{"id":156496,"date":"2021-02-11T13:24:22","date_gmt":"2021-02-11T10:24:22","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156496"},"modified":"2021-02-11T13:24:22","modified_gmt":"2021-02-11T10:24:22","slug":"malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/","title":{"rendered":"Malabsade iyo Sadexdiisa Xaas oo lasooxiray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156497\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148759102_3880824051938187_7136191985410622084_n.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"396\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148759102_3880824051938187_7136191985410622084_n.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148759102_3880824051938187_7136191985410622084_n-300x165.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148759102_3880824051938187_7136191985410622084_n-696x383.jpg 696w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n<p>Ciidamada booliska gobalka Banaadir ayaa soo qabtay wiil dhallinyaro ah oo loo garan ogyahay Malabsade, kaasi oo baraha bulshada kasoo muuqday isaga iyo saddex gabdhood oo sheegay in ay is xaaskiisa yihiin, islamarkaana ay ku nool yihiin hal guri.<\/p>\n<p>Taliska qeybta guud ee booliska gobalka Banaadir ayaa bixiyay amarka lagu soo qabtay wiilkaan iyo gabdhihii la sameeyay sheekada beenta ah, waxaana la sheegay in la baarayo.<\/p>\n<p>Mid ka mid ah Telefishinada Soomaalida ayaa baahiyay muuqaalka Malabsade oo sheegay been ah in uu qabo saddexda gabdhood islamarkaana ay ku nool laba qol, iyadoo saacado kadib baahinta warkaas ay been noqotay sheekadii.<\/p>\n<p>Qaar kamid ah shacabka Soomaaliyeed ayaa aad isu weydiiyay sababta keentay beenta ay sheegeen, hase yeeshee markale oo la wareestay waxay sababtu ku sheegeen in ay rabeen in ay caan noqdaan.<\/p>\n<p>Inkastoo booliska Soomaaliya uu qaaday talaabadaan, haddana Muqdisho waxaa ka jira dhacdooyin kale oo waa weyn, kuwaas oo xadgudub ku ah dhaqanka iyo diinta Islaamka waxaana dowladda lagu eedeeyaa in aysan waxba ka qaban arimahaas.<\/p>\n<p>Ma cadda tallaabada ay dowladda ka qaadi doonto Malabsade iyo \u201cxaasaskiisa\u201d beenta ahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ciidamada booliska gobalka Banaadir ayaa soo qabtay wiil dhallinyaro ah oo loo garan ogyahay Malabsade, kaasi oo baraha bulshada kasoo muuqday isaga iyo saddex gabdhood oo sheegay in ay is xaaskiisa yihiin, islamarkaana ay ku nool yihiin hal guri. Taliska qeybta guud ee booliska gobalka Banaadir ayaa bixiyay amarka lagu soo qabtay wiilkaan iyo gabdhihii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156497,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156496","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Malabsade iyo Sadexdiisa Xaas oo lasooxiray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Malabsade iyo Sadexdiisa Xaas oo lasooxiray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ciidamada booliska gobalka Banaadir ayaa soo qabtay wiil dhallinyaro ah oo loo garan ogyahay Malabsade, kaasi oo baraha bulshada kasoo muuqday isaga iyo saddex gabdhood oo sheegay in ay is xaaskiisa yihiin, islamarkaana ay ku nool yihiin hal guri. Taliska qeybta guud ee booliska gobalka Banaadir ayaa bixiyay amarka lagu soo qabtay wiilkaan iyo gabdhihii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-11T10:24:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148759102_3880824051938187_7136191985410622084_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"396\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/\",\"name\":\"Malabsade iyo Sadexdiisa Xaas oo lasooxiray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148759102_3880824051938187_7136191985410622084_n.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-11T10:24:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148759102_3880824051938187_7136191985410622084_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148759102_3880824051938187_7136191985410622084_n.jpg\",\"width\":720,\"height\":396},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Malabsade iyo Sadexdiisa Xaas oo lasooxiray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Malabsade iyo Sadexdiisa Xaas oo lasooxiray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Malabsade iyo Sadexdiisa Xaas oo lasooxiray - Wardoon","og_description":"Ciidamada booliska gobalka Banaadir ayaa soo qabtay wiil dhallinyaro ah oo loo garan ogyahay Malabsade, kaasi oo baraha bulshada kasoo muuqday isaga iyo saddex gabdhood oo sheegay in ay is xaaskiisa yihiin, islamarkaana ay ku nool yihiin hal guri. Taliska qeybta guud ee booliska gobalka Banaadir ayaa bixiyay amarka lagu soo qabtay wiilkaan iyo gabdhihii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-11T10:24:22+00:00","og_image":[{"width":720,"height":396,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148759102_3880824051938187_7136191985410622084_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/","name":"Malabsade iyo Sadexdiisa Xaas oo lasooxiray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148759102_3880824051938187_7136191985410622084_n.jpg","datePublished":"2021-02-11T10:24:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148759102_3880824051938187_7136191985410622084_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/148759102_3880824051938187_7136191985410622084_n.jpg","width":720,"height":396},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/malabsade-iyo-sadexdiisa-xaas-oo-lasooxiray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Malabsade iyo Sadexdiisa Xaas oo lasooxiray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156496"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156496"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156496\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156498,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156496\/revisions\/156498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156497"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156496"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156496"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156496"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}