{"id":156536,"date":"2021-02-12T22:40:01","date_gmt":"2021-02-12T19:40:01","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156536"},"modified":"2021-02-12T22:40:01","modified_gmt":"2021-02-12T19:40:01","slug":"jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/","title":{"rendered":"Jubaland oo tiri hadaanan Gedo oo dhamaystiran nalagu soowareejin doorasho madhacayso"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156537\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/108400835_2ce9d3c2-c8bf-489a-a3c2-3e2f7e8f201d.jpg\" alt=\"\" width=\"640\" height=\"360\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/108400835_2ce9d3c2-c8bf-489a-a3c2-3e2f7e8f201d.jpg 640w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/108400835_2ce9d3c2-c8bf-489a-a3c2-3e2f7e8f201d-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 640px) 100vw, 640px\" \/><\/p>\n<p>Maamulka Jubaland ayaa sii adkeeyey shuruudda ay ku xireen doorashada Soomaaliya ee la xiriirtay gobolka Gedo, oo ay isku hayaan madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>Wasiirka warfaafinta ee Jubaland, Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed, oo maanta ka qeyb galay barnaamijka doodda Jimcaha ee BBC-da, ayaa hoosta ka xariiqay in dhankooda aysan \u201cdoorasho ka qeyb gali doonin hadii lagu wareejin waayo dhammaan deegaannada gobolka Gedo.\u201d<\/p>\n<p>\u201cXaq waxaan u leenahay oo September 17 lagu gooyay in aan annagu mas\u2019uul ka nahay doorashada qeybta ka dhaceysa Jubaland. Madaxweynaheennu mas\u2019uul kama noqon karo meel uu Maxamed Cabdullaahi Farmaajo qabsaday, oo xitaa intaan u tanaasulnay aan dhahnay Gedo inteeda kale dib u heshiisiinta dambe ha gasho ee Garbahaareey aan guddoomiyihii iyo 100 wiil oo boolis ah keenno, oo uu diiday, oo ay dheheen ka tanaasula, oo uu subixii dambena soo duulay, markaasaad leedihiin dalka yaan caqabad la gelinin,\u201d ayuu yiri Wasiirka warfaafinta Jubaland, oo u hadlayay si caro leh.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas kusii daray: \u201cAnnagu waxaan taagan nahay\u2026 haddaan idiin sheegayaa, Gedo oo Complete ah (dhameystiran) oo aan lasoo celinin, wax doorasho ah oo ay jubaland galeyso ma jirto. Haddaan idiin sheegayaa, waa go\u2019aanka aan leenahay, 60 maalmood gudahood haddii aan lagaga qaadin ciidamada oo aanan maamulka Juabaland gacantooda lagu soo celinin wax doorasho ah oo aan galeyno ma jirto.\u201d<\/p>\n<p>Laakiin xildhibaan Sakariye Xaaji Cabdi, oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, oo isagana doodda qeyb ka ahaa ayaa difaacayay eedeymaha loo jeedinayay dowladda federeelka. Wuxuu ka jawaabay hadalka kasoo baxay wasiirka warfaafinta Jubaland.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa la yaab leh wasiirku marna wuxuu leeyahay madaxweyne marna wuxuu leeyahay dal buu qabsaday. Soo madaxweynihii dalka ma aha? Meel la qabsaday annagu ma naqaanno, mana aannaan arag. Wax aan micno lahayn in doorashada lagu hakiyo ma aha. Hadda wasiirku go\u2019aan buu gaadhay oo wuxuu yidhi annagu doorasho qaban meyno, mana rabno dooarsho. Hadde waayahaye marka umadda Soomaaliyeed bay u taallaa arrintaasi, wayna na dhageysanayaan, annagu laakiin doorasho ayaan rabnaa,\u201d ayuu yiri xildhibaan Sakariye.<\/p>\n<p>Gobolka Gedo ayaa u muuqda inuu xuddun u noqday khilaafka u dhaxeeya maamul goboleedka Jubbaland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiinta Jubbaland waxay ku andacoonayaan in shan degmo oo ka mid ah gobolkaas ay dowlada dhexe iyadu maamusho, ayna mas\u2019uuliyadda ciidanka ka howlgala halkaas u dhiibtay taliyeyaal iyada ka amar qaata.