{"id":156554,"date":"2021-02-13T13:08:02","date_gmt":"2021-02-13T10:08:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156554"},"modified":"2021-02-13T13:08:02","modified_gmt":"2021-02-13T10:08:02","slug":"beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/","title":{"rendered":"Beesha caalamka oo ka hadashay muranka ka taagan shirka Farmaajo ku dhawaaqay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156555\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2021213637487889329129542.jpg\" alt=\"\" width=\"660\" height=\"400\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2021213637487889329129542.jpg 660w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2021213637487889329129542-300x182.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 660px) 100vw, 660px\" \/><\/p>\n<p>Beesha Caalamka ayaa soo dhoweeysay ku dhawaaqidda in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ay kulmi doonaan 15ka Febraayo si loo dhameystiro qabanqaabada hirgelinta heshiiskii doorashada ee 17kii Sebtembar, loona sii amba-qaadi lahaa horumarkii la gaaray shirkii Dhusamareeb.<\/p>\n<p>Beesha caalamka ayaa sheegtay in aysan aaminsanayn su\u2019aasha ku saabsan goobta shirka lagu qabanayo in ay cudurdaar u noqoto dib-u-dhac kasta ee ku yimaada shir-madexeedkan muhiimka ah, waxayna ku booriyeen Dowladda Federaalka iyo Goboleedyada inay ku heshiiyaan jadwal doorasho oo gaaban oo lagama maarmaan u ah hirgelinta Heshiiskii 17kii Sebtembar.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan aaminsannahay inay muhiim tahay in wadahadaladii ka soo billowday Dhusamareeb si dhakhso leh looga mira-dhaliyo marka la guda-galo wada-hadalada soo socda. Waxaan ku dhiirigelineynaa hoggaamiyaasha Soomaaliya ee ka qaybgelaya shir-madaxeedka inay si joogto ah ula xiriiraan oo ay ula tashadaan saamillayda kale ee Soomaaliyeed si wada-hadadalladu u noqdaan kuwo laga baaraan-degay,\u201d ayaa lagu yiri bayaan kasoo baxay beesha caalamka.<\/p>\n<p>Waxay sheegeen saaxiibadda Soomaaliya in la joogo waqtigii laga fogaan lahaa tallaabooyinka halka dhinac ah oo ay dhinacyadu keligood qaadaan, isla markaana si dhakhso leh loogu dhaqaaqi lahaa in lagu heshiiyo hirgelinta geeddi-socodka doorashooyinka ee 17kii Sebtember si loo soo doorto madaxda Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beesha Caalamka ayaa soo dhoweeysay ku dhawaaqidda in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ay kulmi doonaan 15ka Febraayo si loo dhameystiro qabanqaabada hirgelinta heshiiskii doorashada ee 17kii Sebtembar, loona sii amba-qaadi lahaa horumarkii la gaaray shirkii Dhusamareeb. Beesha caalamka ayaa sheegtay in aysan aaminsanayn su\u2019aasha ku saabsan goobta shirka lagu qabanayo in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156555,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156554","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Beesha caalamka oo ka hadashay muranka ka taagan shirka Farmaajo ku dhawaaqay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Beesha caalamka oo ka hadashay muranka ka taagan shirka Farmaajo ku dhawaaqay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Beesha Caalamka ayaa soo dhoweeysay ku dhawaaqidda in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ay kulmi doonaan 15ka Febraayo si loo dhameystiro qabanqaabada hirgelinta heshiiskii doorashada ee 17kii Sebtembar, loona sii amba-qaadi lahaa horumarkii la gaaray shirkii Dhusamareeb. Beesha caalamka ayaa sheegtay in aysan aaminsanayn su\u2019aasha ku saabsan goobta shirka lagu qabanayo in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-13T10:08:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2021213637487889329129542.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"400\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/\",\"name\":\"Beesha caalamka oo ka hadashay muranka ka taagan shirka Farmaajo ku dhawaaqay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2021213637487889329129542.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-13T10:08:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2021213637487889329129542.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2021213637487889329129542.jpg\",\"width\":660,\"height\":400},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Beesha caalamka oo ka hadashay muranka ka taagan shirka Farmaajo ku dhawaaqay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Beesha caalamka oo ka hadashay muranka ka taagan shirka Farmaajo ku dhawaaqay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Beesha caalamka oo ka hadashay muranka ka taagan shirka Farmaajo ku dhawaaqay - Wardoon","og_description":"Beesha Caalamka ayaa soo dhoweeysay ku dhawaaqidda in madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Dowlad Goboleedyada ay kulmi doonaan 15ka Febraayo si loo dhameystiro qabanqaabada hirgelinta heshiiskii doorashada ee 17kii Sebtembar, loona sii amba-qaadi lahaa horumarkii la gaaray shirkii Dhusamareeb. Beesha caalamka ayaa sheegtay in aysan aaminsanayn su\u2019aasha ku saabsan goobta shirka lagu qabanayo in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-13T10:08:02+00:00","og_image":[{"width":660,"height":400,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2021213637487889329129542.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/","name":"Beesha caalamka oo ka hadashay muranka ka taagan shirka Farmaajo ku dhawaaqay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2021213637487889329129542.jpg","datePublished":"2021-02-13T10:08:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2021213637487889329129542.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2021213637487889329129542.jpg","width":660,"height":400},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/beesha-caalamka-oo-ka-hadashay-muranka-ka-taagan-shirka-farmaajo-ku-dhawaaqay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Beesha caalamka oo ka hadashay muranka ka taagan shirka Farmaajo ku dhawaaqay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156554"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156554"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156554\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156556,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156554\/revisions\/156556"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156555"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156554"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156554"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156554"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}