{"id":157113,"date":"2021-02-27T13:04:44","date_gmt":"2021-02-27T10:04:44","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157113"},"modified":"2021-02-27T13:04:44","modified_gmt":"2021-02-27T10:04:44","slug":"sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/","title":{"rendered":"Sucuudiga oo beeniyay  eedeyn uga timid Mareykanka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157114\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3945e6f40ed548c490f3b46dbd9db73d.jpg\" alt=\"\" width=\"580\" height=\"350\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3945e6f40ed548c490f3b46dbd9db73d.jpg 580w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3945e6f40ed548c490f3b46dbd9db73d-300x181.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 580px) 100vw, 580px\" \/><\/p>\n<p>Wasaaradda arrimaha dibadda ee Boqortooyada dalka Sucuudiga ayaa jawaab ka bixisay warbixin kasoo baxday sirdoonka Mareykanka oo lagu sheegay in dilkii loo geystay Wariye Jamaal Khaashuqji uu amray Maxamed Bin Salmaan<\/p>\n<p>Wasaaradda ayaa shaaca ka qaaday in eedeynta loo jeediyey Amiirka Dhaxalsugaha Sucuudiga ay tahay mid lasoo dhoo-dhoobay oo waxba kama jiraan ah.<\/p>\n<p>Qoraalka wasaaradda arrimaha Sucuudi Carabiya ayaa sidoo kale lagu sheegay in warbixinta Mareykanka ay tahay \u2018mid gaf ah oo aan sax ahayn\u2019.<\/p>\n<p>Hadalkan ayaa daba socda warbixinta uu shaaciyay maamulka madaxweyne Joe Biden, taas oo tibaaxaysa in amiirka uu ansixiyay qorshada in \u201cla soo qabto ama la dilo\u201d weriye Khaashuqji oo 2018kii lagu dhe-xdilay qunsuliyadda Sucuudiga ee magaalada Istanbuul.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ogaannay in Amiirka Dhaxalsugaha ah ee Sacuudi Carabiya Maxamed Bin Salmaan uu ansixiyay howlgalkii Istanbuul, ee Turkiga, si loo soo qabto ama loo dilo wariyaha reer Sacuudi Jamaal Khaashuqji,\u201d ayaa lagu yiri warbixinta Mareykanka.<\/p>\n<p>Si kastaba waa markii ugu horraysay ee uu Mareykanka si cad u carab-baabo magaca Amiirka Shaxalsugaha ah Maxamed Bin Salman, kaas oo horey u dafiray dilkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda arrimaha dibadda ee Boqortooyada dalka Sucuudiga ayaa jawaab ka bixisay warbixin kasoo baxday sirdoonka Mareykanka oo lagu sheegay in dilkii loo geystay Wariye Jamaal Khaashuqji uu amray Maxamed Bin Salmaan Wasaaradda ayaa shaaca ka qaaday in eedeynta loo jeediyey Amiirka Dhaxalsugaha Sucuudiga ay tahay mid lasoo dhoo-dhoobay oo waxba kama jiraan ah. Qoraalka wasaaradda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157114,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157113","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Sucuudiga oo beeniyay eedeyn uga timid Mareykanka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Sucuudiga oo beeniyay eedeyn uga timid Mareykanka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda arrimaha dibadda ee Boqortooyada dalka Sucuudiga ayaa jawaab ka bixisay warbixin kasoo baxday sirdoonka Mareykanka oo lagu sheegay in dilkii loo geystay Wariye Jamaal Khaashuqji uu amray Maxamed Bin Salmaan Wasaaradda ayaa shaaca ka qaaday in eedeynta loo jeediyey Amiirka Dhaxalsugaha Sucuudiga ay tahay mid lasoo dhoo-dhoobay oo waxba kama jiraan ah. Qoraalka wasaaradda [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-27T10:04:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3945e6f40ed548c490f3b46dbd9db73d.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"580\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"350\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/\",\"name\":\"Sucuudiga oo beeniyay eedeyn uga timid Mareykanka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3945e6f40ed548c490f3b46dbd9db73d.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-27T10:04:44+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3945e6f40ed548c490f3b46dbd9db73d.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3945e6f40ed548c490f3b46dbd9db73d.jpg\",\"width\":580,\"height\":350},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Sucuudiga oo beeniyay eedeyn uga timid Mareykanka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Sucuudiga oo beeniyay eedeyn uga timid Mareykanka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Sucuudiga oo beeniyay eedeyn uga timid Mareykanka - Wardoon","og_description":"Wasaaradda arrimaha dibadda ee Boqortooyada dalka Sucuudiga ayaa jawaab ka bixisay warbixin kasoo baxday sirdoonka Mareykanka oo lagu sheegay in dilkii loo geystay Wariye Jamaal Khaashuqji uu amray Maxamed Bin Salmaan Wasaaradda ayaa shaaca ka qaaday in eedeynta loo jeediyey Amiirka Dhaxalsugaha Sucuudiga ay tahay mid lasoo dhoo-dhoobay oo waxba kama jiraan ah. Qoraalka wasaaradda [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-27T10:04:44+00:00","og_image":[{"width":580,"height":350,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3945e6f40ed548c490f3b46dbd9db73d.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/","name":"Sucuudiga oo beeniyay eedeyn uga timid Mareykanka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3945e6f40ed548c490f3b46dbd9db73d.jpg","datePublished":"2021-02-27T10:04:44+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3945e6f40ed548c490f3b46dbd9db73d.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/3945e6f40ed548c490f3b46dbd9db73d.jpg","width":580,"height":350},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/sucuudiga-oo-beeniyay-eedeyn-uga-timid-mareykanka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Sucuudiga oo beeniyay eedeyn uga timid Mareykanka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157113"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157113"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157113\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157115,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157113\/revisions\/157115"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157114"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157113"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157113"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157113"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}