{"id":156331,"date":"2021-02-07T21:49:17","date_gmt":"2021-02-07T18:49:17","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156331"},"modified":"2021-02-07T21:49:17","modified_gmt":"2021-02-07T18:49:17","slug":"puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/","title":{"rendered":"Puntland: \u201cLaga bilaabo berri Farmaajo uma aqoonsanin Madaxweyne"},"content":{"rendered":"<p>Puntland ayaa shaacisay in laga bilaabo maalinta berri oo isniin ah aysan Madaxweyne u aqoonsanayn Farmaajo, maadaama uu dhammaaday muddo xileedkiisii sharciga ahaa<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Puntland, Cabdullaahi Cali Xirsi Tima-cadde, ayaa sheegay in xukuumadda Puntland ay madaxweyne Farmaajo u aqoonsaneyso mas\u2019uul hore, isla markaana ugu yeeri doonto \u201cMadaxweynihii hore ee dalka\u201c.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Wasiirka ayaa Madaxweynaha ku eedeeyay fashilka ku yimid Shirkii Dhuusamareeb, kaasoo natiijo la\u2019aan ku dhammaaday ka dib markii la isku mari waayey qodobo ay ka mid tahay xaalada gobolka Gedo.<\/p>\n<p>Wasiirka Warfaafinta Puntland, Cabdullaahi Cali Xirsi Tima-cadde ayaa madaxda dowlad goboleedyada raalli-gelin ka siiyay hadalkii Madaxweyne Farmaajo ku sheegay in Siciid Deni oo keliya uu qortay Heshiiskii Arrimaha doorashada ee 17-kii September.<\/p>\n<p>\u201cHadalka Farmaajo ku sheegay in Madaxweyne Saciid Deni uu soo qortay heshiiskii Arrimaha doorashada ee 17-kii September waa mid gef iyo meel ka dhac ku ah madaxda dowlad goboleedyada\u201d ayuu yiri wasiirka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Puntland ayaa shaacisay in laga bilaabo maalinta berri oo isniin ah aysan Madaxweyne u aqoonsanayn Farmaajo, maadaama uu dhammaaday muddo xileedkiisii sharciga ahaa Wasiirka Warfaafinta Puntland, Cabdullaahi Cali Xirsi Tima-cadde, ayaa sheegay in xukuumadda Puntland ay madaxweyne Farmaajo u aqoonsaneyso mas\u2019uul hore, isla markaana ugu yeeri doonto \u201cMadaxweynihii hore ee dalka\u201c. Dhinaca kale, Wasiirka ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156267,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156331","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Puntland: \u201cLaga bilaabo berri Farmaajo uma aqoonsanin Madaxweyne - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Puntland: \u201cLaga bilaabo berri Farmaajo uma aqoonsanin Madaxweyne - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Puntland ayaa shaacisay in laga bilaabo maalinta berri oo isniin ah aysan Madaxweyne u aqoonsanayn Farmaajo, maadaama uu dhammaaday muddo xileedkiisii sharciga ahaa Wasiirka Warfaafinta Puntland, Cabdullaahi Cali Xirsi Tima-cadde, ayaa sheegay in xukuumadda Puntland ay madaxweyne Farmaajo u aqoonsaneyso mas\u2019uul hore, isla markaana ugu yeeri doonto \u201cMadaxweynihii hore ee dalka\u201c. Dhinaca kale, Wasiirka ayaa [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-07T18:49:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS.gif\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"445\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/gif\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/\",\"name\":\"Puntland: \u201cLaga bilaabo berri Farmaajo uma aqoonsanin Madaxweyne - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS.gif\",\"datePublished\":\"2021-02-07T18:49:17+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS.gif\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS.gif\",\"width\":800,\"height\":445},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Puntland: \u201cLaga bilaabo berri Farmaajo uma aqoonsanin Madaxweyne\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Puntland: \u201cLaga bilaabo berri Farmaajo uma aqoonsanin Madaxweyne - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Puntland: \u201cLaga bilaabo berri Farmaajo uma aqoonsanin Madaxweyne - Wardoon","og_description":"Puntland ayaa shaacisay in laga bilaabo maalinta berri oo isniin ah aysan Madaxweyne u aqoonsanayn Farmaajo, maadaama uu dhammaaday muddo xileedkiisii sharciga ahaa Wasiirka Warfaafinta Puntland, Cabdullaahi Cali Xirsi Tima-cadde, ayaa sheegay in xukuumadda Puntland ay madaxweyne Farmaajo u aqoonsaneyso mas\u2019uul hore, isla markaana ugu yeeri doonto \u201cMadaxweynihii hore ee dalka\u201c. Dhinaca kale, Wasiirka ayaa [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-07T18:49:17+00:00","og_image":[{"width":800,"height":445,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS.gif","type":"image\/gif"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/","name":"Puntland: \u201cLaga bilaabo berri Farmaajo uma aqoonsanin Madaxweyne - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS.gif","datePublished":"2021-02-07T18:49:17+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS.gif","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/BREAKING-NEWS.gif","width":800,"height":445},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/puntland-laga-bilaabo-berri-farmaajo-uma-aqoonsanin-madaxweyne\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Puntland: \u201cLaga bilaabo berri Farmaajo uma aqoonsanin Madaxweyne"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156331"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156331"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156331\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156332,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156331\/revisions\/156332"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156267"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156331"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156331"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156331"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}