{"id":157322,"date":"2021-03-05T12:14:28","date_gmt":"2021-03-05T09:14:28","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157322"},"modified":"2021-03-05T12:14:28","modified_gmt":"2021-03-05T09:14:28","slug":"midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/","title":{"rendered":"Midowga Musharaxiinta oo shaaciyay qodobadii ay hor dhigeen Rooble"},"content":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha xisbiga wadajir C\/raxmaan C\/Shakuur Warsame ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook kusoo qoray afar qodob oo ay hor dhigeen ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda xil heynta Maxamed Xuseen Rooble, kuwaas oo sababay in shirka aysan wax natiijo ah kasoo bixin.<\/p>\n<p>Shirkii wajiga saddexaad oo ay isku arkeen midowga musharaxiinta iyo Rooble ayaa xalay natiijo la\u2019aan ku dhamaaday kadib saacado la is hor fadhiyay, waxaana lasoo bandhigay afarta qodob ee la hor dhigay Rooble.<\/p>\n<p>Qodobada la hordhigay Rooble waxaa ka mid ah:<\/p>\n<p>1- In madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday uu qoro dikreeto uu ku cadaynayo in masuuliyadaha iyo go\u2019aanada amniga iyo doorashooyinka uu faraha kala baxo.<\/p>\n<p>2- Si loogu kalsoonaado amaanka dalka iyo kan doorashooyinka in ciidanka laga saaro siyaasada, lana bedelo ama ugu yaraan shaqada laga joojiyo taliyayaasha ciidanka ee qaybta ka ahaa weerarkii 19 Febraayo, kuwa cusubna laga saxiixo in ay siyaasada faraha kala baxaan.<\/p>\n<p>3- In la furo masaaxada siyaasada oo aan cidna idan looga qaadan kulamada, dibadbaxyada, abaabulka kale ee ololaha doorashooyinka, warbaahinta qarankana loo sinnaado.<\/p>\n<p>4-In la cadeeyo ka qaybgalka Midowga ee wadahalada doorashooyinka.<\/p>\n<p>Afartaan qodob ayey hor dhigeen ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda xil heynta Maxamed Xuseen Rooble, waxeyna ka dalbadeen inuu shacabka Soomaaliyeed u cadeeyo doorka uu qaadan karo iyo wuxuu ka fulin karo shuruudahaan.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/LDfUDUJnZNk\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha xisbiga wadajir C\/raxmaan C\/Shakuur Warsame ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook kusoo qoray afar qodob oo ay hor dhigeen ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda xil heynta Maxamed Xuseen Rooble, kuwaas oo sababay in shirka aysan wax natiijo ah kasoo bixin. Shirkii wajiga saddexaad oo ay isku arkeen midowga musharaxiinta iyo Rooble ayaa xalay natiijo la\u2019aan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157323,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157322","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Musharaxiinta oo shaaciyay qodobadii ay hor dhigeen Rooble - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Musharaxiinta oo shaaciyay qodobadii ay hor dhigeen Rooble - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hogaamiyaha xisbiga wadajir C\/raxmaan C\/Shakuur Warsame ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook kusoo qoray afar qodob oo ay hor dhigeen ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda xil heynta Maxamed Xuseen Rooble, kuwaas oo sababay in shirka aysan wax natiijo ah kasoo bixin. Shirkii wajiga saddexaad oo ay isku arkeen midowga musharaxiinta iyo Rooble ayaa xalay natiijo la\u2019aan [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-05T09:14:28+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-5.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"638\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"511\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/\",\"name\":\"Midowga Musharaxiinta oo shaaciyay qodobadii ay hor dhigeen Rooble - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-5.png\",\"datePublished\":\"2021-03-05T09:14:28+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-5.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-5.png\",\"width\":638,\"height\":511},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Musharaxiinta oo shaaciyay qodobadii ay hor dhigeen Rooble\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Musharaxiinta oo shaaciyay qodobadii ay hor dhigeen Rooble - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Musharaxiinta oo shaaciyay qodobadii ay hor dhigeen Rooble - Wardoon","og_description":"Hogaamiyaha xisbiga wadajir C\/raxmaan C\/Shakuur Warsame ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook kusoo qoray afar qodob oo ay hor dhigeen ra\u2019iisul wasaaraha xukuumadda xil heynta Maxamed Xuseen Rooble, kuwaas oo sababay in shirka aysan wax natiijo ah kasoo bixin. Shirkii wajiga saddexaad oo ay isku arkeen midowga musharaxiinta iyo Rooble ayaa xalay natiijo la\u2019aan [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-05T09:14:28+00:00","og_image":[{"width":638,"height":511,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-5.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/","name":"Midowga Musharaxiinta oo shaaciyay qodobadii ay hor dhigeen Rooble - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-5.png","datePublished":"2021-03-05T09:14:28+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-5.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-5.png","width":638,"height":511},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-shaaciyay-qodobadii-ay-hor-dhigeen-rooble\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Musharaxiinta oo shaaciyay qodobadii ay hor dhigeen Rooble"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157322"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157322"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157322\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157324,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157322\/revisions\/157324"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157323"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157322"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157322"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157322"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}