{"id":156262,"date":"2021-02-05T15:12:31","date_gmt":"2021-02-05T12:12:31","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156262"},"modified":"2021-02-05T15:14:34","modified_gmt":"2021-02-05T12:14:34","slug":"daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/","title":{"rendered":"DAAWO:-\u2018\u2019QOOR QOOR wuxuu isku heystaa inuu wasiir dowle ka yahay dowladda Farmaajo \u2019\u2019"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156013\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/113943959_becdd365-283f-4946-bfb9-6b363639f04f.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/113943959_becdd365-283f-4946-bfb9-6b363639f04f.jpg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/01\/113943959_becdd365-283f-4946-bfb9-6b363639f04f-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Taliye ku-xigeenkii hore hay\u2019adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Cabdisalaam Yuusuf Guuleed ayaa ku eedeeyay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) inuu ku fashilmay sugidda amniga dowlad goboleedka Galmudug.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenkii hore oo hadda aad u falanqeeya arrimaha amniga ayaa dhaleeceeyay Qoor Qoor kadib markii Al-Shabaab ay tiro madaafiic ah ku qalqal galiyeen magaalada Dhuusamareeb oo martigalineysa shirka wadatashiga doorashooyinka.<\/p>\n<p>Bartiisa Facebook ayuu kusoo qoray qoraal uu kaga hadlayo fikirkiisa ku aadan sida uu Axmed Qoorqoor ugu fashilmay amniga maamulkiisa, wuxuuna sheegay iney nasiib darro weyn iyo ceeb ku tahay in magaalo madaxdii madaafiic ku da\u2019eyso.<\/p>\n<p>Cabdisalaam wuxuu sheegay in Qoorqoor ka hor ay dadka reer Galmudug heystaan amni wanaagsan, sidoo kalana uu madaxweynaha Galmudug wali isku heysto inuu yahay Wasiir Dowle ka tirsan Dowladda madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/6Z4sybk3YQ4\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taliye ku-xigeenkii hore hay\u2019adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Cabdisalaam Yuusuf Guuleed ayaa ku eedeeyay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) inuu ku fashilmay sugidda amniga dowlad goboleedka Galmudug. Taliye ku xigeenkii hore oo hadda aad u falanqeeya arrimaha amniga ayaa dhaleeceeyay Qoor Qoor kadib markii Al-Shabaab ay tiro madaafiic ah ku qalqal galiyeen magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156263,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156262","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-\u2018\u2019QOOR QOOR wuxuu isku heystaa inuu wasiir dowle ka yahay dowladda Farmaajo \u2019\u2019 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-\u2018\u2019QOOR QOOR wuxuu isku heystaa inuu wasiir dowle ka yahay dowladda Farmaajo \u2019\u2019 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Taliye ku-xigeenkii hore hay\u2019adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Cabdisalaam Yuusuf Guuleed ayaa ku eedeeyay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) inuu ku fashilmay sugidda amniga dowlad goboleedka Galmudug. Taliye ku xigeenkii hore oo hadda aad u falanqeeya arrimaha amniga ayaa dhaleeceeyay Qoor Qoor kadib markii Al-Shabaab ay tiro madaafiic ah ku qalqal galiyeen magaalada [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-05T12:12:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-05T12:14:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"833\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"680\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/\",\"name\":\"DAAWO:-\u2018\u2019QOOR QOOR wuxuu isku heystaa inuu wasiir dowle ka yahay dowladda Farmaajo \u2019\u2019 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3.png\",\"datePublished\":\"2021-02-05T12:12:31+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-05T12:14:34+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3.png\",\"width\":833,\"height\":680},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-\u2018\u2019QOOR QOOR wuxuu isku heystaa inuu wasiir dowle ka yahay dowladda Farmaajo \u2019\u2019\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-\u2018\u2019QOOR QOOR wuxuu isku heystaa inuu wasiir dowle ka yahay dowladda Farmaajo \u2019\u2019 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-\u2018\u2019QOOR QOOR wuxuu isku heystaa inuu wasiir dowle ka yahay dowladda Farmaajo \u2019\u2019 - Wardoon","og_description":"Taliye ku-xigeenkii hore hay\u2019adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Cabdisalaam Yuusuf Guuleed ayaa ku eedeeyay madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) inuu ku fashilmay sugidda amniga dowlad goboleedka Galmudug. Taliye ku xigeenkii hore oo hadda aad u falanqeeya arrimaha amniga ayaa dhaleeceeyay Qoor Qoor kadib markii Al-Shabaab ay tiro madaafiic ah ku qalqal galiyeen magaalada [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-05T12:12:31+00:00","article_modified_time":"2021-02-05T12:14:34+00:00","og_image":[{"width":833,"height":680,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/","name":"DAAWO:-\u2018\u2019QOOR QOOR wuxuu isku heystaa inuu wasiir dowle ka yahay dowladda Farmaajo \u2019\u2019 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3.png","datePublished":"2021-02-05T12:12:31+00:00","dateModified":"2021-02-05T12:14:34+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-3.png","width":833,"height":680},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-qoor-qoor-wuxuu-isku-heystaa-inuu-wasiir-dowle-ka-yahay-dowladda-farmaajo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-\u2018\u2019QOOR QOOR wuxuu isku heystaa inuu wasiir dowle ka yahay dowladda Farmaajo \u2019\u2019"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156262"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156262"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156262\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156266,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156262\/revisions\/156266"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156263"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156262"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156262"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156262"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}