{"id":155422,"date":"2021-01-07T12:53:36","date_gmt":"2021-01-07T09:53:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155422"},"modified":"2021-01-07T12:53:36","modified_gmt":"2021-01-07T09:53:36","slug":"daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Qarax Khasaaro geestay oo saakay ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka dhacay inta u dhaxeysa Ex-Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim iyo Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay qaraxan miino oo hareeraha laamiga la dhigay ayaa lala eegtay gaari nuuca dagaalka ay saarnaayeen ciidamo katirsan kuwa Asluubta oo xiligaasi laamiga marayay.<\/p>\n<p>Inta la xaqiijiyay hal qof oo la socday mooto bajaaj ayaa goobtaasi ku geeriyooday, waxaa sidoo kale dhaawacyo kala duwan soo gaareen afar askari oo katirsan ciidanka Asluubta ee la socday gaariga qaraxa lala eegtay.<\/p>\n<p>Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaana qaraxa kadib goobtaasi soo gaaray, waxa ayna ciidamada halkaasi ka sameeyeen baaritaano lagu ogaanayo qaraxan iyo khasaaraha uu geestay.<\/p>\n<p>Qaraxyada miino ee la dhigo hareeraha wadooyinka ayaa maalmahan kusoo badanaya magaaalada Muqdisho, waxaana habeen hore qaraxan oo kale lala eegtay gaari uu lahaa Afhyaeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya oo marayay agagaarka Iskuulka 21-October.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&#038;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fshabelletv%2Fvideos%2F686875325263270%2F&#038;show_text=false&#038;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" style=\"border:none;overflow:hidden\" scrolling=\"no\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"true\" allow=\"autoplay; clipboard-write; encrypted-media; picture-in-picture; web-share\" allowFullScreen=\"true\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka dhacay inta u dhaxeysa Ex-Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim iyo Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho. Sida aan wararka ku helnay qaraxan miino oo hareeraha laamiga la dhigay ayaa lala eegtay gaari nuuca dagaalka ay saarnaayeen ciidamo katirsan kuwa Asluubta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155423,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155422","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Qarax Khasaaro geestay oo saakay ka dhacay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Qarax Khasaaro geestay oo saakay ka dhacay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka dhacay inta u dhaxeysa Ex-Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim iyo Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho. Sida aan wararka ku helnay qaraxan miino oo hareeraha laamiga la dhigay ayaa lala eegtay gaari nuuca dagaalka ay saarnaayeen ciidamo katirsan kuwa Asluubta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-07T09:53:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/94731388_qarax.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:-Qarax Khasaaro geestay oo saakay ka dhacay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/94731388_qarax.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-07T09:53:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/94731388_qarax.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/94731388_qarax.jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Qarax Khasaaro geestay oo saakay ka dhacay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Qarax Khasaaro geestay oo saakay ka dhacay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Qarax Khasaaro geestay oo saakay ka dhacay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Qarax nuuca miinada dhulka lagu aaso oo geestay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa saakay ka dhacay inta u dhaxeysa Ex-Madaxtooyadii hore ee Cabdiqaasim iyo Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho. Sida aan wararka ku helnay qaraxan miino oo hareeraha laamiga la dhigay ayaa lala eegtay gaari nuuca dagaalka ay saarnaayeen ciidamo katirsan kuwa Asluubta [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-07T09:53:36+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/94731388_qarax.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/","name":"DAAWO:-Qarax Khasaaro geestay oo saakay ka dhacay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/94731388_qarax.jpg","datePublished":"2021-01-07T09:53:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/94731388_qarax.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/94731388_qarax.jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qarax-khasaaro-geestay-oo-saakay-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Qarax Khasaaro geestay oo saakay ka dhacay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155422"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155422"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155422\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155424,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155422\/revisions\/155424"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155423"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155422"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155422"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155422"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}