{"id":156782,"date":"2021-02-19T15:00:05","date_gmt":"2021-02-19T12:00:05","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156782"},"modified":"2021-02-19T15:00:05","modified_gmt":"2021-02-19T12:00:05","slug":"xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/","title":{"rendered":"Xafiiska Q\/Midoobay ee Somalia oo War ka soo saaray xiisadaha ka taagan Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156784\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/UNKA.jpeg\" alt=\"\" width=\"646\" height=\"386\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/UNKA.jpeg 646w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/UNKA-300x179.jpeg 300w\" sizes=\"(max-width: 646px) 100vw, 646px\" \/><\/p>\n<p>Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda kacsan ee ka taagan magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya taasoo u dhaxeyso Dowladda Dhexe iyo midowga Musharixiinta.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacay xalay iyo saakay oo jimco ah.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday Dowladda Soomaaliya iyo Midowga musharixiinta inay muujiyaan deganaan iyo is xakameyn isla markaasna dib loo furo wadahadalka si loo yareeyo xiisadaha.<\/p>\n<p>\u201cBahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya waxa ay aad uga walaacsan tahay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhaca xalay iyo saakay oo jimco ah, waxa ayna ugu baaqeysaa deganaan iyo is xakameyn dhinacyada ay khuseyso, waxa ayna boorrineysaa in ay furnaato waddada wadahadalka si loo yareeyo xiisadaha\u201d ayaa lagu yiri qoraalka QM.<\/p>\n<p>\u201cWaxa ay muujinayaan isku dhacyada ka dhacay caasimadda sida loogu baahan yahay in degdeg loogu qabto kulan ay isugu yimaadaan Madaxda Dowlada Federaalka iyo kuwa Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federaalka si ay heshiis siyaasadeed uga gaaraan hirgalinta qaabkii doorasho ee 17-kii Sebteembar\u201d ayaa lagu soo gaba-gabeeyay qoraalka kooban ee UNSOM.<\/p>\n<p>Muqdisho waxaa ka taagan xaalad cakiran oo salka ku heysa doorashooyinka dib uga dhacay waqtiga dastuuriga ah, dibadbaxyada Midowga Musharixiinta ku baaqeen in ay ku qabanayaan Caasimadda, Askarta Dowladda ee la dhigay waddooyinka, weerarka Madaxweynayaashii hore ee xalay saq dhexe dhacay &amp; dad isku soo baxay oo lagu rasaaseeyay wadada xiriirisa KM4 &amp; Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156783\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152361400_3156705981281284_9037197093631506714_o.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1107\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152361400_3156705981281284_9037197093631506714_o.jpg 750w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152361400_3156705981281284_9037197093631506714_o-203x300.jpg 203w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152361400_3156705981281284_9037197093631506714_o-694x1024.jpg 694w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152361400_3156705981281284_9037197093631506714_o-696x1027.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/152361400_3156705981281284_9037197093631506714_o-285x420.jpg 285w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda kacsan ee ka taagan magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya taasoo u dhaxeyso Dowladda Dhexe iyo midowga Musharixiinta. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacay xalay iyo saakay oo jimco ah. Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156784,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156782","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xafiiska Q\/Midoobay ee Somalia oo War ka soo saaray xiisadaha ka taagan Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xafiiska Q\/Midoobay ee Somalia oo War ka soo saaray xiisadaha ka taagan Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda kacsan ee ka taagan magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya taasoo u dhaxeyso Dowladda Dhexe iyo midowga Musharixiinta. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacay xalay iyo saakay oo jimco ah. Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday Dowladda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-19T12:00:05+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/UNKA.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"646\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"386\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/\",\"name\":\"Xafiiska Q\/Midoobay ee Somalia oo War ka soo saaray xiisadaha ka taagan Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/UNKA.jpeg\",\"datePublished\":\"2021-02-19T12:00:05+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/UNKA.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/UNKA.jpeg\",\"width\":646,\"height\":386},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xafiiska Q\/Midoobay ee Somalia oo War ka soo saaray xiisadaha ka taagan Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xafiiska Q\/Midoobay ee Somalia oo War ka soo saaray xiisadaha ka taagan Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xafiiska Q\/Midoobay ee Somalia oo War ka soo saaray xiisadaha ka taagan Muqdisho - Wardoon","og_description":"Bahda Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xaaladda kacsan ee ka taagan magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya taasoo u dhaxeyso Dowladda Dhexe iyo midowga Musharixiinta. Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay aad uga walaacsan tahay iska horimaadyadii hubeysnaa ee Muqdisho ka dhacay xalay iyo saakay oo jimco ah. Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday Dowladda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-19T12:00:05+00:00","og_image":[{"width":646,"height":386,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/UNKA.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/","name":"Xafiiska Q\/Midoobay ee Somalia oo War ka soo saaray xiisadaha ka taagan Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/UNKA.jpeg","datePublished":"2021-02-19T12:00:05+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/UNKA.jpeg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/UNKA.jpeg","width":646,"height":386},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/xafiiska-q-midoobay-ee-somalia-oo-war-ka-soo-saaray-xiisadaha-ka-taagan-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xafiiska Q\/Midoobay ee Somalia oo War ka soo saaray xiisadaha ka taagan Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156782"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156782"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156782\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156785,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156782\/revisions\/156785"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156784"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156782"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156782"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156782"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}