{"id":156038,"date":"2021-02-01T00:25:33","date_gmt":"2021-01-31T21:25:33","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156038"},"modified":"2021-02-01T00:25:33","modified_gmt":"2021-01-31T21:25:33","slug":"jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/","title":{"rendered":"Jeneraal Galaal oo kudhintay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Afrik"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156039\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/galal.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"732\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/galal.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/galal-295x300.jpg 295w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/galal-696x708.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/galal-413x420.jpg 413w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada dowlada Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa wali isku dayaya in ay soo afjaraan weerarka dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab galabta ku galeen hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Weerarka lagu qaaday hotelka Afrik oo kamid ah hoteelada ugu mashquulka badan Muqdisho ayaa lagu dilay saraakiil ,odayaal iyo dad kale oo shacab ah oo ku sugnaa gudaha Hotelka xiliga uu weerarku dhacayay.<\/p>\n<p>Sida aan wararka ku helnay dadka weerarka Hotel Afrik lagu dilay waxaa kamid ah Jeneraal Maxamed Nuur Galaal oo kamid ah saraakiisha milatariga Soomaaliya kuwooda ugu caansan jagooyin kala duwana kasoo qabtay milatariga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan ciidanka dowlada oo Caawa gudaha u galay hotelka Afrik ayaa xaqiijiyay geerida Jeneraal Galaal , waxaa sidoo kale weerarka lagu dilay Nabadoon Cabdulaahi Nuure Siyaad oo ay walaalo ahaayeen siyaasiga Cabdi Nuure Siyaad (Cabdi Waal) iyo dad kale oo ku sugnaa Hotelka.<\/p>\n<p>Laamaha amaanka dowlada Soomaaliya ayaan wali shaacin khasaaraga ka dhashay weerarka Al Shabaab ku qaadeen Hotelka Afrik oo kuyaalay goob amaankeeda si weyn loo sugo kana soo horjeeda koontaroolka laga ilaaliyo garoonka Aadan Cadde.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada dowlada Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa wali isku dayaya in ay soo afjaraan weerarka dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab galabta ku galeen hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho. Weerarka lagu qaaday hotelka Afrik oo kamid ah hoteelada ugu mashquulka badan Muqdisho ayaa lagu dilay saraakiil ,odayaal iyo dad kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156039,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156038","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jeneraal Galaal oo kudhintay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Afrik - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jeneraal Galaal oo kudhintay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Afrik - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada dowlada Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa wali isku dayaya in ay soo afjaraan weerarka dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab galabta ku galeen hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho. Weerarka lagu qaaday hotelka Afrik oo kamid ah hoteelada ugu mashquulka badan Muqdisho ayaa lagu dilay saraakiil ,odayaal iyo dad kale [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-01-31T21:25:33+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/galal.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"732\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/\",\"name\":\"Jeneraal Galaal oo kudhintay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Afrik - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/galal.jpg\",\"datePublished\":\"2021-01-31T21:25:33+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/galal.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/galal.jpg\",\"width\":720,\"height\":732},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jeneraal Galaal oo kudhintay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Afrik\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jeneraal Galaal oo kudhintay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Afrik - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jeneraal Galaal oo kudhintay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Afrik - Wardoon","og_description":"Ciidamada dowlada Soomaaliya gaar ahaan kuwa sida gaarka ah u tababaran ayaa wali isku dayaya in ay soo afjaraan weerarka dagaalyahano hubeesan oo katirsan Al Shabaab galabta ku galeen hotelka Afrik ee magaalada Muqdisho. Weerarka lagu qaaday hotelka Afrik oo kamid ah hoteelada ugu mashquulka badan Muqdisho ayaa lagu dilay saraakiil ,odayaal iyo dad kale [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-01-31T21:25:33+00:00","og_image":[{"width":720,"height":732,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/galal.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/","name":"Jeneraal Galaal oo kudhintay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Afrik - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/galal.jpg","datePublished":"2021-01-31T21:25:33+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/galal.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/galal.jpg","width":720,"height":732},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jeneraal-galaal-oo-kudhintay-weerarkii-lagu-qaaday-hotelka-afrik\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jeneraal Galaal oo kudhintay Weerarkii lagu qaaday Hotelka Afrik"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156038"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156038"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156038\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156040,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156038\/revisions\/156040"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156039"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156038"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156038"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156038"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}