{"id":157404,"date":"2021-03-07T12:48:06","date_gmt":"2021-03-07T09:48:06","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157404"},"modified":"2021-03-07T12:49:15","modified_gmt":"2021-03-07T09:49:15","slug":"midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/","title":{"rendered":"Midowga Musharaxiinta oo weli calaacal wada"},"content":{"rendered":"<p>Waxaa habeenkii jimcaha soo galeysay fashil kusoo dhamaaday wadahadaladii u dhaxeeyay Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharaxiinta.<\/p>\n<p>Fashilka wadahadalka ku yimid ayaana labada dhinac midbo midka kale ku eedeeyay, waxaana fashilkaasi sababay in uu baaqdo banaan bax Midowga Musharaxiinta qorsheeyeen in maalinta sabtida ahaa ka dhaco Muqdisho.<\/p>\n<p>Afhayeenka Golaha Midowga Musharixiinta Daahir Maxamuud Geelle ayaa ku baaqay in laga shaqeeyo sidii ay usii socon lahaayeen wadahadaladii u dhaxeeyay Xukuumada Rooble iyo golaha Midowga Musharaxiinta.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay Musharax Daahir Geelle in muhiim tahay in miiska dushiisa lagu wada hadlo, waxa uuna tilmaamay in arrinta Soomaaliya ay tahay mid miis ku dhamaato oo aan fagaara kale lagu xallin karin.<\/p>\n<p>\u201cAnnaga oo ka duuleyna mabda\u2019eenna ah in arrinta Soomaaliya ay tahay miis ku dhamaato oo aan fagaara kale lagu xallin karin, waxaan soo jeedinaynaa in ay sii socdaan wadahadalladi Ra\u2019iisalwasaare Mohamed Hussein Roble iyo Midowga Murashaxiinta, si arrimaha murugsan ee Soomaaliya xal waara looga gaaro ayuu yiri\u201d Musharax Daahir Geelle.<\/p>\n<p>Baaqan kasoo yeeray Daahir Geelle ee ku aadan in wadahadalada Xukuumada sii socdaan ayaan la ogeyn in ay la qabaan musharaxiinta kale , sidoo kale Xukuumada ayaana dhankeeda ka hadlin rajada laga qabo in wadahadalka sii socdo.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157411\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-12.png\" alt=\"\" width=\"597\" height=\"345\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-12.png 597w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Capture-12-300x173.png 300w\" sizes=\"(max-width: 597px) 100vw, 597px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa habeenkii jimcaha soo galeysay fashil kusoo dhamaaday wadahadaladii u dhaxeeyay Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharaxiinta. Fashilka wadahadalka ku yimid ayaana labada dhinac midbo midka kale ku eedeeyay, waxaana fashilkaasi sababay in uu baaqdo banaan bax Midowga Musharaxiinta qorsheeyeen in maalinta sabtida ahaa ka dhaco Muqdisho. Afhayeenka Golaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157412,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157404","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Midowga Musharaxiinta oo weli calaacal wada - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Midowga Musharaxiinta oo weli calaacal wada - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Waxaa habeenkii jimcaha soo galeysay fashil kusoo dhamaaday wadahadaladii u dhaxeeyay Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharaxiinta. Fashilka wadahadalka ku yimid ayaana labada dhinac midbo midka kale ku eedeeyay, waxaana fashilkaasi sababay in uu baaqdo banaan bax Midowga Musharaxiinta qorsheeyeen in maalinta sabtida ahaa ka dhaco Muqdisho. Afhayeenka Golaha [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-07T09:48:06+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-03-07T09:49:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Daahir-Maxamuud-Geelle.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"288\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/\",\"name\":\"Midowga Musharaxiinta oo weli calaacal wada - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Daahir-Maxamuud-Geelle.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-07T09:48:06+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-07T09:49:15+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Daahir-Maxamuud-Geelle.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Daahir-Maxamuud-Geelle.jpg\",\"width\":512,\"height\":288},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Midowga Musharaxiinta oo weli calaacal wada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Midowga Musharaxiinta oo weli calaacal wada - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Midowga Musharaxiinta oo weli calaacal wada - Wardoon","og_description":"Waxaa habeenkii jimcaha soo galeysay fashil kusoo dhamaaday wadahadaladii u dhaxeeyay Ra\u2019isul Wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Golaha Midowga Musharaxiinta. Fashilka wadahadalka ku yimid ayaana labada dhinac midbo midka kale ku eedeeyay, waxaana fashilkaasi sababay in uu baaqdo banaan bax Midowga Musharaxiinta qorsheeyeen in maalinta sabtida ahaa ka dhaco Muqdisho. Afhayeenka Golaha [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-07T09:48:06+00:00","article_modified_time":"2021-03-07T09:49:15+00:00","og_image":[{"width":512,"height":288,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Daahir-Maxamuud-Geelle.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/","name":"Midowga Musharaxiinta oo weli calaacal wada - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Daahir-Maxamuud-Geelle.jpg","datePublished":"2021-03-07T09:48:06+00:00","dateModified":"2021-03-07T09:49:15+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Daahir-Maxamuud-Geelle.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Daahir-Maxamuud-Geelle.jpg","width":512,"height":288},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/midowga-musharaxiinta-oo-weli-calaacal-wada\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Midowga Musharaxiinta oo weli calaacal wada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157404"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157404"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157404\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157414,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157404\/revisions\/157414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157412"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157404"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157404"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157404"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}