{"id":156815,"date":"2021-02-20T13:06:02","date_gmt":"2021-02-20T10:06:02","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156815"},"modified":"2021-02-20T13:06:02","modified_gmt":"2021-02-20T10:06:02","slug":"goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/","title":{"rendered":"Goodax Barre: \u201cFarmaajo waa in lasaaraa maxkamad militari\u201d"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156816\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre.jpg 2560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre-2048x1366.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p>Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee ka taagan magaalada Muqdisho, kadib markii uu iska hor-imaad hubeysan uu dhex-maray ciidamada dowladda iyo kuwa Musharaxiinta.<\/p>\n<p>Goodax Barre ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhacdadii xalay ay ciidamada dowladda ku weerareen Madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif oo ku sugnaa hotelka Hotelka Maa\u2019ida (Ex.Nasahablod) ee u dhow Daljirka Dahsoon.<\/p>\n<p>Waxa uu ku taliyay in laga fiirsado tallaabada aan la xakameyn karin natiijadeeda, isagoona sheegay in Farmaajo uu yahay madaxweyne xiligiisu uu dhamaday, islamarkaana ay tahay inuusan bixin amaro lagu howl-gelinayo ciidamada oo laga yaabo inay dad ku dhintaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan aad uga xumahay wixii xalay dhacay. Waxaan ku talinayaa in laga fiirsado tallaabada aan la xakameyn karin natiijadeeda. Waxaan Farmaajo ku baraarujinayaa in uu yahay Madaxweyne xilligiisu dhamaaday, ayna tahay in uusan bixin amarro hawlgelin ciidan oo laga yaabo in dad ku dhintaan,\u201d ayuu yiri Goodax Barre.<\/p>\n<p>Waxa uu intaas kusii daray \u201cWaxaa ku mutaysan kartaa (Farmaajo) in lugu saaro Maxkamad Military. Soomaaliya diyaar uma ahan dagaal sokeeye ee nabadda halaga wada shaqeeyo\u201d.<\/p>\n<p>Goodax ayaa ugu dambeyntiina waxa uu sheegay in Soomaaliya aysan xiligan diyaar u aheyn inay gasho dagaal sokeeya, wuxuuna ku baaqay inay muhiim tahay in laga wada shaqeeyo nabadda.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa imanaya xili uu xalay dagaal agagaarka Daljirka Dahsoon oo u dagaal ku dhex-marayd ciidamada dowladda gaar ahaan kumaandooska Gorgor iyo kuwa ilaalada musharaxiinta mucaaradka, kadib markii ciidamada dowladda ay dhowr jiho ka weerareen Hotelka Maa\u2019ida (Ex. Nasahablod) oo ay ku sugnaayeen madaxweynayaashii hore.<\/p>\n<p>Xaalada magaalada Muqdisho ayaa kacsan, kadib markii ay saaka ciidamada dowladda ay rasaas huwiyeen banaanbaxayaal ay hogaaminayeen qaar kamid ah Musharaxiinta Mucaaridka iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka, midaasi oo keentay iska hor-imaad labada dhinac ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee ka taagan magaalada Muqdisho, kadib markii uu iska hor-imaad hubeysan uu dhex-maray ciidamada dowladda iyo kuwa Musharaxiinta. Goodax Barre ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhacdadii xalay ay ciidamada dowladda ku weerareen Madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156816,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156815","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Goodax Barre: \u201cFarmaajo waa in lasaaraa maxkamad militari\u201d - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Goodax Barre: \u201cFarmaajo waa in lasaaraa maxkamad militari\u201d - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee ka taagan magaalada Muqdisho, kadib markii uu iska hor-imaad hubeysan uu dhex-maray ciidamada dowladda iyo kuwa Musharaxiinta. Goodax Barre ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhacdadii xalay ay ciidamada dowladda ku weerareen Madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-20T10:06:02+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/\",\"name\":\"Goodax Barre: \u201cFarmaajo waa in lasaaraa maxkamad militari\u201d - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-20T10:06:02+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Goodax Barre: \u201cFarmaajo waa in lasaaraa maxkamad militari\u201d\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Goodax Barre: \u201cFarmaajo waa in lasaaraa maxkamad militari\u201d - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Goodax Barre: \u201cFarmaajo waa in lasaaraa maxkamad militari\u201d - Wardoon","og_description":"Wasiirkii hore ee waxbarashada Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee ka taagan magaalada Muqdisho, kadib markii uu iska hor-imaad hubeysan uu dhex-maray ciidamada dowladda iyo kuwa Musharaxiinta. Goodax Barre ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay dhacdadii xalay ay ciidamada dowladda ku weerareen Madaxweynayaashii hore ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-20T10:06:02+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/","name":"Goodax Barre: \u201cFarmaajo waa in lasaaraa maxkamad militari\u201d - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre.jpg","datePublished":"2021-02-20T10:06:02+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Goodax-Barre.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/goodax-barre-farmaajo-waa-in-lasaaraa-maxkamad-militari\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Goodax Barre: \u201cFarmaajo waa in lasaaraa maxkamad militari\u201d"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156815"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156815"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156815\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156817,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156815\/revisions\/156817"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156816"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156815"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156815"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156815"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}