{"id":157221,"date":"2021-03-02T12:15:08","date_gmt":"2021-03-02T09:15:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157221"},"modified":"2021-03-02T12:15:08","modified_gmt":"2021-03-02T09:15:08","slug":"farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/","title":{"rendered":"FARMAAJO oo shir halmaalin ah isugu yeeray  dowlad goboleedyada dalka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157223\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<p>War-saxaafadeed kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu shaaciyey in Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu iclaamiyey shir kale o ay isugu imaanayaan madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka dalka ee udhexeeyey Dowladda Federaalka Soomaaliya, Dowlad Goboleedyada iyo Maamulka Gobolka Banaadir,\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>Kulankan oo hal maalin soconaya wuxuu ku qabsoomayaa magaalada Muqdisho, sida lagu sheegay qoraalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa looga gol leeyahay kulankan in lagu soo gabagabeeyo talooyinkii Guddiga Farsamada Doorashada ee ka soobaxay shirkii Baydhabo 15-16 Febaraayo 2021, kaas oo xal looga gaaray tabashooyinkii ka soo laabtay heshiiskii doorashooyinka ee 17kii Sebteembar 2020,\u201d ayaa lagu yiri qoraalkan ka soo baxay xafiiska madaxweyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Ugu dambeyntii qoraalkan waxaa lagu yiri, \u201cDowladda Federaalka Soomaaliya waxay ahmiyad wayn siinaysaa hirgelinta doorasho hufan oo jawi nabdoon ku qabsoonta.\u201d<\/p>\n<p>Horay waxaa u fashilmay shir uu sidaan oo kale u iclaamiyey Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Farmaajo, waxaana shirkaas si cad u diiday Axmed Madoobe iyo Saciid Deni, iyagoo ka qeyb galkiisa ku xiray dhowr shuruudood.<\/p>\n<p>Illaa hadda ma cadda in Villa Somalia ay aqbashay shuruudihii labadaas madaxweyne, lamana oga inay ka soo qeyb geli doonaan shirkan, waxaase socda dadaalo xoog leh oo beesha caalamku ay isugu keneyso madaxda Soomaalida, si heshiis dhaba ay ugaa gaaraan doorashada dalka.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157222\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-1.png\" alt=\"\" width=\"509\" height=\"597\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-1.png 509w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-1-256x300.png 256w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-1-358x420.png 358w\" sizes=\"(max-width: 509px) 100vw, 509px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War-saxaafadeed kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu shaaciyey in Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu iclaamiyey shir kale o ay isugu imaanayaan madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157223,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157221","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>FARMAAJO oo shir halmaalin ah isugu yeeray dowlad goboleedyada dalka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"FARMAAJO oo shir halmaalin ah isugu yeeray dowlad goboleedyada dalka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War-saxaafadeed kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu shaaciyey in Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu iclaamiyey shir kale o ay isugu imaanayaan madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-02T09:15:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/\",\"name\":\"FARMAAJO oo shir halmaalin ah isugu yeeray dowlad goboleedyada dalka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-02T09:15:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"FARMAAJO oo shir halmaalin ah isugu yeeray dowlad goboleedyada dalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"FARMAAJO oo shir halmaalin ah isugu yeeray dowlad goboleedyada dalka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"FARMAAJO oo shir halmaalin ah isugu yeeray dowlad goboleedyada dalka - Wardoon","og_description":"War-saxaafadeed kasoo baxay Villa Somalia ayaa lagu shaaciyey in Madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu iclaamiyey shir kale o ay isugu imaanayaan madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. \u201cMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa 4ta Maarso 2021 martigelinaya munaasabad lagu dhammeystirayo dadaalkii iyo wada hadalladii laxiriiray hirgelinta doorashooyinka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-02T09:15:08+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/","name":"FARMAAJO oo shir halmaalin ah isugu yeeray dowlad goboleedyada dalka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4.jpg","datePublished":"2021-03-02T09:15:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Farmaajo-4.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/farmaajo-oo-shir-halmaalin-ah-isugu-yeeray-dowlad-goboleedyada-dalka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"FARMAAJO oo shir halmaalin ah isugu yeeray dowlad goboleedyada dalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157221"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157221"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157221\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157224,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157221\/revisions\/157224"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157223"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157221"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157221"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157221"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}