{"id":157123,"date":"2021-02-27T16:27:47","date_gmt":"2021-02-27T13:27:47","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157123"},"modified":"2021-02-27T16:27:47","modified_gmt":"2021-02-27T13:27:47","slug":"ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/","title":{"rendered":"Ugaaska Ceyr oo noqday sii hayaha xilka ugaaska Xawaadle"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157124\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154188717_820760285505542_1815916682114211374_n.jpg\" alt=\"\" width=\"960\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154188717_820760285505542_1815916682114211374_n.jpg 960w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154188717_820760285505542_1815916682114211374_n-300x169.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154188717_820760285505542_1815916682114211374_n-768x432.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154188717_820760285505542_1815916682114211374_n-696x392.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154188717_820760285505542_1815916682114211374_n-747x420.jpg 747w\" sizes=\"(max-width: 960px) 100vw, 960px\" \/>Allaha u naxariistii Ugaaskii Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Maxamed ayaa Shalay lagu aasay Duleedka Magaalada Beledweyne ee Caasimadda Gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Ugaaska ayaa maalmo ka hor magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ugu geeriyooday wadno xanuun kusoo booday sida ay xaqiijiyeen ehelada marxuumka.<\/p>\n<p>Arrinta ugu hadal heynta badan ayaa ah dhaqanka Beesha Xawaadle oo ah in marka uu Ugaaska ka dhinto uu xilkiisa si kumeel gaar ah usii hayo Ugaaska Beesha Cayr taasoo ah dhaqan soo jireen ah oo ay leedahay Beesha Xawaadle.<\/p>\n<p>Dhaqankaan ka dhaxeyo Beelaha Cayr iyo Xawaadle ayaa waxay idaacadda BBC-da ka wareysatay Cali Daahir Xerow oo ka mid ah dadka aadka ugu dhawaa marxuum Ugaas Xasan wax badanna ka yaqaan dhaqankan.<\/p>\n<p>Cali Daahir Xerow ayaa sheegay in dhaqankaan uu soo bilowday 11 Bishii 12-aad sanadkii 2004 markii uu dhintay Allaha u naxariistee Ugaaskii Beesha Cayr Ugaas Maxamed Ugaas Nuur, wuxuuna sheegay in maalintaas wixii ka dambeeyey Ugaaska Beesha Xawaadle Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ahaa ugaaskii ugu horeeyey ee ka qeyb galo aaska Ugaas Maxamed uu halkaas kaga dhawaaqay inuu sii ahaan doono Ugaaska kumeel gaarka ah ee Cayr inta laga duubayo Ugaas cusub.<\/p>\n<p>Cali Daahir ayaa sheegay in Ugaaska Beesha kale uu sii heyn doono xilka Ugaasnimada inta ay asaayda ka dageyso xaaska uu ka dhintay Ugaaska Beesha kale, wuxuuna sheegay inuu xilkaas sii heyn doono muddo asaayda oo ah 4 Bil iyo 15 casho.<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray in Ugaaska sii hayaha ah ay shaqadiisa noqon doonto inuu xaliyo wixii xurguf ah ee soo kala dhex galo Beelaha Cayr iyo Xawaadle, wuxuumay tilmaamay inuu qaadi doono Mas\u2019uuliyad aad u weyn.<\/p>\n<p><strong>Halkaan hoose ka dhageyso warbixintaan oo dhameystiran<\/strong><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.bbc.com\/somali\/av-embeds\/war-56206799\" width=\"400\" height=\"500\" frameborder=\"0\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Allaha u naxariistii Ugaaskii Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Maxamed ayaa Shalay lagu aasay Duleedka Magaalada Beledweyne ee Caasimadda Gobolka Hiiraan. Ugaaska ayaa maalmo ka hor magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ugu geeriyooday wadno xanuun kusoo booday sida ay xaqiijiyeen ehelada marxuumka. Arrinta ugu hadal heynta badan ayaa ah dhaqanka Beesha Xawaadle oo ah in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157124,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157123","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ugaaska Ceyr oo noqday sii hayaha xilka ugaaska Xawaadle - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ugaaska Ceyr oo noqday sii hayaha xilka ugaaska Xawaadle - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Allaha u naxariistii Ugaaskii Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Maxamed ayaa Shalay lagu aasay Duleedka Magaalada Beledweyne ee Caasimadda Gobolka Hiiraan. Ugaaska ayaa maalmo ka hor magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ugu geeriyooday wadno xanuun kusoo booday sida ay xaqiijiyeen ehelada marxuumka. Arrinta ugu hadal heynta badan ayaa ah dhaqanka Beesha Xawaadle oo ah in [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-27T13:27:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154188717_820760285505542_1815916682114211374_n.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"960\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"540\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/\",\"name\":\"Ugaaska Ceyr oo noqday sii hayaha xilka ugaaska Xawaadle - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154188717_820760285505542_1815916682114211374_n.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-27T13:27:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154188717_820760285505542_1815916682114211374_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154188717_820760285505542_1815916682114211374_n.jpg\",\"width\":960,\"height\":540},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ugaaska Ceyr oo noqday sii hayaha xilka ugaaska Xawaadle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ugaaska Ceyr oo noqday sii hayaha xilka ugaaska Xawaadle - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ugaaska Ceyr oo noqday sii hayaha xilka ugaaska Xawaadle - Wardoon","og_description":"Allaha u naxariistii Ugaaskii Beesha Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Maxamed ayaa Shalay lagu aasay Duleedka Magaalada Beledweyne ee Caasimadda Gobolka Hiiraan. Ugaaska ayaa maalmo ka hor magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ugu geeriyooday wadno xanuun kusoo booday sida ay xaqiijiyeen ehelada marxuumka. Arrinta ugu hadal heynta badan ayaa ah dhaqanka Beesha Xawaadle oo ah in [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-27T13:27:47+00:00","og_image":[{"width":960,"height":540,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154188717_820760285505542_1815916682114211374_n.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/","name":"Ugaaska Ceyr oo noqday sii hayaha xilka ugaaska Xawaadle - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154188717_820760285505542_1815916682114211374_n.jpg","datePublished":"2021-02-27T13:27:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154188717_820760285505542_1815916682114211374_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/154188717_820760285505542_1815916682114211374_n.jpg","width":960,"height":540},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ugaaska-ceyr-oo-noqday-sii-hayaha-xilka-ugaaska-xawaadle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ugaaska Ceyr oo noqday sii hayaha xilka ugaaska Xawaadle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157123"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157123"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157123\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157125,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157123\/revisions\/157125"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157124"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157123"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157123"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157123"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}