{"id":156654,"date":"2021-02-17T10:56:24","date_gmt":"2021-02-17T07:56:24","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156654"},"modified":"2021-02-17T10:56:24","modified_gmt":"2021-02-17T07:56:24","slug":"akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/","title":{"rendered":"Akhriso Guddoomiye Cabdi Xaashi oo waxba kama jiraan kutilmaamay shirkii Baydhabo"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156658\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"720\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg 1280w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-1068x601.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan muranka weli ka taagan doorashooyinka 2021-ka.<\/p>\n<p>Cabdi Xaashi ayaa marka hore baaq u diray madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada, wuxuuna ka dalbaday in loo madax baneeyo arrinta soo xulida xildhibaanada gobollada waqooyi oo ka mid ah qodobada sida weyn la\u2019isuhu hayo.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha aqalka sare ayaa sidoo kale xusay in aan lagu tix-gelin shirarkii ka dhacay Dhuusamareeb iyo Muqdisho ee looga hadlayey doorashooyinka dalka.<\/p>\n<p>Wuxuu meesha ka saaray in aan heshiis rasmi ah laga gaaray arrinta gobollada waqooyi, kadib markii lagu shaaciyey war-murtiyeedkii kasoo baxay shirka guddiga farsamada.<\/p>\n<p>\u201cMudanayaal waxaan idinla socod siineysaa inaanu jirin wax heshiis ah oo laga gaaray arrimaha aan kor kusoo xusnay , sidoo kale aaney jirin laba dhinac oo reer Waqooyi ah oo isku haya doorashada, balse mushkiladu tahay qorshaha iyo damaca lagu raadinayo dib u soo noqoshada madaxweynaha taas oo sitoos ah uga hor-imaaneysa rabitaanka Guud ee ah in dadka Reer Waqooyi si madax bannaan u maamushaan doorashada sida Gobolada kale ee dalka,\u201d ayuu ku yiri qoraalkiisa Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn wuxuu soo bandhigay 4 qodob oo muhiim u ah arrimaha doorashooyinka xildhibaannada labada aqal ee gobolada Waqooyi , kuwaas oo kala ah:-<\/p>\n<p>1: In ay si madax banaan u maamulaan Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi habsami u socodka nidaamka doorashooyinka labada Aqal ee Gobolada Waqooyi si waafaqsan heshiiskii 17-kii September 2020.<\/p>\n<p>2: Dejinta habraacyada gaarka u ah doorashada xubnaha labada Aqal ee Gobolada Waqooyi gaar ahaan kuwa Aqalka Sare.<\/p>\n<p>3: Dhismaha Guddiga doorashooyinka &amp; hubinta hirgelinta howlaha doorashooyinka heer waagaqsan nidaamka Guud ee doorashooyinka dalka .<\/p>\n<p>4: Xulashada Goobta ay ka qabsoomeyso doorashada , hubinta amaankeeda iyo xaqiijinta in ay soo geli karaan dhamaan ergooyinka iyo musharixiinta tartamaya, Warbaahinta &amp; Goobjoogayaasha.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156655\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-2.jpg\" alt=\"\" width=\"690\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-2.jpg 690w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-2-216x300.jpg 216w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/1-2-302x420.jpg 302w\" sizes=\"(max-width: 690px) 100vw, 690px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156656\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2-2.jpg\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"960\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2-2.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2-2-218x300.jpg 218w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/2-2-305x420.jpg 305w\" sizes=\"(max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan muranka weli ka taagan doorashooyinka 2021-ka. Cabdi Xaashi ayaa marka hore baaq u diray madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada, wuxuuna ka dalbaday in loo madax baneeyo arrinta soo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156658,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156654","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Akhriso Guddoomiye Cabdi Xaashi oo waxba kama jiraan kutilmaamay shirkii Baydhabo - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Akhriso Guddoomiye Cabdi Xaashi oo waxba kama jiraan kutilmaamay shirkii Baydhabo - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan muranka weli ka taagan doorashooyinka 2021-ka. Cabdi Xaashi ayaa marka hore baaq u diray madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada, wuxuuna ka dalbaday in loo madax baneeyo arrinta soo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-17T07:56:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"720\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/\",\"name\":\"Akhriso Guddoomiye Cabdi Xaashi oo waxba kama jiraan kutilmaamay shirkii Baydhabo - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-17T07:56:24+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg\",\"width\":1280,\"height\":720},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Akhriso Guddoomiye Cabdi Xaashi oo waxba kama jiraan kutilmaamay shirkii Baydhabo\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Akhriso Guddoomiye Cabdi Xaashi oo waxba kama jiraan kutilmaamay shirkii Baydhabo - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Akhriso Guddoomiye Cabdi Xaashi oo waxba kama jiraan kutilmaamay shirkii Baydhabo - Wardoon","og_description":"Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi oo war qoraal ah soo saaray ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, gaar ahaan muranka weli ka taagan doorashooyinka 2021-ka. Cabdi Xaashi ayaa marka hore baaq u diray madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada, wuxuuna ka dalbaday in loo madax baneeyo arrinta soo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-17T07:56:24+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":720,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/","name":"Akhriso Guddoomiye Cabdi Xaashi oo waxba kama jiraan kutilmaamay shirkii Baydhabo - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg","datePublished":"2021-02-17T07:56:24+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Cabdi-Xaashi-Cabdullahi.jpg","width":1280,"height":720},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/akhriso-guddoomiye-cabdi-xaashi-oo-waxba-kama-jiraan-kutilmaamay-shirkii-baydhabo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Akhriso Guddoomiye Cabdi Xaashi oo waxba kama jiraan kutilmaamay shirkii Baydhabo"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156654"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156654"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156654\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156659,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156654\/revisions\/156659"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156658"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156654"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156654"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156654"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}