{"id":155832,"date":"2021-01-25T12:14:49","date_gmt":"2021-01-25T09:14:49","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155832"},"modified":"2021-01-25T12:14:49","modified_gmt":"2021-01-25T09:14:49","slug":"daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Banaan bax looga soo horjeeday  Farmaajo oo ka dhacay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155833\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/bax.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"665\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/bax.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/bax-300x195.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/bax-768x499.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/bax-696x452.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/bax-647x420.jpg 647w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa saakay barqadii banaan bax kooban ay ka qeyb galeen dad aan sidaa u badneed uu ka dhacay xaafado ka tirsan degmooyinka jaarka ah ee wadajir iyo Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir.<\/p>\n<p>Banaan baxayaasha oo u badnaa haween ayaa watay boorar lagu xardhay Sawirka Madaxweyne Farmaajo, laguna qoray erayo ay kamid yihiin, Dhalinyaradii aad geysay ereteriya meel ku sheeg, farmaajo waa qaran dumis iyo Erayo kale.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah dadka dhigayay banaan baxa oo la hadlay Warbaahinta ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Farmaajo in dhalinyaro badan u daabulay dalka Eritrea ayna halkaasi ku dhinteen qaarkood kuwa kalana dagaal la galiyay.<\/p>\n<p>Shacabka banaan baxa dhigayay ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo in uu is casilo , waxa ayna sheegeen in Madaxweynaha ku fashilmay balan qaadyadii uu sameeyay sidoo kale doonayo in dalka ka qabto doorasho aan loo dhameyn.<\/p>\n<p>Ciidamo katirsan booliiska gobolka Banaadir oo tagay goobta banaan baxa ka socday ayaa awood u adeegsaday dadkii halkaasi isugu soo baxay kuna qasbay in goobta ay kala tagaan dibna ugu laabtaan guryahooda.<\/p>\n<p>Waxaa ay sheegeen in Madaxweyne Farmaajo looga baahan yahay in uu ogolaado doorashada, sidoo kalena Bulshada Muqdisho aysan dooneyn dagaal iyo in Magaalada Muqdisho laga qaxo.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ayaa tegay halka uu banaanbaxa ka socday, iyaga oo kala eryay dadkii banaanbaxayaasha ahaa, si lamid ah sidii horay uga dhacday Magaalada Muqdisho.<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/0cls1ci6weo\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa saakay barqadii banaan bax kooban ay ka qeyb galeen dad aan sidaa u badneed uu ka dhacay xaafado ka tirsan degmooyinka jaarka ah ee wadajir iyo Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir. Banaan baxayaasha oo u badnaa haween ayaa watay boorar lagu xardhay Sawirka Madaxweyne Farmaajo, laguna qoray erayo ay kamid yihiin, Dhalinyaradii aad geysay ereteriya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155833,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155832","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Banaan bax looga soo horjeeday Farmaajo oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Banaan bax looga soo horjeeday Farmaajo oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa saakay barqadii banaan bax kooban ay ka qeyb galeen dad aan sidaa u badneed uu ka dhacay xaafado ka tirsan degmooyinka jaarka ah ee wadajir iyo Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir. Banaan baxayaasha oo u badnaa haween ayaa watay boorar lagu xardhay Sawirka Madaxweyne Farmaajo, laguna qoray erayo ay kamid yihiin, Dhalinyaradii aad geysay ereteriya [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-25T09:14:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/bax.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1024\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"665\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:-Banaan bax looga soo horjeeday Farmaajo oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/bax.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-25T09:14:49+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/bax.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/bax.jpg\",\"width\":1024,\"height\":665},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Banaan bax looga soo horjeeday Farmaajo oo ka dhacay Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Banaan bax looga soo horjeeday Farmaajo oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Banaan bax looga soo horjeeday Farmaajo oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon","og_description":"Waxaa saakay barqadii banaan bax kooban ay ka qeyb galeen dad aan sidaa u badneed uu ka dhacay xaafado ka tirsan degmooyinka jaarka ah ee wadajir iyo Dharkeenleey ee Gobolkan Banaadir. Banaan baxayaasha oo u badnaa haween ayaa watay boorar lagu xardhay Sawirka Madaxweyne Farmaajo, laguna qoray erayo ay kamid yihiin, Dhalinyaradii aad geysay ereteriya [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-25T09:14:49+00:00","og_image":[{"width":1024,"height":665,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/bax.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/","name":"DAAWO:-Banaan bax looga soo horjeeday Farmaajo oo ka dhacay Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/bax.jpg","datePublished":"2021-01-25T09:14:49+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/bax.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/bax.jpg","width":1024,"height":665},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-banaan-bax-looga-soo-horjeeday-farmaajo-oo-ka-dhacay-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Banaan bax looga soo horjeeday Farmaajo oo ka dhacay Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155832"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155832"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155832\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155834,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155832\/revisions\/155834"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155833"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155832"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155832"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155832"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}