{"id":157853,"date":"2021-03-16T12:31:29","date_gmt":"2021-03-16T09:31:29","guid":{"rendered":"http:\/\/wardoon.net\/?p=157853"},"modified":"2021-03-16T12:41:23","modified_gmt":"2021-03-16T09:41:23","slug":"madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/","title":{"rendered":"Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo saraakiil ciidan oo Laga Helay COVID-19"},"content":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa waxaa lagu soo warramayaa in saakay laga helay Cudurka halista ah ee COVID-19, kadib baaritaano kala duwan oo lagu sameeyay, laguna ogaaday inay qabaan Cudurka.<\/p>\n<p>Taliyaha Qaybta Asluubta Gobolka Togdheer Gaashaanle sare Jaamac baadi, Gudoomiyiha Komishanka Gobolkaas Farxaan Somaliland iyo Maayirkii hore degmada Burco Xildhibaan Dhegolaab ayaa dhamaantood laga helay Xanuunka COVID-19.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiintaan ayaa saakay lagu sameeyay baaritaano, iyagoona la geliyay xaalada karantiil ah, is aysan u sii faafin Cudurka, waxaana Taliyaha Qaybta Asluubta Gobolka Togdheer Gaashaanle sare Jaamac baadi oo hadlay uu sheegay in xanuun uu isku arkay.<\/p>\n<p>Xalay ayey aheyd markii Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil Seylici laga helay Cudurka halista ah ee COVID-19 oo mar labaad kusoo laba kacleeyay deegaanada Somaliland iyo guud ahaan dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cudurka COVID-19 oo dunida dhibaato ba\u2019an ku haya ayaa maalmahana dambe ku soo laba kacleeyay qaar ka mid ah degaannada Soomaalida, waxaana la sheegayaa in dadka shacabka ah aaney intooda badan raacin tallooyinka Caafimaad ee loo jeedinayo.<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/59WsRU6qJr8\" width=\"720\" height=\"405\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa waxaa lagu soo warramayaa in saakay laga helay Cudurka halista ah ee COVID-19, kadib baaritaano kala duwan oo lagu sameeyay, laguna ogaaday inay qabaan Cudurka. Taliyaha Qaybta Asluubta Gobolka Togdheer Gaashaanle sare Jaamac baadi, Gudoomiyiha Komishanka Gobolkaas Farxaan Somaliland iyo Maayirkii hore degmada Burco Xildhibaan Dhegolaab ayaa dhamaantood laga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":157854,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"rop_custom_images_group":[],"rop_custom_messages_group":[],"rop_publish_now":"initial","rop_publish_now_accounts":{"facebook_10221280388112155_325455220908133":""},"rop_publish_now_history":[],"rop_publish_now_status":"pending","footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-157853","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-somali-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v25.6 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo saraakiil ciidan oo Laga Helay COVID-19 - Wardoon<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo saraakiil ciidan oo Laga Helay COVID-19 - Wardoon\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa waxaa lagu soo warramayaa in saakay laga helay Cudurka halista ah ee COVID-19, kadib baaritaano kala duwan oo lagu sameeyay, laguna ogaaday inay qabaan Cudurka. Taliyaha Qaybta Asluubta Gobolka Togdheer Gaashaanle sare Jaamac baadi, Gudoomiyiha Komishanka Gobolkaas Farxaan Somaliland iyo Maayirkii hore degmada Burco Xildhibaan Dhegolaab ayaa dhamaantood laga [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wardoon\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2021-03-16T09:31:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2021-03-16T09:41:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg-750x430-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"750\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"430\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"admin\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"admin\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/\",\"name\":\"Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo saraakiil ciidan oo Laga Helay COVID-19 - Wardoon\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg-750x430-1.png\",\"datePublished\":\"2021-03-16T09:31:29+00:00\",\"dateModified\":\"2021-03-16T09:41:23+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg-750x430-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg-750x430-1.png\",\"width\":750,\"height\":430},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo saraakiil ciidan oo Laga Helay COVID-19\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/\",\"name\":\"Wardoon\",\"description\":\"News Media\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28\",\"name\":\"admin\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"admin\"},\"url\":\"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo saraakiil ciidan oo Laga Helay COVID-19 - Wardoon","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo saraakiil ciidan oo Laga Helay COVID-19 - Wardoon","og_description":"Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Maamulka Somaliland ayaa waxaa lagu soo warramayaa in saakay laga helay Cudurka halista ah ee COVID-19, kadib baaritaano kala duwan oo lagu sameeyay, laguna ogaaday inay qabaan Cudurka. Taliyaha Qaybta Asluubta Gobolka Togdheer Gaashaanle sare Jaamac baadi, Gudoomiyiha Komishanka Gobolkaas Farxaan Somaliland iyo Maayirkii hore degmada Burco Xildhibaan Dhegolaab ayaa dhamaantood laga [&hellip;]","og_url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/","og_site_name":"Wardoon","article_published_time":"2021-03-16T09:31:29+00:00","article_modified_time":"2021-03-16T09:41:23+00:00","og_image":[{"width":750,"height":430,"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg-750x430-1.png","type":"image\/png"}],"author":"admin","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"admin","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/","name":"Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo saraakiil ciidan oo Laga Helay COVID-19 - Wardoon","isPartOf":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg-750x430-1.png","datePublished":"2021-03-16T09:31:29+00:00","dateModified":"2021-03-16T09:41:23+00:00","author":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/#primaryimage","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg-750x430-1.png","contentUrl":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/1200px-Flag_of_Somaliland.svg-750x430-1.png","width":750,"height":430},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/madaxwayne-kuxigeenka-somaliland-iyo-saraakiil-ciidan-oo-laga-helay-covid-19\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/wardoon.net\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo saraakiil ciidan oo Laga Helay COVID-19"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#website","url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/","name":"Wardoon","description":"News Media","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/wardoon.net\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/f8b1d5296096e3c329f5b915ba044a28","name":"admin","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/wardoon.net\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/23bb9e404592c76192c930b0cfbf0010?s=96&d=mm&r=g","caption":"admin"},"url":"https:\/\/wardoon.net\/so\/author\/admin\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157853"}],"collection":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=157853"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157853\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":157860,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/157853\/revisions\/157860"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/157854"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=157853"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=157853"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/wardoon.net\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=157853"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}