{"id":156035,"date":"2021-01-31T20:13:31","date_gmt":"2021-01-31T17:13:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156035"},"modified":"2021-01-31T20:13:31","modified_gmt":"2021-01-31T17:13:31","slug":"daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Weerar Ismiidaamin iyo mid toos ah oo lagu qaaday Hotel Afrik oo kuyaala Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p>Weerar isugu jiray Qarax gaari loo adeegsaday iyo weerar toos ah ayaa lagu qaaday hotelka Afrika ee kuyaala agagaarka Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho, waxaana weerarkan ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p>Koox hubeesan oo banaanka Hotelka ku diyaarsaneed ayaa qaraxa kadib gudaha u galay hotelka, waxa ayna halkaasi ka bilaabeen in rasaas ku furaan qaar kamid ah dadkii hotelka ku sugnaa ay ku jiraan masuuliyiin iyo saraakiil.<\/p>\n<p>Gudaha Hotelka Afrika ayaa wali laga maqlayaa rasaas ay is dhaafsanayaan ciidamada amaanka iyo kooxda hubeesan ee guadaha u gashay Hotelka, waxaana mararka qaar la maqlayaa bambaanooyin iyo qaraxyop hotelka gudihiisa ka dhacaya.<\/p>\n<p>Ciidamada amaanka Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa soo bad baadiyay qaar kamid ah dadkii Hotelka ku sugnaa ay ku jiraan Saraakiil ciidan uu kamid ah yahay Jenearaal Indha Cadde ,Odayaal iyo ganacsato Caan ah.<\/p>\n<p>Wali si dhab ah looma oga khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay weerarkan galabta lagu qaaday Hotelka Afrika, waxaana wali ciidamada amaanka isku dayayaan in ay soo afjaraan howlgalka.<\/p>\n<p>Kooxda Al Shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerarkan galabta lagu qaaday Hotelka Aftika, waxa ayna Al Shabaab sheegtay in masuuliyiin iyo saraakiil waxyeelo kasoo gaartay weerarka Hotelka ku qaadeen.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2FKulmiyeOffical%2Fvideos%2F1092493567844387%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Weerar isugu jiray Qarax gaari loo adeegsaday iyo weerar toos ah ayaa lagu qaaday hotelka Afrika ee kuyaala agagaarka Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho, waxaana weerarkan ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Koox hubeesan oo banaanka Hotelka ku diyaarsaneed ayaa qaraxa kadib gudaha u galay hotelka, waxa ayna halkaasi ka bilaabeen in rasaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156036,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156035","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Weerar Ismiidaamin iyo mid toos ah oo lagu qaaday Hotel Afrik oo kuyaala Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Weerar Ismiidaamin iyo mid toos ah oo lagu qaaday Hotel Afrik oo kuyaala Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Weerar isugu jiray Qarax gaari loo adeegsaday iyo weerar toos ah ayaa lagu qaaday hotelka Afrika ee kuyaala agagaarka Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho, waxaana weerarkan ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Koox hubeesan oo banaanka Hotelka ku diyaarsaneed ayaa qaraxa kadib gudaha u galay hotelka, waxa ayna halkaasi ka bilaabeen in rasaas [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-31T17:13:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"275\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"183\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/\",\"name\":\"DAAWO:-Weerar Ismiidaamin iyo mid toos ah oo lagu qaaday Hotel Afrik oo kuyaala Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-4.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-31T17:13:31+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-4.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-4.jpg\",\"width\":275,\"height\":183},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Weerar Ismiidaamin iyo mid toos ah oo lagu qaaday Hotel Afrik oo kuyaala Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Weerar Ismiidaamin iyo mid toos ah oo lagu qaaday Hotel Afrik oo kuyaala Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Weerar Ismiidaamin iyo mid toos ah oo lagu qaaday Hotel Afrik oo kuyaala Muqdisho - Wardoon","og_description":"Weerar isugu jiray Qarax gaari loo adeegsaday iyo weerar toos ah ayaa lagu qaaday hotelka Afrika ee kuyaala agagaarka Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho, waxaana weerarkan ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Koox hubeesan oo banaanka Hotelka ku diyaarsaneed ayaa qaraxa kadib gudaha u galay hotelka, waxa ayna halkaasi ka bilaabeen in rasaas [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-31T17:13:31+00:00","og_image":[{"width":275,"height":183,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/","name":"DAAWO:-Weerar Ismiidaamin iyo mid toos ah oo lagu qaaday Hotel Afrik oo kuyaala Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-4.jpg","datePublished":"2021-01-31T17:13:31+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-4.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/download-4.jpg","width":275,"height":183},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-weerar-ismiidaamin-iyo-mid-toos-ah-oo-lagu-qaaday-hotel-afrik-oo-kuyaala-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Weerar Ismiidaamin iyo mid toos ah oo lagu qaaday Hotel Afrik oo kuyaala Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156035"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156035"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156035\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156037,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156035\/revisions\/156037"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156036"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156035"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156035"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156035"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}