{"id":155641,"date":"2021-01-14T11:04:19","date_gmt":"2021-01-14T08:04:19","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155641"},"modified":"2021-01-14T11:04:19","modified_gmt":"2021-01-14T08:04:19","slug":"midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/","title":{"rendered":"Midowga Yurub ay diidayinay lakulmaan wasiirkaarimaha dibada ee Maraykanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155642\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3342.jpg\" alt=\"\" width=\"890\" height=\"534\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3342.jpg 890w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3342-300x180.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3342-768x461.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3342-696x418.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3342-700x420.jpg 700w\" sizes=\"(max-width: 890px) 100vw, 890px\" \/><\/p>\n<p>Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa baajiyey safar u uku tegi lahaa Yurub, kadib markii wasiirka arrimaha dibedda Luxembourg iyo saraakiisha Midowga Yurub ay diideen inay la kulmaan.<\/p>\n<p>Saraakiisha Yurub ayaa qaadacay Pompeo maalmo kadib markii burcad taageersan madaxweyne Trump ay qabsadeen xarunta Congress-ka, taasi oo ah weerar aan horey u dhicin oo lagu qaaday dimqoraadiyadda Mareykanka, kana yaabiyey hoggaamiyeyaasha caalamka.<\/p>\n<p>Pompeo, oo ah xulufo aad ugu dhow Trump, ayaa doonayey inuu Jean Asselborn kula kulmay dalka Luxemburg oo ah dal yar balse ah hodan muhiiim u ah gaashaanbuurta NATO, kahor inta uusan hogaamiyeyaasha Yurub kula kulmin magaalada Brussels, sida ay ilo-wareedyo u sheegeen wakaaladda wararka Reuters.<\/p>\n<p>Safarka Pompeo ee Luxemburg ayaa la baajiyey kadib markii saraakiisha ay ka cago jiideen inay ballan saacadeed u qabtaan. Safarka Brussels ayaa sidoo kale la baajiyey.<\/p>\n<p>\u201cHogaamiyeyaasha Yurub waxay ceeb u arkeen la kulanka Pompeo kadib rabshadihii Arbacadii tagtay ka dhacay Washington,\u201d waxaa sidaas yiri diblomaasiyiin Yurub ah oo la hadlay Reuters.<\/p>\n<p>Trump ayaa taageerayaashiisa ku dhiiri-geliyey inay ku xoomaan Aqalka Capitol Hill oo ay ka socotay ansixinta doorashadii Joe Biden ee xilka madaxweynaha Mareykanka, taasi oo Trump uu diiday inuu aqbalo in looga adkaaday.<\/p>\n<p>Pompeo ayaa cambaareeyey rabshadihii Capitol Hill-ka hase yeeshee wax tixraac ah kuma sameyn beenta Trump iyo inuu taageerayaashiisa kiciyey.<\/p>\n<p>Isaga oo ka yaabay rabshada ayaa wasiirka arrimaha dibbeda Luxemburg, Asselborn waxa uu Trump ugu yeeray \u201cdambiile\u201d iyo \u201cqaswade siyaasadeed\u201d.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/edition.cnn.com\/2021\/01\/12\/politics\/pompeo-trip-canceled\/index.html\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRISO SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa baajiyey safar u uku tegi lahaa Yurub, kadib markii wasiirka arrimaha dibedda Luxembourg iyo saraakiisha Midowga Yurub ay diideen inay la kulmaan. Saraakiisha Yurub ayaa qaadacay Pompeo maalmo kadib markii burcad taageersan madaxweyne Trump ay qabsadeen xarunta Congress-ka, taasi oo ah weerar aan horey u dhicin oo lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155642,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155641","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Yurub ay diidayinay lakulmaan wasiirkaarimaha dibada ee Maraykanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Yurub ay diidayinay lakulmaan wasiirkaarimaha dibada ee Maraykanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa baajiyey safar u uku tegi lahaa Yurub, kadib markii wasiirka arrimaha dibedda Luxembourg iyo saraakiisha Midowga Yurub ay diideen inay la kulmaan. Saraakiisha Yurub ayaa qaadacay Pompeo maalmo kadib markii burcad taageersan madaxweyne Trump ay qabsadeen xarunta Congress-ka, taasi oo ah weerar aan horey u dhicin oo lagu [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-14T08:04:19+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3342.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"890\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"534\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/\",\"name\":\"Midowga Yurub ay diidayinay lakulmaan wasiirkaarimaha dibada ee Maraykanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3342.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-14T08:04:19+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3342.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3342.jpg\",\"width\":890,\"height\":534},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Yurub ay diidayinay lakulmaan wasiirkaarimaha dibada ee Maraykanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Yurub ay diidayinay lakulmaan wasiirkaarimaha dibada ee Maraykanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Yurub ay diidayinay lakulmaan wasiirkaarimaha dibada ee Maraykanka - Wardoon","og_description":"Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa baajiyey safar u uku tegi lahaa Yurub, kadib markii wasiirka arrimaha dibedda Luxembourg iyo saraakiisha Midowga Yurub ay diideen inay la kulmaan. Saraakiisha Yurub ayaa qaadacay Pompeo maalmo kadib markii burcad taageersan madaxweyne Trump ay qabsadeen xarunta Congress-ka, taasi oo ah weerar aan horey u dhicin oo lagu [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-14T08:04:19+00:00","og_image":[{"width":890,"height":534,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3342.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/","name":"Midowga Yurub ay diidayinay lakulmaan wasiirkaarimaha dibada ee Maraykanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3342.jpg","datePublished":"2021-01-14T08:04:19+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3342.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/3342.jpg","width":890,"height":534},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-yurub-ay-diidayinay-lakulmaan-wasiirkaarimaha-dibada-ee-maraykanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Yurub ay diidayinay lakulmaan wasiirkaarimaha dibada ee Maraykanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155641"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155641"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155641\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155643,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155641\/revisions\/155643"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155642"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155641"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155641"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155641"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}