{"id":156908,"date":"2021-02-21T22:02:50","date_gmt":"2021-02-21T19:02:50","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=156908"},"modified":"2021-02-21T22:02:50","modified_gmt":"2021-02-21T19:02:50","slug":"daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Deni oo banaanka keenay siro uu Farmaajo lawadaagay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-156909\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/deni-1-750x430-1.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"430\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/deni-1-750x430-1.jpg 750w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/deni-1-750x430-1-300x172.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/deni-1-750x430-1-696x399.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/deni-1-750x430-1-733x420.jpg 733w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/>Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid cabdullaahi Deni oo qaar Kamid ah bulshada Puntland u jediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aaddan Siyaasadda dalka.<\/p>\n<p>Deni ayaa si gaar ah uga hadlay xaaladaha Puntland iyo arrimo badan oo quseeya doorashooyinka dalka ka dhici doona, isagoo sidoo kale ka hadlay khilaafka taagan ee u dhexeeya farmaajo, Axmed Madoobe iyo Deni.<\/p>\n<p>Maadxweynaha maamulka Punland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ayaa Madaxweynaha Muddo xileedkiisa Dastuuriga ahi dhammaaday ku eedeyay in uu mas\u2019uul ka ahaa fashilka ku yimid dhammaan shirarki horay loo qabtay, waxaana uu si gaar ah ugu eedeyay in wax walbo oo ku aaddan hor u socod la\u2019aanta arrimaha doorashooyinka iyo in xal la gaaro uu dusha saaranayo Farmaajo.<\/p>\n<p>Khudbadda Siciid Cabdullaahi Deni oo dhinacyo badan taabanaysay ahaydna mid xasaasi ah oo uu arrimo badan kaga hadlay ayuu sidoo kale ku sheegay in Madaxweynuhu uusan tanaasulin, caqabadna uu ku nqoday shirkii Dhuusamareeb.<\/p>\n<p>Waxaa intaas uu ku daray in Madaxweyne Farmaajo uu cadaadis ku hayo maamulada iyo sidoo kale dadka ka aragtida duwan, isagoo yiri \u201cMa Villa Somalia ayaan iska ilaalinnaa mise Al-Shabaab\u201d, waxaana uu sheegay in Muraacadka uu dagaal toos ah kula jiro, isagoo ku tilmaamay kaligitalis.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/TnWfC7yjmE8\" width=\"999\" height=\"562\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid cabdullaahi Deni oo qaar Kamid ah bulshada Puntland u jediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aaddan Siyaasadda dalka. Deni ayaa si gaar ah uga hadlay xaaladaha Puntland iyo arrimo badan oo quseeya doorashooyinka dalka ka dhici doona, isagoo sidoo kale ka hadlay khilaafka taagan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":156910,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-156908","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Deni oo banaanka keenay siro uu Farmaajo lawadaagay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Deni oo banaanka keenay siro uu Farmaajo lawadaagay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid cabdullaahi Deni oo qaar Kamid ah bulshada Puntland u jediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aaddan Siyaasadda dalka. Deni ayaa si gaar ah uga hadlay xaaladaha Puntland iyo arrimo badan oo quseeya doorashooyinka dalka ka dhici doona, isagoo sidoo kale ka hadlay khilaafka taagan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-21T19:02:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-26.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"708\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"518\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/\",\"name\":\"DAAWO:-Deni oo banaanka keenay siro uu Farmaajo lawadaagay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-26.png\",\"datePublished\":\"2021-02-21T19:02:50+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-26.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-26.png\",\"width\":708,\"height\":518},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Deni oo banaanka keenay siro uu Farmaajo lawadaagay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Deni oo banaanka keenay siro uu Farmaajo lawadaagay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Deni oo banaanka keenay siro uu Farmaajo lawadaagay - Wardoon","og_description":"Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid cabdullaahi Deni oo qaar Kamid ah bulshada Puntland u jediyay Khudbad dhinacyo badan taabanaysay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ku aaddan Siyaasadda dalka. Deni ayaa si gaar ah uga hadlay xaaladaha Puntland iyo arrimo badan oo quseeya doorashooyinka dalka ka dhici doona, isagoo sidoo kale ka hadlay khilaafka taagan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-21T19:02:50+00:00","og_image":[{"width":708,"height":518,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-26.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/","name":"DAAWO:-Deni oo banaanka keenay siro uu Farmaajo lawadaagay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-26.png","datePublished":"2021-02-21T19:02:50+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-26.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/Capture-26.png","width":708,"height":518},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-deni-oo-banaanka-keenay-siro-uu-farmaajo-lawadaagay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Deni oo banaanka keenay siro uu Farmaajo lawadaagay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156908"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=156908"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156908\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":156911,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/156908\/revisions\/156911"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/156910"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=156908"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=156908"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=156908"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}