{"id":156905,"date":"2021-02-21T21:54:13","date_gmt":"2021-02-21T18:54:13","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156905"},"modified":"2021-02-21T21:54:13","modified_gmt":"2021-02-21T18:54:13","slug":"ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/","title":{"rendered":"Ragii Hoobiyeyaasha kutuuray Dhuusamareeb oo Maxkamad lasootaagay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156906\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-2-2-723x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"723\" height=\"430\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-2-2-723x430-1.jpg 723w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-2-2-723x430-1-300x178.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-2-2-723x430-1-696x414.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-2-2-723x430-1-706x420.jpg 706w\" sizes=\"(max-width: 723px) 100vw, 723px\" \/><\/p>\n<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta oo Axad ah bilowday dhageysiga kiiska rag lagu soo eedeeyay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab, kuwaasi oo lagu soo qabtay howlgal laga sameeyay duleedka Magaalada Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Saddex eedeysane oo la horgeeyay Maxkamadda Ciidamada ayaa la sheegay inay Al-shabaab u qaabilsanaayeen Qaraxyada iyo tuuriska hoobiyeyaal ku dhacay Dhuusamareeb, iyagoona gacanta lagu dhigay 4-tii bishaan Febraayo.<\/p>\n<p>Xeer ilaaliyaha Maxkamadda Gen. Cabdullaahi Buule Kameey ayaa Maxkamadda Ciidamada ka dalbaday in Eedeysane Shuceeb Maxamed Salaad lagu rido xukun dil toogasho ah, halka Cabdinuur Cumar Guutaale iyo Mukhtaar Shariif Axmed lagu xukumo xabsi Ciidan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Maxkamadda darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka SIda G\/Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo soo xiray fadhiga Maxkameynta ragga ka tirsan Al-shabaab ayaa sheegay in Maxkamadda Go\u2019aan kasoo gaari doonto kiiska eedeysanayaasha.<\/p>\n<p>Ciidanka amniga Galmudug ayaa dhawaan gacanta ku dhigay rag ay sheegeen inay ka tirsan yihiin Al-shabaab, kuwaasi oo hoobiyeyaal ku garaacay Magaalada Dhuusamareeb, xili ay ku sugnaayeen Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" style=\"border: none; overflow: hidden;\" src=\"https:\/\/www.facebook.com\/plugins\/video.php?height=314&amp;href=https%3A%2F%2Fwww.facebook.com%2Fsntvnews%2Fvideos%2F2892193347677767%2F&amp;show_text=false&amp;width=560\" width=\"560\" height=\"314\" frameborder=\"0\" scrolling=\"no\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta oo Axad ah bilowday dhageysiga kiiska rag lagu soo eedeeyay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab, kuwaasi oo lagu soo qabtay howlgal laga sameeyay duleedka Magaalada Dhuusamareeb. Saddex eedeysane oo la horgeeyay Maxkamadda Ciidamada ayaa la sheegay inay Al-shabaab u qaabilsanaayeen Qaraxyada iyo tuuriska hoobiyeyaal ku dhacay Dhuusamareeb, iyagoona gacanta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156906,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156905","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ragii Hoobiyeyaasha kutuuray Dhuusamareeb oo Maxkamad lasootaagay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ragii Hoobiyeyaasha kutuuray Dhuusamareeb oo Maxkamad lasootaagay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta oo Axad ah bilowday dhageysiga kiiska rag lagu soo eedeeyay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab, kuwaasi oo lagu soo qabtay howlgal laga sameeyay duleedka Magaalada Dhuusamareeb. Saddex eedeysane oo la horgeeyay Maxkamadda Ciidamada ayaa la sheegay inay Al-shabaab u qaabilsanaayeen Qaraxyada iyo tuuriska hoobiyeyaal ku dhacay Dhuusamareeb, iyagoona gacanta [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-21T18:54:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-2-2-723x430-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"723\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/\",\"name\":\"Ragii Hoobiyeyaasha kutuuray Dhuusamareeb oo Maxkamad lasootaagay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-2-2-723x430-1.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-21T18:54:13+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-2-2-723x430-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-2-2-723x430-1.jpg\",\"width\":723,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ragii Hoobiyeyaasha kutuuray Dhuusamareeb oo Maxkamad lasootaagay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ragii Hoobiyeyaasha kutuuray Dhuusamareeb oo Maxkamad lasootaagay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ragii Hoobiyeyaasha kutuuray Dhuusamareeb oo Maxkamad lasootaagay - Wardoon","og_description":"Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa Maanta oo Axad ah bilowday dhageysiga kiiska rag lagu soo eedeeyay inay ka tirsan yihiin Al-shabaab, kuwaasi oo lagu soo qabtay howlgal laga sameeyay duleedka Magaalada Dhuusamareeb. Saddex eedeysane oo la horgeeyay Maxkamadda Ciidamada ayaa la sheegay inay Al-shabaab u qaabilsanaayeen Qaraxyada iyo tuuriska hoobiyeyaal ku dhacay Dhuusamareeb, iyagoona gacanta [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-21T18:54:13+00:00","og_image":[{"width":723,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-2-2-723x430-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/","name":"Ragii Hoobiyeyaasha kutuuray Dhuusamareeb oo Maxkamad lasootaagay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-2-2-723x430-1.jpg","datePublished":"2021-02-21T18:54:13+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-2-2-723x430-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-2-2-723x430-1.jpg","width":723,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ragii-hoobiyeyaasha-kutuuray-dhuusamareeb-oo-maxkamad-lasootaagay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ragii Hoobiyeyaasha kutuuray Dhuusamareeb oo Maxkamad lasootaagay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156905"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156905"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156905\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156907,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156905\/revisions\/156907"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156906"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156905"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156905"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156905"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}