RTL u sheegay inuu waligiisba isku arki jiray inuu yahay nin Faransiis ah maadaama hooyadiis ay ku dhalatay dalkaasi Faransiiska. Stanley oo 80 jir ah isla markaana horey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155208,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155205","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ra\u2019iisalwasaare uK aabihii oo codsaday dhalashada Faransiiska - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ra\u2019iisalwasaare uK aabihii oo codsaday dhalashada Faransiiska - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Aabaha dhalay ra\u2019iisulwasaaraha dalka UK, Boris Johnson, ayaa sheegay inuu codsanayo dhalashada dalka Faransiiska maadaama Britain ka baxday Midowga Yurub. Stanley Johnson ayaa idaacada dalkaasi Faransiiska ee RTL u sheegay inuu waligiisba isku arki jiray inuu yahay nin Faransiis ah maadaama hooyadiis ay ku dhalatay dalkaasi Faransiiska. Stanley oo 80 jir ah isla markaana horey [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-01T11:35:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/skynews-boris-johnson-covid-19_5222627.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1152\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/\",\"name\":\"Ra\u2019iisalwasaare uK aabihii oo codsaday dhalashada Faransiiska - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/skynews-boris-johnson-covid-19_5222627.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-01T11:35:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/skynews-boris-johnson-covid-19_5222627.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/skynews-boris-johnson-covid-19_5222627.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1152},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ra\u2019iisalwasaare uK aabihii oo codsaday dhalashada Faransiiska\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ra\u2019iisalwasaare uK aabihii oo codsaday dhalashada Faransiiska - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ra\u2019iisalwasaare uK aabihii oo codsaday dhalashada Faransiiska - Wardoon","og_description":"Aabaha dhalay ra\u2019iisulwasaaraha dalka UK, Boris Johnson, ayaa sheegay inuu codsanayo dhalashada dalka Faransiiska maadaama Britain ka baxday Midowga Yurub. Stanley Johnson ayaa idaacada dalkaasi Faransiiska ee RTL u sheegay inuu waligiisba isku arki jiray inuu yahay nin Faransiis ah maadaama hooyadiis ay ku dhalatay dalkaasi Faransiiska. Stanley oo 80 jir ah isla markaana horey [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-01T11:35:44+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1152,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/skynews-boris-johnson-covid-19_5222627.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/","name":"Ra\u2019iisalwasaare uK aabihii oo codsaday dhalashada Faransiiska - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/skynews-boris-johnson-covid-19_5222627.jpg","datePublished":"2021-01-01T11:35:44+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/skynews-boris-johnson-covid-19_5222627.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/skynews-boris-johnson-covid-19_5222627.jpg","width":2048,"height":1152},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/raiisalwasaare-uk-aabihii-oo-codsaday-dhalashada-faransiiska\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ra\u2019iisalwasaare uK aabihii oo codsaday dhalashada Faransiiska"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155205"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155205"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155205\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155209,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155205\/revisions\/155209"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155208"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155205"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155205"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155205"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}