{"id":157244,"date":"2021-03-03T12:26:14","date_gmt":"2021-03-03T09:26:14","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157244"},"modified":"2021-03-03T12:26:14","modified_gmt":"2021-03-03T09:26:14","slug":"ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/","title":{"rendered":"Ilhan Cumar oo dooneysa in laciqaabo Maxamed Bin Salmaan"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157245\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/0.png\" alt=\"\" width=\"769\" height=\"513\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/0.png 769w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/0-300x200.png 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/0-696x464.png 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/0-630x420.png 630w\" sizes=\"(max-width: 769px) 100vw, 769px\" \/><\/p>\n<p>Ilhan Cumar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa bilawday olole balaaran ay ku dooneyso in lagu ciqaabo Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan.<\/p>\n<p>Xildhibaanadan asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa shalay soo saartay, qodob sharci ah oo ay ku dooneyso in Aqalka koongareeska cuna-qabateyn adag ku saaro Dhaxal-suge Maxamed Bin Salman.<\/p>\n<p>Waxa ay sheegtay Ilhan Cumar in Maxamed Bin Salman door weyn ku lahaa dilkii wariye Jamal Khashoggi, loogu geestay magaalada Istanbuul, waxa ayna ku baaqday in Maxamed Bin Salman loo ciqaabo doorkii uu dilkaasi ku lahaa.<\/p>\n<p>\u201cTani waa tijaabada bani\u2019aadannimadeenna. Haddii Mareykanka uu si dhab ah u taageero xorriyadda hadalka, dimoqraadiyadda iyo xuquuqda aadanajha, ma jirto sabab aanan cuna-qabateyn loo saarin Mohammed bin Salman oo ah ninka ay sirdoon-keenna xaqiijiyeen inuu dilay Jamal Kashoggi oo ahaa saxafi degannaa Mareykanka\u201d ayey tiri Ilhan<\/p>\n<p>Sirdoonka Mareykanka ayaa Jimcihi shaaciyay, warbixin in muddo ahba la sugayay oo si cad ugu eedeysay Maxamed Bin Salman, inuu amray in lasoo xiro ama lasoo dilo wariye Kashoggi oo ahaa saxafi u dhashay Sacuudiga balse heystay deganaashaha Mareykanka.<\/p>\n<p>Dowlada Mareykanka ayaa isbuucii hore cuna-qabateyn saartay in ka badan 60 qof oo u dhashay Sacuudiga ay ku jiraan Saraakiil iyo xubno kale oo aad ugu dhawaan Maxamed Bin Salman kuwaa oo dilka door ku lahaa.<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/www.aljazeera.com\/news\/2021\/3\/2\/ilhan-omar-unveils-bill-to-sanction-mbs-for-khashoggis-murder\"><span style=\"color: #ff0000;\"><strong>HALKAN KA AQRI SHEEKADAN<\/strong><\/span><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ilhan Cumar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa bilawday olole balaaran ay ku dooneyso in lagu ciqaabo Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan. Xildhibaanadan asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa shalay soo saartay, qodob sharci ah oo ay ku dooneyso in Aqalka koongareeska cuna-qabateyn adag ku saaro Dhaxal-suge Maxamed Bin Salman. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157245,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157244","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Ilhan Cumar oo dooneysa in laciqaabo Maxamed Bin Salmaan - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ilhan Cumar oo dooneysa in laciqaabo Maxamed Bin Salmaan - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Ilhan Cumar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa bilawday olole balaaran ay ku dooneyso in lagu ciqaabo Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan. Xildhibaanadan asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa shalay soo saartay, qodob sharci ah oo ay ku dooneyso in Aqalka koongareeska cuna-qabateyn adag ku saaro Dhaxal-suge Maxamed Bin Salman. [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-03T09:26:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/0.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"769\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"513\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/\",\"name\":\"Ilhan Cumar oo dooneysa in laciqaabo Maxamed Bin Salmaan - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/0.png\",\"datePublished\":\"2021-03-03T09:26:14+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/0.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/0.png\",\"width\":769,\"height\":513},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ilhan Cumar oo dooneysa in laciqaabo Maxamed Bin Salmaan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ilhan Cumar oo dooneysa in laciqaabo Maxamed Bin Salmaan - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Ilhan Cumar oo dooneysa in laciqaabo Maxamed Bin Salmaan - Wardoon","og_description":"Ilhan Cumar oo ka mid ah mudanayaasha Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa bilawday olole balaaran ay ku dooneyso in lagu ciqaabo Dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudiga Maxamed Bin Salmaan. Xildhibaanadan asal ahaan kasoo jeeda Soomaaliya ayaa shalay soo saartay, qodob sharci ah oo ay ku dooneyso in Aqalka koongareeska cuna-qabateyn adag ku saaro Dhaxal-suge Maxamed Bin Salman. [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-03T09:26:14+00:00","og_image":[{"width":769,"height":513,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/0.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/","name":"Ilhan Cumar oo dooneysa in laciqaabo Maxamed Bin Salmaan - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/0.png","datePublished":"2021-03-03T09:26:14+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/0.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/0.png","width":769,"height":513},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/ilhan-cumar-oo-dooneysa-in-laciqaabo-maxamed-bin-salmaan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ilhan Cumar oo dooneysa in laciqaabo Maxamed Bin Salmaan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157244"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157244"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157244\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157246,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157244\/revisions\/157246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157245"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157244"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157244"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157244"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}