{"id":155550,"date":"2021-01-12T13:26:05","date_gmt":"2021-01-12T10:26:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155550"},"modified":"2021-01-12T13:26:05","modified_gmt":"2021-01-12T10:26:05","slug":"daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/","title":{"rendered":"DAAWO QoorQoor oo markale is bedelay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155551\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021112637460233935148292.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"440\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021112637460233935148292.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021112637460233935148292-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021112637460233935148292-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa isaga oo wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee BBC da sheegay in dalka aysan ka dhici doonin doorasho hal dhinac ah.<\/p>\n<p>Qoor Qoor ayaa ka mid ahaa madaxweynayaashii ku garab istaagay xukuumadda go&#8217;aankeedii ahaa in la bilaabo doorashada iyada oo aan waqti kale la soo dhumin karin, hasse ahaatee waxaa muuqata in madaxweynaha Galmudug markan qaatay go&#8217;aan ka duwan kii hore.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug ayaa wareysigiisa ku yiri &#8221; \u201cMarna ma maqlin meel lagu sheegay doorasho hal dhinac ah oo aan laga wada qeybgaleynin, doorashada waxaa lagu heshiiyay in laga wada qeyb galo, haddii ay jirto tabashooyin waa in la xaliyo, doorasho Puntland iyo Jubbaland ka hareen ama ay ka maqan yihiin sabab ma jirto loo qaban karo, mar walba tabashooyinkii jira in la xaliyo oo doorashada waajib tahay in laga qeyb galo\u201d ayuu yiri Qoor Qoor.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Galmudug ayaa dhaleeceyn weyn kala kulmay dhinacyada ka soo horjeeda hannaanka doorashada oo sheegay in ay in uu ka been abuurtay kulankii ugu danbeeyay islamarkaana uusan dhinacooda ku soo celin jawaabtii ay ka sugayeen.<\/p>\n<p>Laakiin mar uu arintaa ka hadlayay ayuu yiri &#8221;Jawaabta waxaan u gudbiyay dad mas&#8217;uuliyiin ah oo markii horeba ay iyagu u xil saarteen dadaallada aan wadnay,&#8221;<\/p>\n<p>Wali waxaa meel adag maraya khilaafka ka dhashay doorashada oo Dowladda Soomaaliya iyo dhinacyada kale ee saameynta ku leh isku mari layihiin waxaa ay arintani ka dhigtay siyaasadda Soomaaliya mid aan daganeyn.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=476&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fbbcnewssomali%2Fvideos%2F321375859135636%2F&amp;show_text=false&amp;width=476\" width=\"476\" height=\"476\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa isaga oo wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee BBC da sheegay in dalka aysan ka dhici doonin doorasho hal dhinac ah. Qoor Qoor ayaa ka mid ahaa madaxweynayaashii ku garab istaagay xukuumadda go&#8217;aankeedii ahaa in la bilaabo doorashada iyada oo aan waqti kale la soo dhumin [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155551,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155550","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO QoorQoor oo markale is bedelay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO QoorQoor oo markale is bedelay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa isaga oo wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee BBC da sheegay in dalka aysan ka dhici doonin doorasho hal dhinac ah. Qoor Qoor ayaa ka mid ahaa madaxweynayaashii ku garab istaagay xukuumadda go&#8217;aankeedii ahaa in la bilaabo doorashada iyada oo aan waqti kale la soo dhumin [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-12T10:26:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021112637460233935148292.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"440\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/\",\"name\":\"DAAWO QoorQoor oo markale is bedelay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021112637460233935148292.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-12T10:26:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021112637460233935148292.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021112637460233935148292.jpg\",\"width\":660,\"height\":440},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO QoorQoor oo markale is bedelay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO QoorQoor oo markale is bedelay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO QoorQoor oo markale is bedelay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor ayaa isaga oo wareysi siiyay laanta Afka Soomaaliga ee BBC da sheegay in dalka aysan ka dhici doonin doorasho hal dhinac ah. Qoor Qoor ayaa ka mid ahaa madaxweynayaashii ku garab istaagay xukuumadda go&#8217;aankeedii ahaa in la bilaabo doorashada iyada oo aan waqti kale la soo dhumin [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-12T10:26:05+00:00","og_image":[{"width":660,"height":440,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021112637460233935148292.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/","name":"DAAWO QoorQoor oo markale is bedelay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021112637460233935148292.jpg","datePublished":"2021-01-12T10:26:05+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021112637460233935148292.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021112637460233935148292.jpg","width":660,"height":440},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoorqoor-oo-markale-is-bedelay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO QoorQoor oo markale is bedelay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155550"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155550"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155550\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155552,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155550\/revisions\/155552"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155551"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155550"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155550"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155550"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}