{"id":157584,"date":"2021-03-10T22:21:03","date_gmt":"2021-03-10T19:21:03","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157584"},"modified":"2021-03-10T22:25:53","modified_gmt":"2021-03-10T19:25:53","slug":"daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/","title":{"rendered":"DAAWO:-Ganaax lagu soo rogay dadka aan qaadanin Af-xirka"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157585\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Filish-2.jpg\" alt=\"\" width=\"768\" height=\"512\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Filish-2.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Filish-2-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Filish-2-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Filish-2-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 768px) 100vw, 768px\" \/><\/p>\n<p>Mamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray go\u2019aano la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus ee dalka ku soo laba kacleeyay, kuwaasoo ku socda shacabka ku nool Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Kulan ay isugu yimaadeen guddoonka sarre ee Maamulka gobolka Banaadir oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa looga hadlay xaaladihii u dambeeyay cudurka Coronavirus.<\/p>\n<p>Afhayeen maamulka Gobolka Banaadir Saalax Xassan Cumar oo kulanka ka dib warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in cidii aan xiran Af-xirka (Mask) in laga qaadi doono ganaax lacageed.<\/p>\n<p>\u201cDadka dhaqan gobolka Banaadir markasta oo ay ka soo baxayaan gurigooda waa iney xirtaan Af-xirka, ruuxii aan xiran waxaa la ganaaxayaa ganaax lacageed oo dhan 5 Dollar, waxaana looga qaadayaa goobta lagu qabtay, hadduu diidana saldhiga u dhow\u201d ayuu yiri afhayeenka<\/p>\n<p>Isagoo sii hadlaya ayuu yiri \u201cGoobaha ganacsiga iyo mehradaha la isugu yimaado cid kasta oo soo gasha af xirasho la\u2019aan, waxaa la ganaaxayaa ruuxa leh mehradaasi, waxaana qofkiiba lagu ganaaxayaa lacag dhan 50 Dollar\u201d ayuu yiri afhayeenka.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/ChunBxglTco\" width=\"1111\" height=\"625\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray go\u2019aano la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus ee dalka ku soo laba kacleeyay, kuwaasoo ku socda shacabka ku nool Magaalada Muqdisho. Kulan ay isugu yimaadeen guddoonka sarre ee Maamulka gobolka Banaadir oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa looga hadlay xaaladihii u dambeeyay cudurka Coronavirus. Afhayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157585,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157584","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>DAAWO:-Ganaax lagu soo rogay dadka aan qaadanin Af-xirka - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"DAAWO:-Ganaax lagu soo rogay dadka aan qaadanin Af-xirka - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray go\u2019aano la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus ee dalka ku soo laba kacleeyay, kuwaasoo ku socda shacabka ku nool Magaalada Muqdisho. Kulan ay isugu yimaadeen guddoonka sarre ee Maamulka gobolka Banaadir oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa looga hadlay xaaladihii u dambeeyay cudurka Coronavirus. Afhayeen [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-10T19:21:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-03-10T19:25:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Filish-2.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"768\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/\",\"name\":\"DAAWO:-Ganaax lagu soo rogay dadka aan qaadanin Af-xirka - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Filish-2.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-10T19:21:03+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-10T19:25:53+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Filish-2.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Filish-2.jpg\",\"width\":768,\"height\":512},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"DAAWO:-Ganaax lagu soo rogay dadka aan qaadanin Af-xirka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"DAAWO:-Ganaax lagu soo rogay dadka aan qaadanin Af-xirka - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"DAAWO:-Ganaax lagu soo rogay dadka aan qaadanin Af-xirka - Wardoon","og_description":"Mamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta soo saaray go\u2019aano la xiriira ka hortagga faafida cudurka Coronavirus ee dalka ku soo laba kacleeyay, kuwaasoo ku socda shacabka ku nool Magaalada Muqdisho. Kulan ay isugu yimaadeen guddoonka sarre ee Maamulka gobolka Banaadir oo uu shir guddoominayay guddoomiyaha gobolka Banaadir ayaa looga hadlay xaaladihii u dambeeyay cudurka Coronavirus. Afhayeen [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-10T19:21:03+00:00","article_modified_time":"2021-03-10T19:25:53+00:00","og_image":[{"width":768,"height":512,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Filish-2.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/","name":"DAAWO:-Ganaax lagu soo rogay dadka aan qaadanin Af-xirka - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Filish-2.jpg","datePublished":"2021-03-10T19:21:03+00:00","dateModified":"2021-03-10T19:25:53+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Filish-2.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Filish-2.jpg","width":768,"height":512},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/daawo-ganaax-ku-soo-rogay-dadka-aan-qaadanin-af-xirka\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"DAAWO:-Ganaax lagu soo rogay dadka aan qaadanin Af-xirka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157584"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157584"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157584\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157589,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157584\/revisions\/157589"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157585"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157584"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157584"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157584"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}