{"id":155918,"date":"2021-01-28T13:37:36","date_gmt":"2021-01-28T10:37:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=155918"},"modified":"2021-01-28T13:37:36","modified_gmt":"2021-01-28T10:37:36","slug":"soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ku hanjabtay in  KAbaxeyso Urur gobolleedka IGAD"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-155919\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021128637474034471705691.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"467\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021128637474034471705691.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021128637474034471705691-300x212.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021128637474034471705691-100x70.jpg 100w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021128637474034471705691-594x420.jpg 594w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/>Dowladda Soomaaliya ayaa ku hanjabtay in ay gabi ahaanba isaga baxeyso ka sii mid ahaanshaha urur gobolleedka IGAD, kaddib markii wafdigii xaqiiqo raadinta ahaa ee IGAD u xil saartay muranka dhinaca xuddduda ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya soo saareen warbixin aysan la dhicin dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaarrada Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa Arbacadii shalay sheegay in warbixinta ay soo saareen guddiga aheyd mid eex iyo cadaalad darrro ah, waxaana uu sheegay Wasiirka in Dowladda Soomaaliya ka fiirsaneyso ka sii mid ahaanshaha IGAD.<\/p>\n<p>Dowladda Soomaaliya ayaa Jabuuti ku eedeysay in ay la safatay dowladda Kenya madaama Jabuuti ay garwadeen ka aheyd guddigan xaqiiqo raadinta ah ee loo diray in ay soo ogaadaan waxa ka jira eedeymaha loo jeediyay dowladda Kenya.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Dubbe ayaa wax lala yaabo ku tilmaamay in warbixinta guddiga oo idil aheyd mid laga soo xigtay oo kaliya dowladda Kenya.<\/p>\n<p>Wali wax war ah sooma aysan saarin Guddiga oo la xiriira doodda dhinaca dowladda Soomaaliya ee ka dhanka ah warbixinta ay soo saareen.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa ku hanjabtay in ay gabi ahaanba isaga baxeyso ka sii mid ahaanshaha urur gobolleedka IGAD, kaddib markii wafdigii xaqiiqo raadinta ahaa ee IGAD u xil saartay muranka dhinaca xuddduda ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya soo saareen warbixin aysan la dhicin dowladda Soomaaliya. Wasiirka Wasaarrada Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":155919,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-155918","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Soomaaliya oo ku hanjabtay in KAbaxeyso Urur gobolleedka IGAD - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya oo ku hanjabtay in KAbaxeyso Urur gobolleedka IGAD - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa ku hanjabtay in ay gabi ahaanba isaga baxeyso ka sii mid ahaanshaha urur gobolleedka IGAD, kaddib markii wafdigii xaqiiqo raadinta ahaa ee IGAD u xil saartay muranka dhinaca xuddduda ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya soo saareen warbixin aysan la dhicin dowladda Soomaaliya. Wasiirka Wasaarrada Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-28T10:37:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021128637474034471705691.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"467\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/\",\"name\":\"Soomaaliya oo ku hanjabtay in KAbaxeyso Urur gobolleedka IGAD - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021128637474034471705691.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-28T10:37:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021128637474034471705691.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021128637474034471705691.jpg\",\"width\":660,\"height\":467},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya oo ku hanjabtay in KAbaxeyso Urur gobolleedka IGAD\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya oo ku hanjabtay in KAbaxeyso Urur gobolleedka IGAD - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya oo ku hanjabtay in KAbaxeyso Urur gobolleedka IGAD - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa ku hanjabtay in ay gabi ahaanba isaga baxeyso ka sii mid ahaanshaha urur gobolleedka IGAD, kaddib markii wafdigii xaqiiqo raadinta ahaa ee IGAD u xil saartay muranka dhinaca xuddduda ah ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya soo saareen warbixin aysan la dhicin dowladda Soomaaliya. Wasiirka Wasaarrada Arrimaha Dibada Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-28T10:37:36+00:00","og_image":[{"width":660,"height":467,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021128637474034471705691.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/","name":"Soomaaliya oo ku hanjabtay in KAbaxeyso Urur gobolleedka IGAD - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021128637474034471705691.jpg","datePublished":"2021-01-28T10:37:36+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021128637474034471705691.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/2021128637474034471705691.jpg","width":660,"height":467},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/soomaaliya-oo-ku-hanjabtay-in-kabaxeyso-urur-gobolleedka-igad\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya oo ku hanjabtay in KAbaxeyso Urur gobolleedka IGAD"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155918"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=155918"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155918\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":155920,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/155918\/revisions\/155920"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/155919"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=155918"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=155918"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=155918"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}