{"id":156551,"date":"2021-02-13T13:02:52","date_gmt":"2021-02-13T10:02:52","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156551"},"modified":"2021-02-13T13:02:52","modified_gmt":"2021-02-13T10:02:52","slug":"madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/","title":{"rendered":"Madaxwaynaha xiligiisadhamaaday oo lagu eedeeyay magacaabis sharci daro ah"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156373\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/202128637483617959891091.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"368\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/202128637483617959891091.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/202128637483617959891091-300x167.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la sheegay in si sharci daro ah u magacaabay xubno kamid noqonaya gollaha adeega garsoorka dalka .<\/p>\n<p>Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sheegay in Farmaajo si sharci daro ah xalay u saxiixay Todoba ka mid ah Sagaalka xubnood ee Golaha Addeegga Garsoorka, kuwaa uu sheegay in aysan waafaqsanayn Dastuurka iyo Sharciga Dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Xildhibaanka in magacaabista xubnahan uu sameeyay Madaxweyne Farmaajo xili mudo xileedkiisu dhamaaday, waxa uuna xusay in taariikhda magacaabista laga dhigay sanadkii hore si umada loo qaldo.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Halkan ka akhriso qoraal uu arintan uga hadlay Mahad Salaad<\/strong><\/p>\n<p>FARMAAJO WAA SOO XARGAGOOSTAY EE DALKA IYO DADKA HA LAGA BADBAADIYO&#x203c;&#xfe0f;<\/p>\n<p>Farmaajo wuxuu xalay si sharci daro ah oo dhuumaalaysi ah u saxiixay Todoba (7) ka mid ah Sagaalka (9) xubnood ee Golaha Addeegga Garsoorka. Kuwaas oo aan waafaqsanayn Dastuurka Federaalka iyo Sharciga Dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka.<\/p>\n<p>Ka sokow in xubnahaas markii horeba aysan soo buuxin shuruudaha xubinnimada ee ku cad Qod. 109A Dastuurka iyo Qod. 6aad ee Sharciga lagu asaasay Golaha Addeegga Garsoorka, haddana waxa sidoo kale la fogeeyay taariikhda xeerkan la saxiixay iyadoo laga dhigayo in muddo hore la saxiixay, maadaaba Farmaajo hada uusan lahayn sharciyad uu xeer ku saxiixi karo oo mudo xileedkiisu dhamaaday. Hadana xeerkani wuxuu ka soo horjeedaa qodobo badan oo Dastuurka iyo shuruucda kale ee dalka u yaalla ah. Tusaale ahaan:<\/p>\n<ol>\n<li>Xeerkan wuxuu ka soo horjeedaa Qod. 7aad ee Sharciga Dhismaha Golaha Adeegga Garsoorka ee si cad u qeexaya Habraaca Magacaabista Xubnaha Golaha Adeegga Garsoorka. Qodobkan waxaa horay u soo jebiyay Xukuumadii xilgaarsiinta ee Mahdi Guuleed hoggaaminayay.<\/li>\n<li>Xeerkan wuxuu ka soo horjeedaa Qod. 112aad dastuurka ee si cad u qeexaya in Magacaabidda Guddiyada Madaxbannan Heer Federaal marka Golaha Wasiirrada ansixiyaan ay magacyadooda u gudbinayaan Baarlamaanka Federaalka (labada aqal) si uu u ansixiyo, kadibna waxaa loo gudbinayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, si uu magacaabistooda xeer uga soo saaro. Iyadana ma dhicin oo Farmaajo ayaa mar kale ka tilaabsaday ansixinta Aqalka Sare!<\/li>\n<li>Xeerkan wuxuu ka soo horjeedaa Qod. 85aad Dastuurka ee Dhaqangelidda Sharciyada maadaaba uusan soo marin habraaca sharci-dejinta labada Aqal ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ku xusan qodobkan.<\/li>\n<li>Farmaajo wuxuu si bareer ah ugu tuntay Qod. 87aad (2), 90aad (f), 96aad Dastuurka ee xeerinaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka uu xilkiisa u gudanaayo si daacad ah oo danta dalka, dadka iyo diintu ku jirto, dhawrayana Dastuurka Qaranka iyo shuruucda kale ee dalka u yaalla.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Haddaba, Farmaajo waa soo xargagoostay ee ha loo istaago sidii dalka iyo dadka looga badbaadin lahaa&#x203c;&#xfe0f;<\/p>\n<p><strong>Hon. Mahad Salad<\/strong><\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156552\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/adeg-1-713x1024-1.jpg\" alt=\"\" width=\"713\" height=\"1024\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/adeg-1-713x1024-1.jpg 713w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/adeg-1-713x1024-1-209x300.jpg 209w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/adeg-1-713x1024-1-696x1000.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/adeg-1-713x1024-1-292x420.jpg 292w\" sizes=\"(max-width: 713px) 100vw, 713px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la sheegay in si sharci daro ah u magacaabay xubno kamid noqonaya gollaha adeega garsoorka dalka . Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sheegay in Farmaajo si sharci daro ah xalay u saxiixay Todoba ka mid ah Sagaalka xubnood ee Golaha Addeegga Garsoorka, kuwaa uu sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156373,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156551","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxwaynaha xiligiisadhamaaday oo lagu eedeeyay magacaabis sharci daro ah - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxwaynaha xiligiisadhamaaday oo lagu eedeeyay magacaabis sharci daro ah - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la sheegay in si sharci daro ah u magacaabay xubno kamid noqonaya gollaha adeega garsoorka dalka . Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sheegay in Farmaajo si sharci daro ah xalay u saxiixay Todoba ka mid ah Sagaalka xubnood ee Golaha Addeegga Garsoorka, kuwaa uu sheegay in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-13T10:02:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/202128637483617959891091.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"368\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/\",\"name\":\"Madaxwaynaha xiligiisadhamaaday oo lagu eedeeyay magacaabis sharci daro ah - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/202128637483617959891091.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-13T10:02:52+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/202128637483617959891091.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/202128637483617959891091.jpg\",\"width\":660,\"height\":368},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxwaynaha xiligiisadhamaaday oo lagu eedeeyay magacaabis sharci daro ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxwaynaha xiligiisadhamaaday oo lagu eedeeyay magacaabis sharci daro ah - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxwaynaha xiligiisadhamaaday oo lagu eedeeyay magacaabis sharci daro ah - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha mudo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa la sheegay in si sharci daro ah u magacaabay xubno kamid noqonaya gollaha adeega garsoorka dalka . Xildhibaan Mahad Salaad ayaa sheegay in Farmaajo si sharci daro ah xalay u saxiixay Todoba ka mid ah Sagaalka xubnood ee Golaha Addeegga Garsoorka, kuwaa uu sheegay in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-13T10:02:52+00:00","og_image":[{"width":660,"height":368,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/202128637483617959891091.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/","name":"Madaxwaynaha xiligiisadhamaaday oo lagu eedeeyay magacaabis sharci daro ah - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/202128637483617959891091.jpg","datePublished":"2021-02-13T10:02:52+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/202128637483617959891091.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/202128637483617959891091.jpg","width":660,"height":368},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwaynaha-xiligiisadhamaaday-oo-lagu-eedeeyay-magacaabis-sharci-daro-ah\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxwaynaha xiligiisadhamaaday oo lagu eedeeyay magacaabis sharci daro ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156551"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156551"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156551\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156553,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156551\/revisions\/156553"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156373"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156551"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156551"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156551"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}