{"id":157331,"date":"2021-03-05T13:25:08","date_gmt":"2021-03-05T10:25:08","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157331"},"modified":"2021-03-05T13:25:08","modified_gmt":"2021-03-05T10:25:08","slug":"daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/","title":{"rendered":"DAAWO-Puntland oo ka hadashay weerarkii xabsiga Boosaaso"},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar habeenimadii xalay lagu qaaday xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso, xilli saq dhexe ah kaasi oo sababay dagaal dhexmaray ciidanka ammaanka iyo malayshiyaad hubaysan.<\/p>\n<p>Waxaa la xaqiijiyey in weerarku ku bilowday qaraxyo lala beegsaday albaabka laga galo xabsiga, waxaana intaasi ka dib dagaal toos ah uu dhexmaray ciidanka ilaalada xabsiga iyo sidoo kale kooxdii weerarka soo qaaday.<\/p>\n<p>Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Bari Gaashaanle sare Xuseen Cali Maxamuud, oo shir jaraa\u2019id ku qabtay gudaha xabsiga weyn ee Boosaaso, ayaa sheegay in dableydii xalay soo weerartay xabsiga ay Ciidamadu cagta mariyeen, islamarkaana ay carareen sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Gaashaanle sare Xuseen Cali Maxamuud, waxaa kale oo uu sheegay in laamaha Amniga Gobolka Bari ay ku guulaysteen soo af-jaridda hawlgalka, balse ay jiraan dad xabsiga ka baxsaday, kuwaas oo qaarkood dib loo soo qabtay.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, war kasoo baxay Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in \u201chowlgal guuleystay\u201d uu ka dhacay xabsiga islamarkaana ay kusoo daayeen dad ka badan 400 oo qof, sida ay sheegeen, waxaana ay sheegeen in dadka la sii daayey ay kujiraan xubno katirsan argagixsada Alshabaab.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/HMgcsVxjdmc\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar habeenimadii xalay lagu qaaday xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso, xilli saq dhexe ah kaasi oo sababay dagaal dhexmaray ciidanka ammaanka iyo malayshiyaad hubaysan. Waxaa la xaqiijiyey in weerarku ku bilowday qaraxyo lala beegsaday albaabka laga galo xabsiga, waxaana intaasi ka dib dagaal toos ah uu dhexmaray ciidanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157332,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157331","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO-Puntland oo ka hadashay weerarkii xabsiga Boosaaso - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO-Puntland oo ka hadashay weerarkii xabsiga Boosaaso - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar habeenimadii xalay lagu qaaday xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso, xilli saq dhexe ah kaasi oo sababay dagaal dhexmaray ciidanka ammaanka iyo malayshiyaad hubaysan. Waxaa la xaqiijiyey in weerarku ku bilowday qaraxyo lala beegsaday albaabka laga galo xabsiga, waxaana intaasi ka dib dagaal toos ah uu dhexmaray ciidanka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-05T10:25:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-7.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"682\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"507\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/\",\"name\":\"DAAWO-Puntland oo ka hadashay weerarkii xabsiga Boosaaso - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-7.png\",\"datePublished\":\"2021-03-05T10:25:08+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-7.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-7.png\",\"width\":682,\"height\":507},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO-Puntland oo ka hadashay weerarkii xabsiga Boosaaso\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO-Puntland oo ka hadashay weerarkii xabsiga Boosaaso - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO-Puntland oo ka hadashay weerarkii xabsiga Boosaaso - Wardoon","og_description":"Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar habeenimadii xalay lagu qaaday xabsiga weyn ee magaalada Boosaaso, xilli saq dhexe ah kaasi oo sababay dagaal dhexmaray ciidanka ammaanka iyo malayshiyaad hubaysan. Waxaa la xaqiijiyey in weerarku ku bilowday qaraxyo lala beegsaday albaabka laga galo xabsiga, waxaana intaasi ka dib dagaal toos ah uu dhexmaray ciidanka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-05T10:25:08+00:00","og_image":[{"width":682,"height":507,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-7.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/","name":"DAAWO-Puntland oo ka hadashay weerarkii xabsiga Boosaaso - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-7.png","datePublished":"2021-03-05T10:25:08+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-7.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-7.png","width":682,"height":507},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-puntland-oo-ka-hadashay-weerarkii-xabsiga-boosaaso\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO-Puntland oo ka hadashay weerarkii xabsiga Boosaaso"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157331"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157331"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157331\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157333,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157331\/revisions\/157333"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157332"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157331"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157331"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157331"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}