{"id":156557,"date":"2021-02-13T13:11:55","date_gmt":"2021-02-13T10:11:55","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156557"},"modified":"2021-02-13T13:12:02","modified_gmt":"2021-02-13T10:12:02","slug":"akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/","title":{"rendered":"AKHRISO: Puntland iyo Galmudug oo go\u2019aamo adag soo saaray"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156558\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Deni-VS-Qoor-Qoor.jpg\" alt=\"\" width=\"678\" height=\"381\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Deni-VS-Qoor-Qoor.jpg 678w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Deni-VS-Qoor-Qoor-300x169.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 678px) 100vw, 678px\" \/><\/p>\n<p>Koonfurta magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa kulamo xasaasi ah ku yeeshay guddiga ammaanka gobolka Mudug ee maamulada Puntland iyo Galmudug oo ka wada arrimiya magaalada Galkacyo.<\/p>\n<p>Kulamadaan waxaa ka qaybgalay guddoomiye ku-xigeenka gobolka Mudug ee Puntland, laba duq ee Magaalada Gaalkacyo ee Maamulada Puntland &amp; Galmudug, taliyayaasha ciidanka ammaanka ee labada dhinac &amp; saraakiil dhanka ammaanka ah.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa sheegay in shirka uu kusoo dhamaaday Guul, isla markaana ay uga hadleen dhacdooyinkii dhacay Saddexdii Todobaad ee la so dhaafay, waxaana uu sheegay in amniga uu yahay mid wanaagsan.<\/p>\n<p>Cabdiraxmaan Cali Diiriye ayaa waxa uu intaasi ku daray in shirka lagu go\u2019aamiyay sidii looga hortegi lahaa weerarada ay geystaan Ururka Al-Shabaab iyo la dagaalanka waxyaabaha maanka dooriya oo ka qeyb-qaadanaya amni darrada Gobolka Mudug.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Galmudug waxaa uu sheegay in la isku raacay in labada Ciidan ee Puntland &amp; Galmudug ay siwadajir ah u wada howlgallaan si loo xaqiijiyo guud ahaan Amniga Gobolka Mudug gaar ahaan magaalada Gaalkacyo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Koonfurta magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa kulamo xasaasi ah ku yeeshay guddiga ammaanka gobolka Mudug ee maamulada Puntland iyo Galmudug oo ka wada arrimiya magaalada Galkacyo. Kulamadaan waxaa ka qaybgalay guddoomiye ku-xigeenka gobolka Mudug ee Puntland, laba duq ee Magaalada Gaalkacyo ee Maamulada Puntland &amp; Galmudug, taliyayaasha ciidanka ammaanka ee labada dhinac &amp; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156558,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156557","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>AKHRISO: Puntland iyo Galmudug oo go\u2019aamo adag soo saaray - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"AKHRISO: Puntland iyo Galmudug oo go\u2019aamo adag soo saaray - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Koonfurta magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa kulamo xasaasi ah ku yeeshay guddiga ammaanka gobolka Mudug ee maamulada Puntland iyo Galmudug oo ka wada arrimiya magaalada Galkacyo. Kulamadaan waxaa ka qaybgalay guddoomiye ku-xigeenka gobolka Mudug ee Puntland, laba duq ee Magaalada Gaalkacyo ee Maamulada Puntland &amp; Galmudug, taliyayaasha ciidanka ammaanka ee labada dhinac &amp; [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-13T10:11:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-02-13T10:12:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Deni-VS-Qoor-Qoor.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"678\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"381\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/\",\"name\":\"AKHRISO: Puntland iyo Galmudug oo go\u2019aamo adag soo saaray - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Deni-VS-Qoor-Qoor.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-13T10:11:55+00:00\",\"dateModified\":\"2021-02-13T10:12:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Deni-VS-Qoor-Qoor.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Deni-VS-Qoor-Qoor.jpg\",\"width\":678,\"height\":381},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"AKHRISO: Puntland iyo Galmudug oo go\u2019aamo adag soo saaray\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"AKHRISO: Puntland iyo Galmudug oo go\u2019aamo adag soo saaray - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"AKHRISO: Puntland iyo Galmudug oo go\u2019aamo adag soo saaray - Wardoon","og_description":"Koonfurta magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa kulamo xasaasi ah ku yeeshay guddiga ammaanka gobolka Mudug ee maamulada Puntland iyo Galmudug oo ka wada arrimiya magaalada Galkacyo. Kulamadaan waxaa ka qaybgalay guddoomiye ku-xigeenka gobolka Mudug ee Puntland, laba duq ee Magaalada Gaalkacyo ee Maamulada Puntland &amp; Galmudug, taliyayaasha ciidanka ammaanka ee labada dhinac &amp; [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-13T10:11:55+00:00","article_modified_time":"2021-02-13T10:12:02+00:00","og_image":[{"width":678,"height":381,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Deni-VS-Qoor-Qoor.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/","name":"AKHRISO: Puntland iyo Galmudug oo go\u2019aamo adag soo saaray - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Deni-VS-Qoor-Qoor.jpg","datePublished":"2021-02-13T10:11:55+00:00","dateModified":"2021-02-13T10:12:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Deni-VS-Qoor-Qoor.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Deni-VS-Qoor-Qoor.jpg","width":678,"height":381},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-puntland-iyo-galmudug-oo-goaamo-adag-soo-saaray\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"AKHRISO: Puntland iyo Galmudug oo go\u2019aamo adag soo saaray"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156557"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156557"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156557\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156559,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156557\/revisions\/156559"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156558"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156557"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156557"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156557"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}