{"id":155501,"date":"2021-01-09T13:51:55","date_gmt":"2021-01-09T10:51:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155501"},"modified":"2021-01-09T13:51:55","modified_gmt":"2021-01-09T10:51:55","slug":"diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/","title":{"rendered":"Diyaarado ciidamo badan sida oo saakay ka degay Baladweyne"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155502\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dh.jpg\" alt=\"\" width=\"600\" height=\"380\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dh.jpg 600w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dh-300x190.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 600px) 100vw, 600px\" \/>Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay afar diyaaradood oo magaalada Muqdisho ka qaaday ciidamo hubeesan ka degeen garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne.<\/p>\n<p>Ciidamada la geeyay magaalada Baladweyne ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa Haramcad, waxaana ciidankan garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne kusoo dhaweeyay saraakiil iyo masuuliyiin katirsan maamulka Hirshabelle.<\/p>\n<p>Wali lama oga ujeedka ciidamada Haramcad saakay loo geeyay magaalada Baladweyne oo mudooyinkii dambe ka taagnaa kacdoon shacabka uga soo horjeedaan maamulka cusub ee Hirshabelle uu hogaamiyo Cali Guudlaawe.<\/p>\n<p>Ciidamadan la geeyay magaalada Baladweyne ayaana laga cabsi qabaa in xiisad hor leh ka abuuraan magaalada Baladweyne , waxaana duleedka magaaladaasi ku sugan ciidamo hubeesan oo kasoo horjeeda Hirshabelle uu hogaamiyo Jeneraal Abuukar Xuud.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka ciidamadan saakay lagu geeyay magaalada Baladweyne ayaa imaanaya xili shalay magaalada Muqdisho soo gaaray Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Guudlaawe oo kulan la qaatay Madaxweynaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Shacabka magaalada Baladweyne iyo Abuukar Xuud ayaa si weyn uga soo horjeestay in magaalada Baladweyne cagta soo saaro Madaxweynaha Hirshabelle Cali Guudlaawe oo horey u doonayay in lagu caleemo saaro magaaladaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay afar diyaaradood oo magaalada Muqdisho ka qaaday ciidamo hubeesan ka degeen garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne. Ciidamada la geeyay magaalada Baladweyne ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa Haramcad, waxaana ciidankan garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne kusoo dhaweeyay saraakiil iyo masuuliyiin katirsan maamulka Hirshabelle. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155502,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155501","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Diyaarado ciidamo badan sida oo saakay ka degay Baladweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Diyaarado ciidamo badan sida oo saakay ka degay Baladweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay afar diyaaradood oo magaalada Muqdisho ka qaaday ciidamo hubeesan ka degeen garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne. Ciidamada la geeyay magaalada Baladweyne ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa Haramcad, waxaana ciidankan garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne kusoo dhaweeyay saraakiil iyo masuuliyiin katirsan maamulka Hirshabelle. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-09T10:51:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dh.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"600\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"380\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/\",\"name\":\"Diyaarado ciidamo badan sida oo saakay ka degay Baladweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dh.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-09T10:51:55+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dh.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dh.jpg\",\"width\":600,\"height\":380},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Diyaarado ciidamo badan sida oo saakay ka degay Baladweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Diyaarado ciidamo badan sida oo saakay ka degay Baladweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Diyaarado ciidamo badan sida oo saakay ka degay Baladweyne - Wardoon","og_description":"Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saakay afar diyaaradood oo magaalada Muqdisho ka qaaday ciidamo hubeesan ka degeen garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne. Ciidamada la geeyay magaalada Baladweyne ayaa la sheegay in ay yihiin kuwa Haramcad, waxaana ciidankan garoonka diyaaradaha magaalada Baladweyne kusoo dhaweeyay saraakiil iyo masuuliyiin katirsan maamulka Hirshabelle. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-09T10:51:55+00:00","og_image":[{"width":600,"height":380,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dh.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/","name":"Diyaarado ciidamo badan sida oo saakay ka degay Baladweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dh.jpg","datePublished":"2021-01-09T10:51:55+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dh.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/dh.jpg","width":600,"height":380},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/diyaarado-ciidamo-badan-sida-oo-saakay-ka-degay-baladweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Diyaarado ciidamo badan sida oo saakay ka degay Baladweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155501"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155501"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155503,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155501\/revisions\/155503"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}