{"id":155335,"date":"2021-01-05T21:08:36","date_gmt":"2021-01-05T18:08:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155335"},"modified":"2021-01-05T21:08:50","modified_gmt":"2021-01-05T18:08:50","slug":"baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/","title":{"rendered":"Baydhabo oo noqonaysa meesha ugu horeysa ee doorashada ka bilaabaneysa"},"content":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah Maamulka Koonfur galbeed maanta waxaa dib ugu laabtay Guddiga Doorashooyinka maamulkaas.<\/p>\n<p>Sidoo kale qaar ka mida Guddiga doorashada DF magacawday ee lagu muransan yahay ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba, kadib heshiis isbaheysi doorasho oo dhexmaray Madaxeweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Mamaulka K\/Galbeed.<\/p>\n<p>Waxaa lagu wadaa inay maalmaha soo socda doorashada Senatarada ee ka soo jeeda K\/Galbeed ay ka bilaabato magaalada Baydhaba<\/p>\n<p>Madaxweynaha K\/Galbeed oo taageeraya qorsahaha Doorashada ee Madaxweyne Farmaajo ayaa ogolaaday inuu noqdo maamulkii ugu horeeyay ee laga soo doorto senatoorada Aqalka Sare.<\/p>\n<p>Kulan Madaxtooyada Soomaaliya ku dhexmaray Madaxweyne Maxamed C\/llaahi Farmaajo iyo C\/casiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa lagu soo gabagabeeyay hesiiska arrimaha doorashada ee sida hoose u dhex maray labada mas\u2019uul<\/p>\n<p>Lafta-gareen ayaa heshiiskan ku bedelanaya xilal dolwadeed oo ay ku jiraan safiiro, taliyeyaal, agaasimeyaal iyo taageero dhaqaale oo la siinayo maamulkiisa sida ay ku waramayaan ilo xog ogaal ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah Maamulka Koonfur galbeed maanta waxaa dib ugu laabtay Guddiga Doorashooyinka maamulkaas. Sidoo kale qaar ka mida Guddiga doorashada DF magacawday ee lagu muransan yahay ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba, kadib heshiis isbaheysi doorasho oo dhexmaray Madaxeweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Mamaulka K\/Galbeed. Waxaa lagu wadaa inay maalmaha soo socda doorashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155337,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155335","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Baydhabo oo noqonaysa meesha ugu horeysa ee doorashada ka bilaabaneysa - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Baydhabo oo noqonaysa meesha ugu horeysa ee doorashada ka bilaabaneysa - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah Maamulka Koonfur galbeed maanta waxaa dib ugu laabtay Guddiga Doorashooyinka maamulkaas. Sidoo kale qaar ka mida Guddiga doorashada DF magacawday ee lagu muransan yahay ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba, kadib heshiis isbaheysi doorasho oo dhexmaray Madaxeweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Mamaulka K\/Galbeed. Waxaa lagu wadaa inay maalmaha soo socda doorashada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-05T18:08:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-05T18:08:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"259\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"195\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/\",\"name\":\"Baydhabo oo noqonaysa meesha ugu horeysa ee doorashada ka bilaabaneysa - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-05T18:08:36+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-05T18:08:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download.jpg\",\"width\":259,\"height\":195},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Baydhabo oo noqonaysa meesha ugu horeysa ee doorashada ka bilaabaneysa\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Baydhabo oo noqonaysa meesha ugu horeysa ee doorashada ka bilaabaneysa - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Baydhabo oo noqonaysa meesha ugu horeysa ee doorashada ka bilaabaneysa - Wardoon","og_description":"Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah Maamulka Koonfur galbeed maanta waxaa dib ugu laabtay Guddiga Doorashooyinka maamulkaas. Sidoo kale qaar ka mida Guddiga doorashada DF magacawday ee lagu muransan yahay ayaa maanta gaaray magaalada Baydhaba, kadib heshiis isbaheysi doorasho oo dhexmaray Madaxeweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Mamaulka K\/Galbeed. Waxaa lagu wadaa inay maalmaha soo socda doorashada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-05T18:08:36+00:00","article_modified_time":"2021-01-05T18:08:50+00:00","og_image":[{"width":259,"height":195,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/","name":"Baydhabo oo noqonaysa meesha ugu horeysa ee doorashada ka bilaabaneysa - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download.jpg","datePublished":"2021-01-05T18:08:36+00:00","dateModified":"2021-01-05T18:08:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download.jpg","width":259,"height":195},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/baydhabo-oo-noqonaysa-meesha-ugu-horeysa-ee-doorashada-ka-bilaabaneysa\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Baydhabo oo noqonaysa meesha ugu horeysa ee doorashada ka bilaabaneysa"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155335"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155335"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155335\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155336,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155335\/revisions\/155336"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155337"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155335"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155335"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155335"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}