{"id":157825,"date":"2021-03-15T20:49:37","date_gmt":"2021-03-15T17:49:37","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157825"},"modified":"2021-03-15T20:49:37","modified_gmt":"2021-03-15T17:49:37","slug":"al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/","title":{"rendered":"Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay degmada Mahadaay"},"content":{"rendered":"<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-157826\" src=\"http:\/\/wardoon.net\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-scaled.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-scaled.jpg 2560w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-300x200.jpg 300w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-768x512.jpg 768w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-696x464.jpg 696w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-630x420.jpg 630w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/p>\n<p>Xoogaga Al-Shabaab ayaa dagaal kula wareegay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada Dhexe oo qiyaastii 23-KM u jirta magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya.<\/p>\n<p>Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa galabta casar gaabadkii dhowr jiho ka soo weeraray Mahadaay, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo dhex maray Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda Soomaaliya ee degmadaas ku sugnaa<\/p>\n<p>Wararkii u dambeeyey ee aan ka heleyno Mahadaay waxay sheegayaan in ciidamada dowladda magaalada laga saaray ayna isku uruursanayaan saldhigga ciidamada AMISOM ku leeyihiin Warshaddii hore ee hubka oo ku taalla duleedka degmada Mahadaay.<\/p>\n<p>Khasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa la soo sheegayaa inuu ka dhashay dagaalkaas, inkastoo aan tirakoob sax ah laga heynin.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoogaga Al-Shabaab ayaa dagaal kula wareegay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada Dhexe oo qiyaastii 23-KM u jirta magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa galabta casar gaabadkii dhowr jiho ka soo weeraray Mahadaay, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo dhex maray Al-Shabaab [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157826,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157825","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay degmada Mahadaay - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay degmada Mahadaay - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xoogaga Al-Shabaab ayaa dagaal kula wareegay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada Dhexe oo qiyaastii 23-KM u jirta magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa galabta casar gaabadkii dhowr jiho ka soo weeraray Mahadaay, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo dhex maray Al-Shabaab [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-15T17:49:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/\",\"name\":\"Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay degmada Mahadaay - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2021-03-15T17:49:37+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay degmada Mahadaay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay degmada Mahadaay - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay degmada Mahadaay - Wardoon","og_description":"Xoogaga Al-Shabaab ayaa dagaal kula wareegay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellada Dhexe oo qiyaastii 23-KM u jirta magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle sida ay sheegayaan wararka halkaas naga soo gaaraya. Dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab ayaa galabta casar gaabadkii dhowr jiho ka soo weeraray Mahadaay, waxaana halkaas ka dhacay dagaal culus oo dhex maray Al-Shabaab [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-15T17:49:37+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/","name":"Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay degmada Mahadaay - Wardoon","isPartOf":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-scaled.jpg","datePublished":"2021-03-15T17:49:37+00:00","author":{"@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/al-shabab-somalia-scaled.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/al-shabaab-oo-dagaal-kula-wareegay-degmada-mahadaay\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"http:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay degmada Mahadaay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"http:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"http:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"http:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157825"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157825"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157825\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157827,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157825\/revisions\/157827"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157826"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157825"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157825"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157825"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}