{"id":155214,"date":"2021-01-02T13:45:32","date_gmt":"2021-01-02T10:45:32","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155214"},"modified":"2021-01-02T13:45:32","modified_gmt":"2021-01-02T10:45:32","slug":"daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/","title":{"rendered":"DAAWO:- Sambalooshe Farmaajo ciidamada wuxuu ukala saaray Tiimkeena iyo Tuugada"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155215\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202112637451587740615976.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"369\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202112637451587740615976.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202112637451587740615976-300x168.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Taliyihii hore ee hay\u2019adda nabad sugida Soomaaliya, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ka hadlayey shirka madasha aragi wadaagga ee Garoowe ayaa soo hadal qaaday arrimaha ciidamada iyo ammaanka guud ee dalka.<\/p>\n<p>Sanbaloolshe ayaa marka hore ku eedeeyey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay siyaasadeysay amniga dalka iyo dhismaha ciidamada Qaranka.<\/p>\n<p>Taliyihii hore ee NISA, sidoo kalena haatan ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ayaa shaaca ka qaaday in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo hubka culus ee lagu taageeray loo dhiibay saraakiil gaar ah, kuwa kalena laga ilaaliyey, sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuu intaasi ku daray in todobaadkii la soo dhaafay dhismaha madaxtooyada laga saaray hub uu sheegay in loo qeybiyay dad shacab ah.<\/p>\n<p>\u201cHadda sitimaankii la soo dhaafay waxaan ognahay hub laga baxshay madaxtooyada oo dad shacab ah loo qeybiyey, marqaatigeeda annaga ayaa heyno,\u201d ayuu yiri Sanbaloolshe<\/p>\n<p>Siyaasiga caanka ah ee Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo hadalkiisa sii wata ayaa ku dhiliilay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay ciidamada u kala saartay labo qeybood, isaga oo tilmaamay in ciidamada kooxda Al-Shabaab kula dagaalamaya gobolada Hiiraan iyo Shabeellooyinka loo yaqaano tuugo, halka kuwa kale ee ka yimid Gedo, Galdogob, Caabudwaaq, Buuhoodle iyo deegaano kalena loo yaqaano kuweenna.<\/p>\n<p>\u201cNidaamka dhisida ciidamada ballantu waxaa ay aheyd in la isla ogaado, hayeeshee waxaa jira ciidamo aan la ogeyn oo loo diray Ereteriya, madaxweyne farmaajo markii uu imaanayey waxa uu ciidamada u kala saaray team-keena iyo tuugada,\u201d ayuu sii raaciyey.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa ku soo aadaya, iyada oo horey musharraxiinta mucaaradka ay ugu eedeeyeen dowladda dhexe inay ciidamada u adeegsaneyso arrimaha siyaasadda iyo doorashooyinka dalka ee 2021-ka oo ay weli isku khilaafsan yihiin labada dhinac.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/9oUiLb7tI7w\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliyihii hore ee hay\u2019adda nabad sugida Soomaaliya, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ka hadlayey shirka madasha aragi wadaagga ee Garoowe ayaa soo hadal qaaday arrimaha ciidamada iyo ammaanka guud ee dalka. Sanbaloolshe ayaa marka hore ku eedeeyey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay siyaasadeysay amniga dalka iyo dhismaha ciidamada Qaranka. Taliyihii hore ee NISA, sidoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155215,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155214","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:- Sambalooshe Farmaajo ciidamada wuxuu ukala saaray Tiimkeena iyo Tuugada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:- Sambalooshe Farmaajo ciidamada wuxuu ukala saaray Tiimkeena iyo Tuugada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliyihii hore ee hay\u2019adda nabad sugida Soomaaliya, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ka hadlayey shirka madasha aragi wadaagga ee Garoowe ayaa soo hadal qaaday arrimaha ciidamada iyo ammaanka guud ee dalka. Sanbaloolshe ayaa marka hore ku eedeeyey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay siyaasadeysay amniga dalka iyo dhismaha ciidamada Qaranka. Taliyihii hore ee NISA, sidoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-02T10:45:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202112637451587740615976.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"369\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/\",\"name\":\"DAAWO:- Sambalooshe Farmaajo ciidamada wuxuu ukala saaray Tiimkeena iyo Tuugada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202112637451587740615976.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-02T10:45:32+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202112637451587740615976.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202112637451587740615976.jpg\",\"width\":660,\"height\":369},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:- Sambalooshe Farmaajo ciidamada wuxuu ukala saaray Tiimkeena iyo Tuugada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:- Sambalooshe Farmaajo ciidamada wuxuu ukala saaray Tiimkeena iyo Tuugada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:- Sambalooshe Farmaajo ciidamada wuxuu ukala saaray Tiimkeena iyo Tuugada - Wardoon","og_description":"Taliyihii hore ee hay\u2019adda nabad sugida Soomaaliya, Cabdullahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) oo ka hadlayey shirka madasha aragi wadaagga ee Garoowe ayaa soo hadal qaaday arrimaha ciidamada iyo ammaanka guud ee dalka. Sanbaloolshe ayaa marka hore ku eedeeyey dowladda federaalka ah ee Soomaaliya inay siyaasadeysay amniga dalka iyo dhismaha ciidamada Qaranka. Taliyihii hore ee NISA, sidoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-02T10:45:32+00:00","og_image":[{"width":660,"height":369,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202112637451587740615976.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/","name":"DAAWO:- Sambalooshe Farmaajo ciidamada wuxuu ukala saaray Tiimkeena iyo Tuugada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202112637451587740615976.jpg","datePublished":"2021-01-02T10:45:32+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202112637451587740615976.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202112637451587740615976.jpg","width":660,"height":369},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-sambalooshe-farmaajo-ciidamada-wuxuu-ukala-saaray-tiimkeena-iyo-tuugada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:- Sambalooshe Farmaajo ciidamada wuxuu ukala saaray Tiimkeena iyo Tuugada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155214"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155214"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155214\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155216,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155214\/revisions\/155216"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155215"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155214"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155214"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155214"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}