{"id":156660,"date":"2021-02-17T19:47:30","date_gmt":"2021-02-17T16:47:30","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156660"},"modified":"2021-02-17T19:47:30","modified_gmt":"2021-02-17T16:47:30","slug":"farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/","title":{"rendered":"Farmaajo oo diiday dibed-baxa ay Jimcaha ku baaqeen Mucaaradka"},"content":{"rendered":"<p>Dowlada Soomaaliya ayaa shacabka Muqdisho iga digtay iney ka qeyb galayaan banaanbac looga soo horjeedo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Farmaajo, kaasoo ay iclaamiyeen midowga musharaxiinta iyo siyaasiyiinta mucaaradka.<\/p>\n<p>Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Yuusuf oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aan lagu soo wargelin banaanbax ay iclaamiyeen musharixiinta mucaaradkan oo la qorsheeyey inuu dhaco maalinta Jimcaha.<\/p>\n<p>Mucaaradka ayaa horey u sheegay iney qoraal wargelin ah oo ku saabsan banaanbaxa ay qabsanayaan Jimcaha gaarsiiyeen Wasaarada amniga balse aysan illaa hadda jawaab ka helin.<\/p>\n<p>Wasiir Xundubey oo hadalkiisa sii wata ayaa sheegay in dowladda ay gabi ahaanba mamnuucday isugu imaantinka dadweynaha, maadaama ay jirto haliska cudurka Covid-19 oo soo laba kacleeyay, dad badana ay ugu dhinteen Muqdisho.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abukar Dubbe, oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay in dowladdu joojisay dhammaan isu-imaatinnada dadweynaha, si looga taxaddaro faafidda caabuqa COVID-19.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in shaqaalaha kala duwan ee dowladda laga fasaxay xafiisyada, islamarkaana ay guryahooda ku shaqayn doonaan, marka laga reebo kuwa muhiimka ah oo ilaa amar dambe sii shaqayn doona.<\/p>\n<p>Go\u2019aankan dowladda Soomaaliya ayaa ku soo beegma,y xilli Midowga Murashixiinta Muqdisho ay ku baaqeen in dibad-baxyo ballaaran oo ka dhan ah dowladda maalinta Jimcaha laga sameeyo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156661\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151602560_10214946070924173_1602562665312085267_o-1.jpg\" alt=\"\" width=\"843\" height=\"1298\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151602560_10214946070924173_1602562665312085267_o-1.jpg 843w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151602560_10214946070924173_1602562665312085267_o-1-195x300.jpg 195w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151602560_10214946070924173_1602562665312085267_o-1-665x1024.jpg 665w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151602560_10214946070924173_1602562665312085267_o-1-768x1183.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151602560_10214946070924173_1602562665312085267_o-1-696x1072.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/151602560_10214946070924173_1602562665312085267_o-1-273x420.jpg 273w\" sizes=\"(max-width: 843px) 100vw, 843px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Soomaaliya ayaa shacabka Muqdisho iga digtay iney ka qeyb galayaan banaanbac looga soo horjeedo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Farmaajo, kaasoo ay iclaamiyeen midowga musharaxiinta iyo siyaasiyiinta mucaaradka. Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Yuusuf oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aan lagu soo wargelin banaanbax ay iclaamiyeen musharixiinta mucaaradkan oo la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156597,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156660","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Farmaajo oo diiday dibed-baxa ay Jimcaha ku baaqeen Mucaaradka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Farmaajo oo diiday dibed-baxa ay Jimcaha ku baaqeen Mucaaradka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dowlada Soomaaliya ayaa shacabka Muqdisho iga digtay iney ka qeyb galayaan banaanbac looga soo horjeedo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Farmaajo, kaasoo ay iclaamiyeen midowga musharaxiinta iyo siyaasiyiinta mucaaradka. Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Yuusuf oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aan lagu soo wargelin banaanbax ay iclaamiyeen musharixiinta mucaaradkan oo la [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-17T16:47:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/f842b32598625879d92774ac6f4a292d.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1199\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1003\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/\",\"name\":\"Farmaajo oo diiday dibed-baxa ay Jimcaha ku baaqeen Mucaaradka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/f842b32598625879d92774ac6f4a292d.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-17T16:47:30+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/f842b32598625879d92774ac6f4a292d.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/f842b32598625879d92774ac6f4a292d.jpg\",\"width\":1199,\"height\":1003},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Farmaajo oo diiday dibed-baxa ay Jimcaha ku baaqeen Mucaaradka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Farmaajo oo diiday dibed-baxa ay Jimcaha ku baaqeen Mucaaradka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Farmaajo oo diiday dibed-baxa ay Jimcaha ku baaqeen Mucaaradka - Wardoon","og_description":"Dowlada Soomaaliya ayaa shacabka Muqdisho iga digtay iney ka qeyb galayaan banaanbac looga soo horjeedo Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Farmaajo, kaasoo ay iclaamiyeen midowga musharaxiinta iyo siyaasiyiinta mucaaradka. Wasiirka amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Yuusuf oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya aan lagu soo wargelin banaanbax ay iclaamiyeen musharixiinta mucaaradkan oo la [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-17T16:47:30+00:00","og_image":[{"width":1199,"height":1003,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/f842b32598625879d92774ac6f4a292d.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/","name":"Farmaajo oo diiday dibed-baxa ay Jimcaha ku baaqeen Mucaaradka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/f842b32598625879d92774ac6f4a292d.jpg","datePublished":"2021-02-17T16:47:30+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/f842b32598625879d92774ac6f4a292d.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/f842b32598625879d92774ac6f4a292d.jpg","width":1199,"height":1003},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-diiday-dibed-baxa-ay-jimcaha-ku-baaqeen-mucaaradka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Farmaajo oo diiday dibed-baxa ay Jimcaha ku baaqeen Mucaaradka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156660"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156660"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156660\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156662,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156660\/revisions\/156662"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156597"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}