{"id":155330,"date":"2021-01-05T12:32:34","date_gmt":"2021-01-05T09:32:34","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155330"},"modified":"2021-01-05T12:37:21","modified_gmt":"2021-01-05T09:37:21","slug":"guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/","title":{"rendered":"Guddiga doorashada oo sheeagy waxa Gedo kataagan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155331\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202115637454053116831500.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"376\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202115637454053116831500.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202115637454053116831500-300x171.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya, Maxamed Xasan Cirro, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xiisada ka taagan gobolka Gedo iyo mowqifka uu guddiga doorashadu ka taagan yahay cidda maamulaysa doorashada lagu qabanayo garbahaareey.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha guddiga doorashada Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in arrinta ka taagan Gedo ay tahay khilaaf siyaasadeed oo iyaga ka sarreeya loona baahan yahay in dowladda federalka iyo maamulka Jubbaland ay xal buuxda ka gaaraan ka hor doorashada.<\/p>\n<p>\u201cAnaga guddi ahaan waxaan soo dhoweynaynaa tallooyinka Axmed Madoobe, laakiin arrinta Gedo, waxaan kuu sheegi karaa in ay tahay arrin guddigeena ka sareysa oo la rabo in ay iyagu ka heshiiyaan oo noo sheegeen meesha doorashadu ka dhacayso&#8221; ayuu yiri guddoomiye Cirro.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay guddoomiyuhu in guddi ahaan ay diyaar u yihiin in ay dhegaystaan cabashada madaxweyne Axmed Madoobe uu ka qabo guddigooda islamarkaana ay tixgalindoonaan talooyinkiisa odeytinimo.<\/p>\n<p>\u201cHeshiiska doorashada ee aan hayno wuuxu sheegayaa in Axmed Madoobe uu masuul ka yahay doorashada ka dhacayso Gedo iyo guud ahaan Jubbaland, laakiin awood uma lihin in aan xal ka gaarno khilaafka siyaasadeed ee hadda ka taagan Gedo.<\/p>\n<p>Gobolka Gedo ayaa haatan waxaa gacanta ku haya dowladda federalka Soomaaliya. Madaxweynaha Jubbaland ayaa dalbanaya in dib gacantiisa loogusoo celiyo si uu u maamulo doorashada xildhibaanada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya, Maxamed Xasan Cirro, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xiisada ka taagan gobolka Gedo iyo mowqifka uu guddiga doorashadu ka taagan yahay cidda maamulaysa doorashada lagu qabanayo garbahaareey. Guddoomiyaha guddiga doorashada Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in arrinta ka taagan Gedo ay tahay khilaaf siyaasadeed oo iyaga ka sarreeya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155331,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155330","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Guddiga doorashada oo sheeagy waxa Gedo kataagan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Guddiga doorashada oo sheeagy waxa Gedo kataagan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya, Maxamed Xasan Cirro, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xiisada ka taagan gobolka Gedo iyo mowqifka uu guddiga doorashadu ka taagan yahay cidda maamulaysa doorashada lagu qabanayo garbahaareey. Guddoomiyaha guddiga doorashada Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in arrinta ka taagan Gedo ay tahay khilaaf siyaasadeed oo iyaga ka sarreeya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-05T09:32:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-05T09:37:21+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202115637454053116831500.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"376\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/\",\"name\":\"Guddiga doorashada oo sheeagy waxa Gedo kataagan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202115637454053116831500.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-05T09:32:34+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-05T09:37:21+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202115637454053116831500.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202115637454053116831500.jpg\",\"width\":660,\"height\":376},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Guddiga doorashada oo sheeagy waxa Gedo kataagan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Guddiga doorashada oo sheeagy waxa Gedo kataagan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Guddiga doorashada oo sheeagy waxa Gedo kataagan - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee Soomaaliya, Maxamed Xasan Cirro, ayaa markii ugu horaysay ka hadlay xiisada ka taagan gobolka Gedo iyo mowqifka uu guddiga doorashadu ka taagan yahay cidda maamulaysa doorashada lagu qabanayo garbahaareey. Guddoomiyaha guddiga doorashada Maxamed Xasan Cirro ayaa sheegay in arrinta ka taagan Gedo ay tahay khilaaf siyaasadeed oo iyaga ka sarreeya [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-05T09:32:34+00:00","article_modified_time":"2021-01-05T09:37:21+00:00","og_image":[{"width":660,"height":376,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202115637454053116831500.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/","name":"Guddiga doorashada oo sheeagy waxa Gedo kataagan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202115637454053116831500.jpg","datePublished":"2021-01-05T09:32:34+00:00","dateModified":"2021-01-05T09:37:21+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202115637454053116831500.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/202115637454053116831500.jpg","width":660,"height":376},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/guddiga-doorashada-oo-sheeagy-waxagedo-kataagan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Guddiga doorashada oo sheeagy waxa Gedo kataagan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155330"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155330"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155330\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155334,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155330\/revisions\/155334"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155331"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155330"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155330"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155330"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}