{"id":157137,"date":"2021-02-28T12:27:36","date_gmt":"2021-02-28T09:27:36","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157137"},"modified":"2021-02-28T12:27:36","modified_gmt":"2021-02-28T09:27:36","slug":"qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Qarax labaad oo ka dhacay magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157138\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/breaking-news-background-planet-260nw-667420906.jpg\" alt=\"\" width=\"551\" height=\"280\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/breaking-news-background-planet-260nw-667420906.jpg 551w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/breaking-news-background-planet-260nw-667420906-300x152.jpg 300w\" sizes=\"(max-width: 551px) 100vw, 551px\" \/><\/p>\n<p>Sida ay sheegayaan wararka aan ka helyno gudaha deegaanka DaaruSalaam qarax nooca miinada ayaa ka dhacay halkaasi, kaas oo noqonaya qaraxii labaad ee isla maanta ka dhacay gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa jugtiisa laga maqlay meelo ka duwan oo ka mid ah caasimada, waxaana jira khasaare kala duwan oo ka dhashay.<\/p>\n<p>Wararka ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay guddoomiyaha maamlka degmada Yaaqshiid Axmed Cabdullahi Cariif iyo saraakiil Booliis ah oo la socotay.<\/p>\n<p>Ilo deegaanka ah ayaa noosheegay in guddoomiye Cariif uu ka bad-baaday qaraxaas oo ay xigtay rasaas xoogan.<\/p>\n<p>Ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka ayaa sidoo kale meesha tegay, kuwaas durbo xiray dhaq-dhaqaaqa meesha ay wax ka dhaceen.<\/p>\n<p>Ma jiro wax hadal ah oo kasoo baxay saraakiisha laamaha ammaanka oo ku aadan qaraxaasi &amp; khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay.<\/p>\n<p>Waa qaraxii labaad ee lala beegsanayo guddoomiyaha maamulka degmada Yaaqshiid oo todobaadyo, ka hor miino lagula eegtay isla deegaanka DaaruSalaam ee Muqdisho.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sida ay sheegayaan wararka aan ka helyno gudaha deegaanka DaaruSalaam qarax nooca miinada ayaa ka dhacay halkaasi, kaas oo noqonaya qaraxii labaad ee isla maanta ka dhacay gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa jugtiisa laga maqlay meelo ka duwan oo ka mid ah caasimada, waxaana jira khasaare kala [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157138,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157137","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Qarax labaad oo ka dhacay magaalada Muqdisho - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Qarax labaad oo ka dhacay magaalada Muqdisho - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Sida ay sheegayaan wararka aan ka helyno gudaha deegaanka DaaruSalaam qarax nooca miinada ayaa ka dhacay halkaasi, kaas oo noqonaya qaraxii labaad ee isla maanta ka dhacay gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa jugtiisa laga maqlay meelo ka duwan oo ka mid ah caasimada, waxaana jira khasaare kala [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-02-28T09:27:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/breaking-news-background-planet-260nw-667420906.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"551\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/\",\"name\":\"Qarax labaad oo ka dhacay magaalada Muqdisho - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/breaking-news-background-planet-260nw-667420906.jpg\",\"datePublished\":\"2021-02-28T09:27:36+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/breaking-news-background-planet-260nw-667420906.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/breaking-news-background-planet-260nw-667420906.jpg\",\"width\":551,\"height\":280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Qarax labaad oo ka dhacay magaalada Muqdisho\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Qarax labaad oo ka dhacay magaalada Muqdisho - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Qarax labaad oo ka dhacay magaalada Muqdisho - Wardoon","og_description":"Sida ay sheegayaan wararka aan ka helyno gudaha deegaanka DaaruSalaam qarax nooca miinada ayaa ka dhacay halkaasi, kaas oo noqonaya qaraxii labaad ee isla maanta ka dhacay gudaha magaalada caasimada ah ee Muqdisho. Qaraxan oo ahaa mid xoogan ayaa waxaa jugtiisa laga maqlay meelo ka duwan oo ka mid ah caasimada, waxaana jira khasaare kala [&hellip;]","og_url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-02-28T09:27:36+00:00","og_image":[{"width":551,"height":280,"url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/breaking-news-background-planet-260nw-667420906.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/","name":"Qarax labaad oo ka dhacay magaalada Muqdisho - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage"},"image":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/breaking-news-background-planet-260nw-667420906.jpg","datePublished":"2021-02-28T09:27:36+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/breaking-news-background-planet-260nw-667420906.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/02\/breaking-news-background-planet-260nw-667420906.jpg","width":551,"height":280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/qarax-labaad-oo-ka-dhacay-magaalada-muqdisho\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Qarax labaad oo ka dhacay magaalada Muqdisho"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157137"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157137"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157137\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157139,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157137\/revisions\/157139"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157138"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157137"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157137"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157137"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}