{"id":156565,"date":"2021-02-14T12:58:59","date_gmt":"2021-02-14T09:58:59","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156565"},"modified":"2021-02-14T12:58:59","modified_gmt":"2021-02-14T09:58:59","slug":"isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/","title":{"rendered":"Isgoyska Dabka oo dhagxaan waawayn lagu xiray +SAWIRRO"},"content":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa xalay dhagxaan dhigtay bartamaha isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ah goob aad u maqshuul badan.<\/p>\n<p>Gaadiidka isticmaalaya wadada Maka Al-mukarrama ayaa toos uga gudbi kara isgoyska dabka, isagoo aan u leexan karin dhanka isgoyska Bakaaraha ama dhanka kale ee xarunta degmada Waaberi, hadii uusan ku socon seedka xiga.<\/p>\n<p>Inta badan isgoyska Dabka ayaa ah mid mashquul badan oo mar kasta ay gawaaridu isku xayirmaan, iyadoo ay joogaan ciidamo Taraafiko ah oo kala haga gaadiidka, intii ay awoodaan.<\/p>\n<p>Tallaabadan lagu kala xiray wadadaan muhiimka ah ayaa imaaneysa iyadoo shalay gaari qarax siday uu xoog ku dhaafay bar control oo ciidamada ammaanka ay ku leeyihiin meel aan ka fogeyn isgoyska dabka, kaas oo qarxay inta uusan gaarin barta control ee taallada Sayidka, kadib markii ay rasaas ku fureen ciidamada uu soo dhaafay.<\/p>\n<p>Horay dowladda Soomaaliya ayaa sidaan oo kale dhagaxaan ugu jartay isgoyska Soobe oo mar uu ka dhacay qaraxii ugu weynaa ee abid Soomaaliya ka dhacay, kaas oo galaaftay nolosha dad badan.<\/p>\n<p>Isgoyskaas oo ahaa mid mashquul badan ayaa hadda waxaa dhagaxdii lagu jaray dhibaato weyn ku qaba gaadiidka u leexanaya dhanka xaafadda Buulaxuubey ama degmada Wadajir, balse waxaa intii hore ka yaraatay saxmadii gaadiidka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156566\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/dabka.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/dabka.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/dabka-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/dabka-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/dabka-265x198.jpg 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/dabka-696x522.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/dabka-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156567\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wadada-dabka.jpg\" alt=\"\" width=\"720\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wadada-dabka.jpg 720w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wadada-dabka-300x225.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wadada-dabka-80x60.jpg 80w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wadada-dabka-265x198.jpg 265w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wadada-dabka-696x522.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wadada-dabka-560x420.jpg 560w\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Soomaaliya ayaa xalay dhagxaan dhigtay bartamaha isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ah goob aad u maqshuul badan. Gaadiidka isticmaalaya wadada Maka Al-mukarrama ayaa toos uga gudbi kara isgoyska dabka, isagoo aan u leexan karin dhanka isgoyska Bakaaraha ama dhanka kale ee xarunta degmada Waaberi, hadii uusan ku socon seedka xiga. Inta badan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156567,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156565","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Isgoyska Dabka oo dhagxaan waawayn lagu xiray +SAWIRRO - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Isgoyska Dabka oo dhagxaan waawayn lagu xiray +SAWIRRO - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowladda Soomaaliya ayaa xalay dhagxaan dhigtay bartamaha isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ah goob aad u maqshuul badan. Gaadiidka isticmaalaya wadada Maka Al-mukarrama ayaa toos uga gudbi kara isgoyska dabka, isagoo aan u leexan karin dhanka isgoyska Bakaaraha ama dhanka kale ee xarunta degmada Waaberi, hadii uusan ku socon seedka xiga. Inta badan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-14T09:58:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wadada-dabka.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/\",\"name\":\"Isgoyska Dabka oo dhagxaan waawayn lagu xiray +SAWIRRO - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wadada-dabka.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-14T09:58:59+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wadada-dabka.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wadada-dabka.jpg\",\"width\":720,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Isgoyska Dabka oo dhagxaan waawayn lagu xiray +SAWIRRO\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Isgoyska Dabka oo dhagxaan waawayn lagu xiray +SAWIRRO - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Isgoyska Dabka oo dhagxaan waawayn lagu xiray +SAWIRRO - Wardoon","og_description":"Dowladda Soomaaliya ayaa xalay dhagxaan dhigtay bartamaha isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho, halkaas oo ah goob aad u maqshuul badan. Gaadiidka isticmaalaya wadada Maka Al-mukarrama ayaa toos uga gudbi kara isgoyska dabka, isagoo aan u leexan karin dhanka isgoyska Bakaaraha ama dhanka kale ee xarunta degmada Waaberi, hadii uusan ku socon seedka xiga. Inta badan [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-14T09:58:59+00:00","og_image":[{"width":720,"height":540,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wadada-dabka.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/","name":"Isgoyska Dabka oo dhagxaan waawayn lagu xiray +SAWIRRO - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wadada-dabka.jpg","datePublished":"2021-02-14T09:58:59+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wadada-dabka.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/wadada-dabka.jpg","width":720,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/isgoyska-dabka-oo-dhagxaan-waawayn-lagu-xiray-sawirro\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Isgoyska Dabka oo dhagxaan waawayn lagu xiray +SAWIRRO"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156565"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156565"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156565\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156568,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156565\/revisions\/156568"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156567"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156565"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156565"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156565"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}