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maamulka Jubaland ayaa sii adkeeyey shuruudda ay ku xireen doorashada Soomaaliya ee la xiriirtay gobolka Gedo, oo ay isku hayaan madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Wasiirka warfaafinta ee Jubaland, Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed, oo maanta ka qeyb galay barnaamijka doodda Jimcaha ee BBC-da, ayaa hoosta ka xariiqay in dhankooda aysan \u201cdoorasho ka qeyb [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156537,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156536","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Jubaland oo tiri hadaanan Gedo oo dhamaystiran nalagu soowareejin doorasho madhacayso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Jubaland oo tiri hadaanan Gedo oo dhamaystiran nalagu soowareejin doorasho madhacayso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maamulka Jubaland ayaa sii adkeeyey shuruudda ay ku xireen doorashada Soomaaliya ee la xiriirtay gobolka Gedo, oo ay isku hayaan madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Wasiirka warfaafinta ee Jubaland, Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed, oo maanta ka qeyb galay barnaamijka doodda Jimcaha ee BBC-da, ayaa hoosta ka xariiqay in dhankooda aysan \u201cdoorasho ka qeyb [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-12T19:40:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/108400835_2ce9d3c2-c8bf-489a-a3c2-3e2f7e8f201d.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"640\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"360\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/\",\"name\":\"Jubaland oo tiri hadaanan Gedo oo dhamaystiran nalagu soowareejin doorasho madhacayso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/108400835_2ce9d3c2-c8bf-489a-a3c2-3e2f7e8f201d.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-12T19:40:01+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/108400835_2ce9d3c2-c8bf-489a-a3c2-3e2f7e8f201d.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/108400835_2ce9d3c2-c8bf-489a-a3c2-3e2f7e8f201d.jpg\",\"width\":640,\"height\":360},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Jubaland oo tiri hadaanan Gedo oo dhamaystiran nalagu soowareejin doorasho madhacayso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Jubaland oo tiri hadaanan Gedo oo dhamaystiran nalagu soowareejin doorasho madhacayso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Jubaland oo tiri hadaanan Gedo oo dhamaystiran nalagu soowareejin doorasho madhacayso - Wardoon","og_description":"Maamulka Jubaland ayaa sii adkeeyey shuruudda ay ku xireen doorashada Soomaaliya ee la xiriirtay gobolka Gedo, oo ay isku hayaan madaxweynaha waqtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Wasiirka warfaafinta ee Jubaland, Cabdi Xuseen Sheekh Maxamed, oo maanta ka qeyb galay barnaamijka doodda Jimcaha ee BBC-da, ayaa hoosta ka xariiqay in dhankooda aysan \u201cdoorasho ka qeyb [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-12T19:40:01+00:00","og_image":[{"width":640,"height":360,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/108400835_2ce9d3c2-c8bf-489a-a3c2-3e2f7e8f201d.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/","name":"Jubaland oo tiri hadaanan Gedo oo dhamaystiran nalagu soowareejin doorasho madhacayso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/108400835_2ce9d3c2-c8bf-489a-a3c2-3e2f7e8f201d.jpg","datePublished":"2021-02-12T19:40:01+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/108400835_2ce9d3c2-c8bf-489a-a3c2-3e2f7e8f201d.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/108400835_2ce9d3c2-c8bf-489a-a3c2-3e2f7e8f201d.jpg","width":640,"height":360},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/jubaland-oo-tiri-hadaanan-gedo-oo-dhamaystiran-nalagu-soowareejin-doorasho-madhacayso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Jubaland oo tiri hadaanan Gedo oo dhamaystiran nalagu soowareejin doorasho madhacayso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156536"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156536"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156536\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156538,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156536\/revisions\/156538"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156537"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156536"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156536"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156536"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}