{"id":155856,"date":"2021-01-26T13:12:22","date_gmt":"2021-01-26T10:12:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155856"},"modified":"2021-01-26T13:12:45","modified_gmt":"2021-01-26T10:12:45","slug":"wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/","title":{"rendered":"Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Belad Xaawo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155858\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4.jpg 1280w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/>Xaalada Degmada Belad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa saakay degan kadib dagaal culus oo shalay subax degmadaasi ku dhax maray ciidamada maamulka Jubbaland iyo ciidamada milatariga Dowlada Federaalka.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay degmada Balad Xaawo waxaa hada gacanta ku haya ciidamada Federaalka Soomaaliya, waxaana ciidamadii Jubbaland ee shalay qabsaday dib uga baxeen degmadaasi iyagoo jooga duleedka Belad Xaawo.<\/p>\n<p>Shacabka Degmada Belad Xaawo ayaa inta badan isaga barakacay guryahooda, waxa ayna shacabka u qaxeen degmooyin iyo deegaano kale oo ku dhaw dhaw Baled Xaawo si ay uga nabad galaan colaada degmadaasi ka aloosan.<\/p>\n<p>Waxaa jirta cabsi laga qabo in mar kale degmada Belad Xaawo ka dhacaan dagaal kale oo u dhaxeeya ciidamada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Jubbaland, labada dhinac ayaana wada abaabul dagaal.<\/p>\n<p>Dagaalkii shalay ka dhacay degmada Belad Xaawo ayaa dhaliyay khasaaro badan oo isugu jira dhimasho iyo dhaawac soo gaaray dad shacab ah oo haleeshay rasaasta la is dhaafsanayay iyo madaafiicda degmadaasi lagu garaacayay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale degmada Belad Xaawo ayaa lagu wadaa in ay tagaan saraakiil katirsan ciidanka milatariga Soomaaliya oo qiimeyn ku sameenaya dagaalkii ka dhacay degmadaasi iyo sidoo kale ciidamo la sheegay in dagaalka looga qabtay maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p>Dagaalka ka dhacay degmada Belad Xaawo ayaan wali laga heyn warbixin rasmi ah marka laga reebo in labada dhinac dagaalka guulo ka sheegteen, mana jiro ilo kale oo madax banaan oo xaqiijin kara sheegashooyinka labada dhinac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xaalada Degmada Belad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa saakay degan kadib dagaal culus oo shalay subax degmadaasi ku dhax maray ciidamada maamulka Jubbaland iyo ciidamada milatariga Dowlada Federaalka. Sida aan wararka ku helnay degmada Balad Xaawo waxaa hada gacanta ku haya ciidamada Federaalka Soomaaliya, waxaana ciidamadii Jubbaland ee shalay qabsaday dib uga baxeen degmadaasi iyagoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155858,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155856","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Belad Xaawo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Belad Xaawo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xaalada Degmada Belad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa saakay degan kadib dagaal culus oo shalay subax degmadaasi ku dhax maray ciidamada maamulka Jubbaland iyo ciidamada milatariga Dowlada Federaalka. Sida aan wararka ku helnay degmada Balad Xaawo waxaa hada gacanta ku haya ciidamada Federaalka Soomaaliya, waxaana ciidamadii Jubbaland ee shalay qabsaday dib uga baxeen degmadaasi iyagoo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-26T10:12:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-01-26T10:12:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/\",\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Belad Xaawo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-26T10:12:22+00:00\",\"dateModified\":\"2021-01-26T10:12:45+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Belad Xaawo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Belad Xaawo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Belad Xaawo - Wardoon","og_description":"Xaalada Degmada Belad Xaawo ee gobolka Gedo ayaa saakay degan kadib dagaal culus oo shalay subax degmadaasi ku dhax maray ciidamada maamulka Jubbaland iyo ciidamada milatariga Dowlada Federaalka. Sida aan wararka ku helnay degmada Balad Xaawo waxaa hada gacanta ku haya ciidamada Federaalka Soomaaliya, waxaana ciidamadii Jubbaland ee shalay qabsaday dib uga baxeen degmadaasi iyagoo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-26T10:12:22+00:00","article_modified_time":"2021-01-26T10:12:45+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/","name":"Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Belad Xaawo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4.jpg","datePublished":"2021-01-26T10:12:22+00:00","dateModified":"2021-01-26T10:12:45+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/maxresdefault-4.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wararkii-ugu-dambeeyay-xaalada-belad-xaawo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Wararkii Ugu Dambeeyay Xaalada Belad Xaawo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155856"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155856"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155856\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155859,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155856\/revisions\/155859"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155858"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155856"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155856"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155856"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}